Darulbirri Schools Galkacyo

Darulbirri Schools Galkacyo 21 sano oo taariikh iyo waayo-aragnimo waxbarineed ah.

19/08/2026
19/08/2026

๐—•๐—ถ๐—น๐—ผ๐˜„ ๐—ฐ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ, ๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ณ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐— ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—น ๐—ถ๐—ณ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ.
Waxaa si toos ah u bilaabatay waxbarashadii sanad-dugsiyeedka ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿณ, iyadoo ku bilaabatay tayo, dadaal iyo firfircooni waxbarasho.
Fasalladu waa aqoon.
Macallimiintu waa hagayaal.
Ardayduna waa rajada mustaqbalka.
Maanta ayaynu dhisaynaa jiilka berri.

Dugsiga Sare ee Maxamed Cawaale Galkacyo

Maamulka dugsigu waxa uu dhammaan bulshaweynta Puntland la wadaagayaa farxadda iyo Hambalyada sanad guurada 28aad ee ka ...
01/08/2026

Maamulka dugsigu waxa uu dhammaan bulshaweynta Puntland la wadaagayaa farxadda iyo Hambalyada sanad guurada 28aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Puntland.

28 sano oo horumar waxbarasho, kaabayaal waxbarasho, amni iyo kala danbayn ah.



30/07/2026

๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐—ฅ๐—”๐—ฆ๐— ๐—œ ๐—”๐—›
๐—™๐˜‚๐—ฟ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿณ
๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ฒ๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—–๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฒ โ€“ ๐—š๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ผ
Waxa la ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta, ardayda iyo bulshada in Dugsi Sare ee Maxamed Cawaale โ€“ Galkacyo, Puntland, Soomaaliya uu si rasmi ah dib ugu furmayo Isniinta, 03/08/2026, iyadoo si rasmi ah loo bilaabayo Sanad Dugsiyeedka 2026/2027.
Waxbarashadu waxay ku bilaaban doontaa jawi waxbarasho oo tayo leh, iyadoo diiradda la saarayo ๐—”๐—ค๐—ข๐—ข๐—ก, ๐—”๐—ก๐—ฆ๐—›๐—”๐—ซ, iyo ๐—ซ๐—œ๐—ฅ๐—™๐—”๐——, si ardayda loogu diyaariyo mustaqbal ifaya iyo guulo waara.

26/07/2026

๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ด๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ผ, ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—น
Guddoomiye ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—น ayaa si weyn u bogaadiyey ๐—ง๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ฒ๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—–๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐—š๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ผ, isagoo hadalkiisa ku muujiyey sida ay uga go'an tahay dugsigu bixinta waxbarasho tayo leh iyo horumarinta mustaqbalka ardayda.

23/07/2026

Dugsiga Sare ee Maxamed Cawaale Galkacyo

24/7 Hrs Open

Is diiwangali oo Mustaqbalkaaga Dhis.Dugsiga Sare ee Maxamed Cawaale Galkacyo.Wuxuu diyaar kuula yahay.1. Kuraas iyo mii...
23/07/2026

Is diiwangali oo Mustaqbalkaaga Dhis.

Dugsiga Sare ee Maxamed Cawaale Galkacyo.

Wuxuu diyaar kuula yahay.
1. Kuraas iyo miisas casri ah.
2. Macallmiin tayo leh.
3. Deegaan Ammaan ah.
4. Iyo Maamul nidaamsan.

23/07/2026

๐ŸŒฟ ๐—›๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—”๐—ก ๐—”๐—ฌ๐—”๐—” ๐—Ÿ๐—”๐—š๐—จ ๐——๐—›๐—œ๐—ฆ๐—”๐—” ๐— ๐—จ๐—ฆ๐—ง๐—”๐—ค๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—”๐—”๐—š๐—”!

๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ฒ๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—–๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฒ โ€“ ๐—š๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ผ waa goob ay aqoonta, akhlaaqda iyo anshaxu ku kulmaan. Waxaan ardayda u diyaarinnaa waxbarasho tayo leh, deegaan waxbarasho oo ammaan ah, gaadiid basas ah, kuraas casri ah iyo ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฐ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฟ ๐—ถ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐˜‚ ๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐—ป, si ay ugu helaan jawi deggan oo dhiirrigeliya barashada iyo hal-abuurka.

๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ผ ๐—ฑ๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐—ธ๐—ผ๐—ฏ๐—ฐ๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—พ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐—ธ๐˜‚๐—ด๐˜‚๐—ป๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ๐˜๐—ผ.

๐Ÿ“ ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ฒ๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—–๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฒ โ€“ ๐—š๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ผ

"๐—›๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐——๐—ต๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ." ๐ŸŽ“๐ŸŒฟ

Maanta berri ah, Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland waxay shaacin doonta imtixaanka Natiijada Fasalk...
22/07/2026

Maanta berri ah, Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland waxay shaacin doonta imtixaanka Natiijada Fasalka 8aad, Saacadu marka ay tahay 4:00PM Galabnimo.

Raac tilmaamaha ka muuqda sawirka si aad u ogaato Natiijada Ardayda.

Address

Unisom Street
Gaalkacyo

Opening Hours

Monday 07:00 - 12:00
13:30 - 17:30
Tuesday 07:00 - 12:00
13:30 - 17:30
Wednesday 07:00 - 12:00
13:30 - 17:30
Thursday 07:00 - 09:30
Saturday 07:00 - 12:00
13:30 - 17:30
Sunday 07:00 - 12:00
13:30 - 17:30

Telephone

+252906078333

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darulbirri Schools Galkacyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Darulbirri Schools Galkacyo:

Shortcuts

Share

Category