Al-safa Primary and Secondary School-Galkacyo

Al-safa Primary and Secondary School-Galkacyo Asxaabta qaaligaa waxaan boggaan ugu talo galnay in aad kala socotaan wax walboo faa'ido u ah bulshada sida waanada, waxbarashada nooc yadeda iyo xikmada

๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐ž Mubaarak
24/09/2026

๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐ž Mubaarak

ุงู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†  TACSI TIIRAANYO LEH Maamulka, Macallimiinta iyo Ardayda Dugsiga Hoose/dhexe iyo Sare ee Al-saf...
24/09/2026

ุงู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†
TACSI TIIRAANYO LEH

Maamulka, Macallimiinta iyo Ardayda Dugsiga Hoose/dhexe iyo Sare ee Al-safa waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan ehelka, qoyska, qaraabada iyo asxaabta ay ka geeriyootay marxuumad Najax Xasan Maxamed Cismaan, oo ka mid ahayd ardayda wax ka baranaysay Dugsiga Al-Safa.

Waxaan si gaar ah uga tacsiyaynaynaa geerida naxdinta leh ee ku timid marxuumadda. Alle ha u naxariisto Najax Xasan Maxamed Cismaan, janatul Firdowsana haka waraabiyo.

Dhammaan ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo guud ahaan intii ay ka baxday, Alle samir iyo iimaan haka siiyo, qalbiyadiinnana ha u qaboojiyo.

๐Ÿคฒ Alle ha u naxariisto marxuumadda, ehelkeedana samir iyo iimaan haka siiyo. Aamiin.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo dhammaan ardayda Galmudug ee ka gudbay imtixaanka gaar ahaan ardayda Al-safa Primary and Seco...
17/08/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo dhammaan ardayda Galmudug ee ka gudbay imtixaanka gaar ahaan ardayda Al-safa Primary and Secondary School-Galkacyo .

Dadaalkiinii aad muddada soo wadeen waa mira dhalay halkaas kasii wada hayaankiina waxbarasho ee Dugsiga sare.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee mantay ka gudbay imtixaanka qaranka gaar ahaan ardayda Al-sa...
15/08/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee mantay ka gudbay imtixaanka qaranka gaar ahaan ardayda Al-safa Primary and Secondary School-Galkacyo oo dhammaantood wada gudbay kuna gudbay natiijo aad sareysa.

Dadaalkiinii aad muddada soo wadeen waa mira dhalay halkaas kasii wada hayaankiina waxbarasho.

13/07/2026

Gudoomiye ku-xigeenka Jaamacadda Gaalkacyo Ustaad Cabdirisaaq Khaliif Aadan ayaa kalmad muhiim ah ka jeediyay Xafladda Qalin-jabinta ardayda fasalka 12aad.

13/07/2026

Asmo Xasan Aadan

10/07/2026

Cabdullaahi Aadan Cali oo kamid ah qalin-jebiyaasha fasalka 12aad ayaa ku hadlay afka ardayda qalinjabiyaasha ah.

10/07/2026

Xafsa Macalin Xuseen Siciid oo kamid ah qalin-jebiyaasha fasalka 12aad ayaa kalmad muhiim ah ka jeedisay xafladdeeda qalin-jebinta.

10/07/2026

Address

Golis
Gaalkacyo

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:30
Tuesday 06:00 - 17:30
Wednesday 06:00 - 17:30
Thursday 06:00 - 17:30
Saturday 06:00 - 17:30
Sunday 06:00 - 17:30

Telephone

+252617821069

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-safa Primary and Secondary School-Galkacyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al-safa Primary and Secondary School-Galkacyo:

Shortcuts

Share

Category