Find schools & colleges in Gaalkacyo. Listings include Dugsiga H/Dhexe ee Siinaay-Galkacyo, East Africa University - Galkacyo Campus, Ilays technical collage, Modern University for Science and Technology Galkayo, Puntland State University Galkaio Campus and Guddoonka Waxbarashada Gobolka Mudug. Click on each in the list below the map for more information.
Bogga rasmiga ah ee dugsiga H/Dhexe ee Siinaay-Galkacyo || Official page of Siinaay Primary School Galkayo
Welcome to East Africa University (EAU) Galkacyo. Home of Knowledge & innovation
Ilays technical college: oo ah qaybta Xirfadaha iyo Ilays college : oo ah qaybta diplomada ilays wuxuu bixiya: ✓xirfado ✓ iyo Diploma oo aad hadhow jamacad kaga sii wadan kartid sanadka 3AAD. welcome to ilays college the best college in Galkacyo
Puntland State University Galkaio Campus is a leading institution of higher education situated in Galkaio, mudug region of Puntland State of Somalia.
Halkan waa Page-ka saxdaa se Xafiiska Guddoonka Waxbarashada Gobolka Mudug, kala soco Dhaq dhaqaaqa Hormarinta Waxbarashada Gobolka Mudug
Dalladda Dugsiyada Ramadan waxaa ku midaysan macaahidda kala ah: 1.Ramadan Private School RPS 2. Ramadan College for Adult Education Primary and Secondary. 3. Ramadan International College 4. Ramadan Voactional Training Center.
Garden of Knowledge And Success!
Home Of Knowledge and Creativity
U taagan waxbaridda Ubadka-Soomaliyeed, kuna yaalla magaala madaxda Gobolka Mudug ee GAAALKACYO.
This page is the official page of Haji Ali Bihi Schools in Galkayo.
Tacliin tayaysan & tarbiyayn suuban waa halka aad ugu tagayso Al-Shacab.
macrifa nursery and primary school waa school loogu talo galay arday hoose dhexe in lagu soo dhiso.
Waa bogga rasmiga ah ee dugsiga Yamayska Gaalkacyo.
Ku soo dhawow machadka baxrul-culuum. machadku waxa uu ku yaal magaalada gaalkacyo.
GSU is a leading higher education institution, distinguished in high quality teaching and research, and Somalia’s top research, medical and health science university in Galkacyo Puntland, Somalia.
A centre for learning and quality education.
Asxaabta qaaligaa waxaan boggaan ugu talo galnay in aad kala socotaan wax walboo faa'ido u ah bulshada sida waanada, waxbarashada nooc yadeda iyo xikmada
Asc Dhammaan asxaabta iyo aqyaarta kuxiran pageka Dugsiga H/Dhexe iyo Sare ee Mustaqbal . Dugsiga Mustaqbal wuxuu ku yaalaa degaanka Xaar-xaar ee dagmada Gaalkacyo.
Dadka iyo dalku wuxuu u baahan yihiin daacadnimo iyo xaqsoor
Halkaan waa bogga rasmigaa dugsiga sare ee C/rashiid Cali Sharmaake, waana halka ardayda iyo waalidiintu kala socon karaan xogta dugsiga.
21 sano oo taariikh iyo waayo-aragnimo waxbarineed ah.
kusoo dhawaada gacmo furan iyo Maamul hufan ,halkaan waa boga rasmiga ah ee Kulmiye International School Galkaio 🏫 https://vm.tiktok.com/ZMkqXneTa/