Daha International University Galkaio Puntland Campus

Daha International University Galkaio Puntland Campus Home Of Knowledge and Creativity

21/09/2026

๐Ÿ“ข OGEYSIIS MUHIIM AH

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan bulshada jecel waxbarashada ee ku nool Gobolka Mudug, gaar ahaan Degmada Galkacyo, in Jaamacadda Daha International University (DIU), Faraca Puntland โ€“ Galkacyo Campus, ay bixineyso fursado waxbarasho oo kala duwan, iyadoo ardayda la siinayo 50% (Half Scholarship).

Kulliyadaha la heli karo:

1. Kulliyadda Caafimaadka

Department of Public Health

Department of Nutrition

Department of Nursing

2. Kulliyadda Education

Department of Physics and Mathematics

Department of Biology and Chemistry

Department of Geography and History

Fursaddan waxay u gaar tahay ardayda doonaysa inay sii wataan waxbarashadooda jaamacadeed, iyadoo la siinayo 50% deeq waxbarasho (Half Scholarship).

Daaha International University Galkacyo putland Somalia.

Daha  international university (DIU).Galkaio campus puntland somalia
09/09/2026

Daha international university (DIU).

Galkaio campus puntland somalia

Daha international university (DIU).Galkaio campus punland somalia.Half schlorship  faculty education. 1) Department  Ma...
07/09/2026

Daha international university (DIU).

Galkaio campus punland somalia.

Half schlorship faculty
education.
1) Department Math's/ Physics. 2) Bio/ chemistry. 3) Goe/History.

Daha International University  .Galkaio campus puntland somalia.Faculty of Arts and social science Kulliyaddu waa: habee...
04/09/2026

Daha International University .

Galkaio campus puntland somalia.

Faculty of Arts and social science

Kulliyaddu waa: habeenkii haddii alle idmo.

Faculty of Arts and social science.
1) Department of puplic Administration.
2)Department of International relationship and diplomancy.

Waxay ogaysiinaysaa dhammaan arday ka baxday Dugsiyada sare sannad dugsiyeed 2026/2027 iyo Ardaydii aan heli in ay ka faa'iidaysataan waxbarashad sare.

Daha International University  .Galkaio campus puntland somalia.Faculty of Social and Management. 1) Department Business...
03/09/2026

Daha International University .

Galkaio campus puntland somalia.

Faculty of Social and Management.
1) Department Businesses administration.
2)Department of accounting and finance.
3) Department of human resource management.

Waxay ogaysiinaysaa dhammaan arday ka baxday Dugsiyada sare sannad dugsiyeed 2026/2027 iyo Ardaydii aan heli in ay ka faa'iidaysataan fursada heerka sare ee waxbarashad in ay jaamacaddu u diyaarisay wakhti munaab ah in ay waxbartaan gaar ahaan dadka shaqeeyaha maalintii in ay jaamacadu u hayso fursad habeenkii ah.

Daha International University โ€“ Faraca Galkayo, Puntland, Soomaaliya.Waxaa dhammaan lagu wargalinyaa daneeyaasha kulliya...
02/09/2026

Daha International University โ€“ Faraca Galkayo, Puntland, Soomaaliya.

Waxaa dhammaan lagu wargalinyaa daneeyaasha kulliyadda waxbarashad (Education), ay in furantahya isdiiwaangalinta Ardayda cusub fadal bari ka faa'iidayso fursada waxbarasho ee jaamacadda Daha international university.

Daha International  University.GALKAIO CAMPUS PUNTLAND SOMALIA.OGAYSIIN MUHIIM AH.          Ma rabtaa in aad noqoto qof ...
01/09/2026

Daha International University.

GALKAIO CAMPUS PUNTLAND SOMALIA.

OGAYSIIN MUHIIM AH.
Ma rabtaa in aad noqoto qof abuurah barnaamijiyada (Apps), ama shabakadah (websites), ama ilaaliyah amniga xogta ( cybersecurity) .Jaamacadda Daha waxaa ka furan isdiiwaan galinta kulliyadda computer science.

Daha  international university (DIU).Galkaio campus puntland somalia.
27/08/2026

Daha international university (DIU).

Galkaio campus puntland somalia.

๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ๐—ž๐—” ๐——๐—œ๐—œ๐—ช๐—”๐—”๐—ก๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—”๐—ฅ๐——๐—”๐—ฌ๐——๐—” ๐—–๐—จ๐—ฆ๐—จ๐—•๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ Daha  international university(DIU) ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ผ waxay dhammaan ardayda d...
24/08/2026

๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ๐—ž๐—” ๐——๐—œ๐—œ๐—ช๐—”๐—”๐—ก๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—”๐—ฅ๐——๐—”๐—ฌ๐——๐—” ๐—–๐—จ๐—ฆ๐—จ๐—•

๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ Daha international university(DIU) ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ผ waxay dhammaan ardayda dhammaystay waxbarashada dugsiga sare ku wargelinaysaa in la furay diiwaangelinta ardayda cusub ee ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฑ-๐—ฑ๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒโ€“๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿณ.

Wixii faahfaahin kala xariir numbarada hoos ku qoran.

+252907758212 ama 0907657201.

Address

Main Road
Gaalkacyo
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daha International University Galkaio Puntland Campus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Daha International University Galkaio Puntland Campus:

Shortcuts

Share