Dugsiga H/Dhexe ee Siinaay-Galkacyo

Dugsiga H/Dhexe ee Siinaay-Galkacyo Bogga rasmiga ah ee dugsiga H/Dhexe ee Siinaay-Galkacyo || Official page of Siinaay Primary School Galkayo

12/09/2026

Daawo Muuqaal;
Yuusuf Abshir Xuseen waxa uu inoo soo jeedinayaa gabaygii "Soomaali baan ahay"

09/09/2026
09/09/2026

Ayaan waxa ay soo jeedinaysaa mowduuc ku saabsan nadaafadda iyo waxtarka ay u leedahay caafimaadka.

Maamulka iyo barayaasha dugsiga Siinaay waxa ay hambalyo iyo duco u dirayaan maamulka cusub ee Dugsiga sare ee Cumar Sam...
01/09/2026

Maamulka iyo barayaasha dugsiga Siinaay waxa ay hambalyo iyo duco u dirayaan maamulka cusub ee Dugsiga sare ee Cumar Samatar Maamule Moh'ed A. Khalaf .
Waxa aanu Alle uga baryeynaa in uu u fududeeyo masuuliyadda loo igmaday kuna asturo.
Dugsiga H/Dhexe ee Siinaay-Galkacyo

Waxaa saaka Dugsiga Siinaay booqasho wacyi gelin ah ku yimid xubno ka socday mu'asasada ALMINHAAJ, iyagoo ardayda dugsig...
01/09/2026

Waxaa saaka Dugsiga Siinaay booqasho wacyi gelin ah ku yimid xubno ka socday mu'asasada ALMINHAAJ, iyagoo ardayda dugsiga u jeediyey kalmado ku saabsanaa Alle ka cabsiga iyo dedaalka waxbarashada.

Mu'asasada Al-Minhaaj ayaa ka shaqaysa fidinta Diinteenna Islaamka iyo wacyi gelinta bulshada.
Dugsiga H/Dhexe ee Siinaay-Galkacyo

πŸ“’ OGEYSIISMaamulka Dugsiga H/Dhexe ee Siinaay wuxuu ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta iyo ardayda in sanad-dugsiyeedka c...
31/07/2026

πŸ“’ OGEYSIIS
Maamulka Dugsiga H/Dhexe ee Siinaay wuxuu ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta iyo ardayda in sanad-dugsiyeedka cusub ee 2026/2027 uu bilaaban doono Isniin, 3-da Agoosto 2026.

Waxaan ogaysiinaynaa dhammaan ardayda inay dugsiga soo xaadiraan waqtiga loo asteeyey si ay waxbarashadooda ugu bilaabaan si habsami leh.

πŸ“ž Nagala soo xiriir: 907790760 | 907750760 | 907759289
πŸ“§ Email: [email protected]

Dugsiga H/Dhexe ee Siinaay
Waxbarasho β€’ Anshax β€’ Horumar

πŸ“’ OGEYSIIS : - DIIWAANGELINTA ARDAYSA S/D 2026 2027Dugsiga Hoose Dhexe ee Siinaay wuxuu ku wargelinayaa waalidiinta iyo ...
24/07/2026

πŸ“’ OGEYSIIS : - DIIWAANGELINTA ARDAYSA S/D 2026 2027

Dugsiga Hoose Dhexe ee Siinaay wuxuu ku wargelinayaa waalidiinta iyo ardayda in isdiiwaangelinta sannad-dugsiyeedka 2026–2027 ay si rasmi ah u bilaabanayso Sabtida, 25-ka Luulyo 2026.

Ku soo biir waxbarasho tayo leh iyo deegaan ku habboon kobcinta aqoonta iyo akhlaaqda.

πŸ“ Goobta: Siinaay
πŸ“ž 907750760 | 907759289

ALLAH AYAA MAHAD OO DHAN ISKA LEHHambalyo! Waxaan si weyn ugu hambalyeynaynaa ardaygeenna Mohamed Omar Adam Hirsi oo ka ...
24/07/2026

ALLAH AYAA MAHAD OO DHAN ISKA LEH

Hambalyo!
Waxaan si weyn ugu hambalyeynaynaa ardaygeenna Mohamed Omar Adam Hirsi oo ka mid noqday ardayda ugu sarreeya, isagoo helay 94.29% (660/700) Imtixaanka Dowladda.

Waxaan kuu rajaynaynaa guulo ka sii waaweyn. Sii wad dadaalkaaga! 🌟
Sidoo kale waxaan u hambalyeynaynaa ardayda kaalmaha kusoo xiga galay ee dedaalay.

Dugsiga H/Dhexe ee Siinaay πŸ’™πŸ“š

Address

QCQG+R3 Galkayo
Gaalkacyo
252

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:20
Tuesday 06:00 - 17:20
Wednesday 06:00 - 17:20
Thursday 06:00 - 15:45
Saturday 06:00 - 17:20
Sunday 06:00 - 17:20

Telephone

+252907790760

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga H/Dhexe ee Siinaay-Galkacyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Dugsiga H/Dhexe ee Siinaay-Galkacyo:

Shortcuts

Share

Category