Madarasada all-ansaar

Madarasada all-ansaar Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Madarasada all-ansaar, Educational consultant, Usraaac, Gaalkacyo.

27/09/2026

Tafsiirka suuratu jaathiya aayadda 14---17

27/09/2026

Xikmada /casharka
Sax-matahay
Siifaafi

27/09/2026

Tafsiirka suuratu jaathiya
Aayadda 12---13
Siifaafi walalo naguna Soo biir

26/09/2026

Tafsiirka suuratu jaathiya
Aayadda 12---13
Siifaafi walalo bgeka ku soo biira
Voss Tv Halbeeg Media Inc Premier Bank Galgal Media
Madarasada all-ansaar

24/09/2026

Xasuusin saliga nebiga scw
Waa jimce ku saliya suubanaha scw

23/09/2026
23/09/2026

Siifaafi

23/09/2026

Tafsiirka suuratu jaathiya aayadda 7----11
Siifaafi walalo bge

Ilaahay caafimaad taam ah hasiiyo
22/09/2026

Ilaahay caafimaad taam ah hasiiyo

"Waa Xaafidul Quraan, Daawadii Kansarka Lacag Loo Waayay."

Faadumo, waa gabadh da'da 19 sanno jirta. Bilo kahor ayay ku xanunsatay Magaalada Buuhodle oo ay ka soo jeedo. Lacagyar oo la soo amaahday ayaa lagu soo qaaday. Cunnaha ayuu Kansar kaga dhacay oo Neefta ayaa dhibaysa. Markastana Nabarka ku faafaya.
AdisAbaba ayaa lagu baadhay. Bil kahor ayaa loo qoray daawo Kansar iyo in la geeyo xarrunta Kansarka ee lagu dabiibi lahaa. Lacag lagu geeyo ayaa la waayay.
Bishii h**e Huteelka waa laga bixiyay. Hadana bil dhan ayaa lagu leeyahay lacagtii Huteelka.

Hooyaded laba carur ah ayay korisaa. Gabadhani waa xaafidul Quraan 4 jeer Quraanka dhamaysay. Qofka noocasa caawa Daawo iyo Huteel wax loo siiyo looma hayo.

Qofkastaw waxaad hayso dir. Daynta iyo daawadaba caawa halla buuxiyo. 50 Bir xitaa hadaad dirto waxbu noqon marka laysku dardaro.

Lambarka hooyaded: 0999916166
Magaca: Kinsi Maxamed Cali.

Lambarka hooyaded Whatsapp: +252905231864

Qofkastow qoraalkan u faafiya, intaasba waa gurmad. Tusa dad wax la baxa.

21/09/2026

Siifaafi walalo

Address

Usraaac
Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madarasada all-ansaar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share