05/09/2026
๐๐จ๐ฅ๐๐ง๐๐๐ก๐๐ ๐ฆ๐๐ก๐๐-๐๐จ๐๐ฆ๐๐ฌ๐๐๐๐๐ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒโ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ณ
๐ฆ๐ฎ๐ฏ๐๐ถ, ๐ฌ๐ฑ-๐ฌ๐ต-๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ, waxaa si rasmi ah u furmay ๐ฆ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฑ-๐๐๐ด๐๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒโ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ณ ee Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Mustaqbal.
Maamulka Dugsiga Mustaqbal ayaa ardayda la wadaagay habraaca, qorshaha iyo hannaanka waxbarasho ee Sanad-Dugsiyeedka cusub, iyagoo kula dardaarmay ardayda in ay xoojiyaan dadaalkooda, anshaxooda iyo Ilaalinta Agabkooda waxbarasho, si ay u gaaraan yoolalkooda waxbarasho.
Maamulka dugsigu wuxuu dhammaan ardayda u rajaynayaa Sanad-Dugsiyeedkan Cusub guul, horumar, dadaal iyo waxqabad wanaagsan.
๐ฌ๐ผ๐ผ๐น๐ธ๐ฒ๐ฒ๐ป๐ ๐ช๐ฎ๐ฎ ๐ ๐๐๐๐ฎ๐พ๐ฏ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ
๐ ๐๐๐๐ฎ๐พ๐ฏ๐ฎ๐น ๐ช๐ฎ๐ฎ ๐๐๐ฟ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ ๐๐๐๐ฎ๐พ๐ฏ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ!
๐ช๐ฎ๐
๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ผ โข ๐๐ป๐๐ต๐ฎ๐
โข ๐ ๐๐๐๐ฎ๐พ๐ฏ๐ฎ๐น
๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐