Macrifa Nursery and Primary School

Macrifa Nursery and Primary School macrifa nursery and primary school waa school loogu talo galay arday hoose dhexe in lagu soo dhiso.

Shaqadani waxay qayb muhiim ah ka tahay qorshayaasha horumarineed ee Macrifa Nursery and Primary School , iyadoo kamid a...
13/09/2026

Shaqadani waxay qayb muhiim ah ka tahay qorshayaasha horumarineed ee Macrifa Nursery and Primary School , iyadoo kamid ahayd qorshayaashii dugsigu u dejistay sannad-dugsiyeedka 2026/2027. Waxaa looga gol leeyahay in la sii wanaajiyo bilicda, deegaanka iyo adeegyada dugsiga.

OgeysiisWaxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardayda Iskuulka Macrifa Nursery and Primary School ee dhammaysatay sanadkan Fa...
22/07/2026

Ogeysiis

Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardayda Iskuulka Macrifa Nursery and Primary School ee dhammaysatay sanadkan Fasalka 8-aad, inay la socdaan berri oo Khamiis ah shaacinta natiijada imtixaanka.

Waxaan idiin rajaynaynaa guul iyo natiijo wanaagsan. Guul Inshaa Allaah.

11/06/2026

Dhalinyaroy maaha mustaqbalku mid fog waa berri

03/06/2026

Mariam, one of the 2026 graduates, her message on being CONSISTENT

03/06/2026

Sundus, one of the 2026 graduates, talking about CONFIDENCE

03/06/2026

Hamse, an alumnae of Macrifa Nursery and Primary School, currently a medical student of Medicine at East Africa University. Giving an inspirational message to the 2026 graduates.

03/06/2026

Sahro, one of the 2026 graduates, her message, A STORY A BOUT FOUR PEOPLE; NOBODY, ANYBODY, SOMEBODY AND EVERYBODY

03/06/2026

Ibraahim Hussein, one of the 2026 graduates, His message: YOU DONT HAVE TO BE PERFECT

03/06/2026

Anfac, one of the 2026 graduates, giving a vote of thanks to all those who took part in their journey through Macrifa Nursery and Primary School

Address

Caasho Geele Market Nearly
Gaalkacyo

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252907927395

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Macrifa Nursery and Primary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Macrifa Nursery and Primary School:

Shortcuts

Share

Category