18/02/2026
الحمد لله الذي بلَّغنا غُرَّة شهر رمضان، شهر الرحمة والمغفرة والرضوان، وجعل فيه نفحاتٍ إيمانية تُحيي القلوب وتُزكِّي النفوس. والصلاة والسلام على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم، خير من صام وقام.
يسرّنا مع إشراقة هذا الشهر الكريم أن نتقدّم بأصدق التهاني وأطيب التبريكات بحلول غُرَّة رمضان المبارك، سائلين الله تعالى أن يجعله شهر خيرٍ وبركة، وأن يعيننا فيه على الصيام والقيام وتلاوة القرآن، وأن يتقبّل منا صالح الأعمال.
رمضان فرصة للتوبة الصادقة، وبداية جديدة مع الله، وموسم للتراحم والتكافل بين الناس. فلنغتنم أيامه ولياليه بالطاعة والذكر، ولنستقبلْه بقلوبٍ نقية وعزائم صادقة.
كل عام وأنتم بخير،
ورمضان مبارك.
15/02/2026
OGAYSIIS Ogaysiis Ogaysiis
Waxaan ogaysiinaynaa dadka kunool
dagmada goldogob iyo nawaaxigeeda iyo
dadka halkaan kuxiran InAy yihiin
(( Fasax )) Maal Maha Ramadaanka kadhiman
kitaabtii dhamaan la akhrinji ray bacdal maqrib iyo khamiista
Oo Kala ahaa
(( فتح المعين بشرح قرة العين بمهمات الدين ))
Fatxu al-maciin bisharxi quratil al-cayn bimuhimaati al-diin
(( شرح السلم المنورق العلامة برهان الدين حسن بن درويس القويسني ))
Sharxu Al_Sulam Al_munowraq
ا((لطائف الإشارات على تسهيل الطرقات لنظم الورقات ))
Ladhaa ifu al_ishaaraad calaa tashiili al_dhuruqaad linadmi al_waraqaad
Uuna akhrin jiray shikh maxamuud Macalin muuse ciise
xafidullaah waracaah wajacahul mas
waahu al-janh
Lasoco walaal
30/01/2026
OGAYSIIS Ogaysiis Ogaysiis
Waxaan ogaysiinaynaa dadka kudhaqan
dagmada goldogob iyo nawaaxigeeda iyo
dadka halkaan kuxiran In uuyahay
(( Fasax ))
kitaabkii la akhrinji ray bacdal maqrib
Oo ahaa
فتح المعين بشرح قرة العين بمهمات الدين
caawa oo ah habeen sabtiya
Uu akhrin jiray shikh maxamuud muuse
xafidullaah waracaah
Lasoco walaal