Dugsiga H/dhexe ee Nezdo

Dugsiga H/dhexe ee Nezdo Page Rasmiga ah ee Dugsiga Hoose / dhexe ee NEZDO Primary school , waxaa Kala socon kartaa dhammaan xogta ku saabsan iskuulka.

Hambalyo sanad guurada 28aad marka la yagleelay dawlada Puntland.   Dugsiga H/dhexe ee Nezdo
01/08/2026

Hambalyo sanad guurada 28aad marka la yagleelay dawlada Puntland.

Dugsiga H/dhexe ee Nezdo

27/07/2026

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan ardayda, waalidiinta iyo dhamaan bahda waxbarashada jecel in dugsiga dib loo furi doono sanad dugsigeedka cusub maalinta isniinta ah ee bishu tahay 03/08/2026.

Waxaa sidoo kale dugsigu bulshada soomaaliyeed ee waxbarashada jecel ogaysiinayaa in la bilaabayo diwaan galinta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka heerarkooda kala duwan(fasalka1aad -ilaa fasalka 8aad), haduu eebbe idmo.

Waxaa sidoo kale xusid mudan in dugsigu leeyahay qaybta waxbarashada dadban(non formal education) ama waxbarashada dadka waawayn ee ka daahay nidaamka waxbarashada tooska ah(formal education), isla markaana uu qabanayo heerarkooda kala duwan.

MAHADSANIDIN

Dugsiga H/dhexe ee Nezdo

Page Rasmiga ah ee Dugsiga Hoose / dhexe ee NEZDO Primary school , waxaa Kala socon kartaa dhammaan xogta ku saabsan iskuulka.

10-ka ardayda ee ugu saraysa Imtixaanka teeramka 2aad ee sanad-dugsiyeedka 2026-2027 ee dugsiga H/dhexe ee Nezdo.hambaly...
12/07/2026

10-ka ardayda ee ugu saraysa Imtixaanka teeramka 2aad ee sanad-dugsiyeedka 2026-2027 ee dugsiga H/dhexe ee Nezdo.

hambalyo dhammaan ardayda ka qayb-galay imtixaanka teeramka 2aad ee dugsiga, waxaan idiin rajaynaynaa guul iyo horumar wanaagsan.

Dhammaan qaybaha kala duwan ee ardayda Dugsiga H/dhexe ee Nezdo waxa la ogaysiinaysaa in uu imtixaanku u bilaaban doono ...
06/05/2026

Dhammaan qaybaha kala duwan ee ardayda Dugsiga H/dhexe ee Nezdo waxa la ogaysiinaysaa in uu imtixaanku u bilaaban doono maalinta sabtida ah ee Taariikhdu ku beegan tahay 09/05/2026 insha allaah.

Talaado 05/05/2026Jadwalka imtixaanka kalka 2aad sanad dugsiyeedka 2025/2026 Dugsiga H/dhexe ee Nezdo
05/05/2026

Talaado 05/05/2026

Jadwalka imtixaanka kalka 2aad sanad dugsiyeedka 2025/2026 Dugsiga H/dhexe ee Nezdo

waxa la ogaysiinayaa dhammaan ardayda iyo waalidiinta dugsiga H/dhexe ee Nezdo primary school in dugsiga loo furi doono ...
22/03/2026

waxa la ogaysiinayaa dhammaan ardayda iyo waalidiinta dugsiga H/dhexe ee Nezdo primary school in dugsiga loo furi doono maalinta bari ah oo isniin ah Insha allaah.

Fasaxa Ramadanka 12 ilaa 23 bisha march 2026Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan waalidiinta iyo ardayda Dugsiga H/dhexe ee Ne...
11/03/2026

Fasaxa Ramadanka 12 ilaa 23 bisha march 2026
Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan waalidiinta iyo ardayda Dugsiga H/dhexe ee Nezdo in dugsigu fasax yahay

Wabillaahi towfiiq

Khamiis:  01/01/2026Fariin ku socota waalidiinta iyo ardayda Dugsiga H/dhexe ee Nezdo
01/01/2026

Khamiis: 01/01/2026

Fariin ku socota waalidiinta iyo ardayda Dugsiga H/dhexe ee Nezdo

Maamulka, Macalimiinta, Ardayda iyo dhammaan qaybaha kala duwan ee Dugsiga H/dhexe ee Nezdo waxa ay tacsi tiiraanyo leh ...
17/12/2025

Maamulka, Macalimiinta, Ardayda iyo dhammaan qaybaha kala duwan ee Dugsiga H/dhexe ee Nezdo waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelada iyo qaraabada uu ka geeryooday Marxuum Nabadoon Maxamuud Aadan Gaas shaaciye oo ka mid ahaa waalidiinta lafdharta u ahayd dugsiga mudo dheer.

Marxuumka waxaan illaahay uga baryaynaa in uu dambisiisa dhaafo iyo naxariis waarta uu ka arsaaqo.

dhammaan ummada soomaaliyeed gaar ahaan ehelka iyo qaraabadii uu ka baxay Nabadoonku waxaan illaahay u waydiinaynaa samir jamiila iyo badal khayr qaba oo degdeg ah.

22/11/2025

Tartan iyo Tacliin.

Nezdo primary school.

Guul iyo hormuar wacan

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga H/dhexe ee Nezdo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category