25/09/2026
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐-๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐
Waxaa ka qabsoontay xarunta dugsiga Doorashada Guddoomiyaha iyo Ku-xigeenka Ardayda.
Doorashada waxaa ku tartamay laba musharax oo ka mid ah ardayda dugsiga oo kala ah:-
๐. ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ง ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ (๐๐ฑ๐ฆ๐๐-๐๐๐๐๐ข)
๐. ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐๐ฆ๐๐
Kadib markii ay soo dhammaatay cod-bixinta iyo tirinta codadka,
waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay natiijada doorashada, waxaana ku guulaystay:
Guddoomiyaha Ardayda Waxaa ku guulaystay : [๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐๐ฆ๐๐ ]
Sida kale waxaa gudoomiya ku xigeenka u Sharaxnaa hal musharax :
1. ๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข ๐๐๐๐ฆ๐๐ ๐
๐๐๐ซ๐๐ฑ
Guddoomiye ku -xigeenka Waxaa loo doortay : [๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข ๐๐๐๐ฆ๐๐ ๐
๐๐๐ซ๐๐ฑ]
Maamulka Dugsigu wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Guddoomiyaha iyo Ku-xigeenka cusub, isagoo u rajaynaya inay si daacadnimo, masuuliyad iyo wadajir leh ugu adeegaan ardayda iyo dugsigaba.
Sidoo kale,
maamulka wuxuu u mahad-celinayaa dhammaan ardaydii ka qayb qaadatay doorashada, musharraxiintii tartamay iyo guddigii doorashada oo ka shaqeeyay in doorashadu u dhacdo si nidaamsan.
Hambalyo Guddoomiyaha iyo Ku-xigeenka.
.