Galkacyo International University

Galkacyo International University

Share

Garden of Knowledge And Success! A better learning future starts here.

Photos from Galkacyo International University's post 22/04/2026

Bahda Galkacyo International University waxaan si adag u canbaaraynaynaa Afduubka sharci darada iyo dulmiga ah ee loogaystay Dr. Farah Abdi Mohamed (Dr Farah Xade) oo ka mid ah Macalimiinta ugu muhiimsan ee Kuliyada Caafimaadka Jaamacada, waxaan ugu baaqaynaa dadwaynaha iyo maamulka Gobolka Mudug gaar ahaan magalaada Galkacyo in si wayn loogu istaago siidaynta Dr Farah loogana hortago in la dhibaateeyo dadka indhaha u ah Gobolka. Waxan rajaynayna in Dr. Farah xoriyadiisa Dib u helo asagoo nabad qaba dadkii dhibaateeyayna Sharciga la horkeeno.

Want your school to be the top-listed School/college in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Abdulahi Yusuf Street, Behind Nationlink Telecommunication, Garsoor District
Gaalkacyo

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:01
Tuesday 08:00 - 21:01
Wednesday 08:00 - 21:01
Saturday 08:00 - 21:01
Sunday 08:00 - 21:01