Abdullahi Isse Primary and Secondary School

Abdullahi Isse Primary and Secondary School U taagan waxbaridda Ubadka-Soomaliyeed, kuna yaalla magaala madaxda Gobolka Mudug ee GAAALKACYO.

FASAXA SANAD DUGSIYEEDKA 2025-2026.
20/06/2026

FASAXA SANAD DUGSIYEEDKA 2025-2026.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin udirayaa dhammaan ardeyda fasalka 8aad 2025-2026 oo maantay uu usoo gabangaboobay imtixaank...
17/06/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin udirayaa dhammaan ardeyda fasalka 8aad 2025-2026 oo maantay uu usoo gabangaboobay imtixaanka mideysan ee ay qaadeyso wasaaradda waxbarashada Galmudug kaasoo sinabad ah kusoo dhammaaday maantay oo yaariikhdu tahay 17/06/2026.
waxaan urajeynayaa dhammaan ardeyda Imtixaanka udhammaaday natiijo farxad leh gaar ahaan ardeyda dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Abdullahi Isse.

Maantay oo tariikhdu tahay 7-06-2026 ardeyda Fasalka 12aad (Form Four) ee dugsiga Abdullahi Isse ayaa agab  waxbarasho g...
07/06/2026

Maantay oo tariikhdu tahay 7-06-2026 ardeyda Fasalka 12aad (Form Four) ee dugsiga Abdullahi Isse ayaa agab waxbarasho gaarsiiyey qaar kamid ah dugsiyada lagu barto quraanka kariimka sida:
1.Suubarado
2.Jaamacyo iyo
3.Salliyo

Fasalka 12aad ee dugsiga sare Ee Cabdullaahi Ciise oo ku guda jira maalmihii ugu dambeeyay ee u diyaargarowga imtixaanka...
06/06/2026

Fasalka 12aad ee dugsiga sare Ee Cabdullaahi Ciise oo ku guda jira maalmihii ugu dambeeyay ee u diyaargarowga imtixaanka shahaadiga ah ee sanad-dugsiyeedka 2025/26, ayaa soo jeediyay Taabuurkoodi ugu dambeeyay, iyagoona soo bandhigay waxyaabo farabadan oo kala ah: Dhiirrigelin, Gabayo iyo tartammo gaagaaban oo madadaalo ah.

Ugu dambeyn iskuulku wuxuu u rajeynayaa in ay natiijo qurux badan ka keenaan imtixaanka haduu Eebe raalli ka noqdo.

Mahadsanidiin

Booqashada xukuumada ardayda iyo xiritaanka tartan aqoonedka manshiil ee Abdullahi isse primary school faraciisa 2aad ee...
03/06/2026

Booqashada xukuumada ardayda iyo xiritaanka tartan aqoonedka manshiil ee Abdullahi isse primary school faraciisa 2aad ee Xaafada garsoor.

Maanta oo tariiqdu tahay 03/06/2026 waxaa lagu soo gabagabeyay Abdullahi isse faraciisa 2aad ee xaafada garsoor tartan aqoonedka manshiil oo ay kulankiisa k**a dambaysta ah isagu yimaaden fasalada kala ah 7aad iyo 4aad oo ugu dambayn koobka ay qaaden fasalka 4aad

Sidoo kale waxaa maanta booqasho iyo dhiiro galin ku yimid iskuulka xukuumada ardayda Abdullahi isse oo ugu horeeyo gudoomiye ku xigeenka ardayda Mohamud Abdi Ali iyo aqiyaartisa ay shaqo wadaga yihin iyaga oo ardayda 8aad kula dardaarmay in ay udiyaar garooban imtixanka shahaadiga ee dhawaan lagali doono insha Allah.

Maamulka iskuulka Abdullahi isse primary and secondary school waxa uu hambalyo udiraya ardayda fasalka 4aaad ee ku gulaystay tartan aqoonedka manshiil

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Badiyaaa waa bahdeena

Ogeysiis.Munaasabadda CIIDUL ADXA awgeed waxaan galeenaa fasax gaaban,  Maanta oo ah Isniin  25ka  May ardayda waxay gel...
25/05/2026

Ogeysiis.

Munaasabadda CIIDUL ADXA awgeed waxaan galeenaa fasax gaaban, Maanta oo ah Isniin 25ka May ardayda waxay gelayaan fasax kooban.
Waxaa dib loogu soo noqon doonaa dugsiga Sabti, 30th May Insha,Allaah

CIID WANAAGSAN.

Xogta guud inta uu tartanka socday 9 matches  = 90 goals Cawin 47 Jaale 24 Roose 3GUDOOMIYE ABDI HAKIIN ALI HASAN  ✍️
19/05/2026

Xogta guud inta uu tartanka socday
9 matches = 90 goals
Cawin 47
Jaale 24
Roose 3

GUDOOMIYE
ABDI HAKIIN ALI HASAN ✍️

Ku guuleystayaashii abaalmarinadii tartanka1.Golden Boot Award(Gooldhaliyaha ugu sarreeya) : Diiriye Abdulkadir ( No: 25...
18/05/2026

Ku guuleystayaashii abaalmarinadii tartanka

1.Golden Boot Award(Gooldhaliyaha ugu sarreeya) : Diiriye Abdulkadir ( No: 25 class: F4 ) ⚽️ 14 Goals 🎯3 Assist.
2.Best Player Award (Xidigii ugu fiicnaa): Farah Malin Nur (No: 10 Class: F4) ⚽️7 Goals 🎯 6 Assist.
3.Top Assist Award (Caawintii ugu badneyd): Ahmed Abdinasir (No: 21 Class: F4) ⚽️ 6 Goals 🎯7 Assist.
4.Most Respectfull Award (Xidigii ugu xushmada badnaa): Haji Abshir (No: 9 Class: F1 ) ⚽️ 9 Goals🎯 0 Assist.
5.Best Dribbler (Xirfadlihii ugu fiicnaa): Hussain Abdullahi (No: 6 Class: F2): ⚽️ 9 Goals 🎯 1 Assist.
6.Best Defender (Difaacii ugu fiicnaa) Ali Kaare (No: 10 Class: F2): 🧱 Defence Rate 95%.
7.Best Coach (Toobarihii ugu Fiicnaa):
Yahye Muhidin
(Class: F4): 4 Win 0 Loss.

Dhamaan ciyaartoydaan waxa ay ahaayeen kuwii ku guuleystay abaalmarinta ciyaariyahanka ugu fiican ciyaarta ee Man Of The...
15/05/2026

Dhamaan ciyaartoydaan waxa ay ahaayeen kuwii ku guuleystay abaalmarinta ciyaariyahanka ugu fiican ciyaarta ee Man Of The Match (MOTM)

1.Xaaji Abshir Xasan (1st Match)
2.Diriye Cabdulqaadir (2nd Match)
3.Xasan Cabdi Xayir (3rd Match)
4.Cabdiraxmaan Daahir Warsame (4th Match)
5.Saacid Farxan Jamac (5th Match)
6.Saacid farxaan ali (6th Match)
7.Xuseen Cabdullaahi (7th Match)
8.Faarax Maalin Nuur (8th Match)
9.Xasan Cabdi Xayir (9th Match)

Mahadsanidiin dhamaantiin

“The best players in the tournament.” Ciyaarteyda ugu fiicneed tartanka inta uu socday
15/05/2026

“The best players in the tournament.”

Ciyaarteyda ugu fiicneed tartanka inta uu socday

Address

Cabdullahi Ciise Road
Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdullahi Isse Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Abdullahi Isse Primary and Secondary School:

Shortcuts

Share

Category