Haji Ali Bihi Schools -Gaalkacyo.

Haji Ali Bihi Schools -Gaalkacyo. This page is the official page of Haji Ali Bihi Schools in Galkayo.

20/08/2026

ใ€Šใ€Š๐™ˆ๐˜ผ๐˜ผ๐™‡๐™„๐™‰๐™๐˜ผ ๐™ˆ๐˜ผ๐™๐™๐™„๐˜ฟ๐˜ผ ๐™€๐™€ ๐™ƒ๐˜ผ๐™…๐™„ ๐˜ผ๐™‡๐™„ ๐˜ฝ๐™„๐™ƒ๐™„ -๐™Ž๐˜พ๐™ƒ๐™Š๐™Š๐™‡๐™Žใ€‹ใ€‹

Maalinta martida dugsiga waxaa lagu casumay qoraa , Ustaad Faarax Jaamac Xandulle oo usoo gudbiyay ardayda wacyi gelin wax ku ool ah , taasoo diiradda saaraysay sida ardaygu Isku jeclaysiin karo Waxbarashada.

Haji Ali Bihi Schools โ€“ Gaalkacyo
โ–ˆโ–“โ–’โ–’โ–‘โ–‘โ–‘2026-2027โ–‘โ–‘โ–‘โ–’โ–’โ–“โ–ˆ

โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡DHAMAAAAADโ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡

XAFIISKA NASHAADKA IYO WARBAAHINTA DUGSIGA.

ใ€Šใ€Š๐™ˆ๐˜ผ๐˜ผ๐™‡๐™„๐™‰๐™๐˜ผ ๐™ˆ๐˜ผ๐™๐™๐™„๐˜ฟ๐˜ผ ๐™€๐™€ ๐™ƒ๐˜ผ๐™…๐™„ ๐˜ผ๐™‡๐™„ ๐˜ฝ๐™„๐™ƒ๐™„ -๐™Ž๐˜พ๐™ƒ๐™Š๐™Š๐™‡๐™Žใ€‹ใ€‹ Maalinta martida dugsiga waxaa lagu casumay qoraa , Ustaad Faarax Jaamac ...
20/08/2026

ใ€Šใ€Š๐™ˆ๐˜ผ๐˜ผ๐™‡๐™„๐™‰๐™๐˜ผ ๐™ˆ๐˜ผ๐™๐™๐™„๐˜ฟ๐˜ผ ๐™€๐™€ ๐™ƒ๐˜ผ๐™…๐™„ ๐˜ผ๐™‡๐™„ ๐˜ฝ๐™„๐™ƒ๐™„ -๐™Ž๐˜พ๐™ƒ๐™Š๐™Š๐™‡๐™Žใ€‹ใ€‹

Maalinta martida dugsiga waxaa lagu casumay qoraa , Ustaad Faarax Jaamac Xandulle oo usoo gudbiyay ardayda wacyi gelin wax ku ool ah , taasoo diiradda saaraysay sida ardaygu Isku jeclaysiin karo Waxbarashada.

Haji Ali Bihi Schools โ€“ Gaalkacyo
โ–ˆโ–“โ–’โ–’โ–‘โ–‘โ–‘2026-2027โ–‘โ–‘โ–‘โ–’โ–’โ–“โ–ˆ

โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡DHAMAAAAADโ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡

XAFIISKA NASHAADKA IYO WARBAAHINTA DUGSIGA.

> Dugsiga Haji Ali Bihi Schools wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Guddoonka Waxbarashada Gobolka Mudug dhismaha cusu...
13/08/2026

>

Dugsiga Haji Ali Bihi Schools wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Guddoonka Waxbarashada Gobolka Mudug dhismaha cusub ee casriga ah ee loo dhisay, kaas oo ay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ku soo kordhisay adeegyada waxbarashada Gobolka.

Waxaan u mahadcelinaynaa Madaxweynaha Puntland, Wasaaradda Waxbarashada iyo dhammaan cid kasta oo ka qayb qaadatay hirgelinta mashruucan muhiimka ah.

Hambalyo Guddoonka Waxbarashada Gobolka Mudug.
Horumarka Waxbarashadu waa Horumarka Bulshada.

Haji Ali Bihi Schools โ€“ Gaalkacyo
โ–ˆโ–“โ–’โ–’โ–‘โ–‘โ–‘2026-2027โ–‘โ–‘โ–‘โ–’โ–’โ–“โ–ˆ

โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡DHAMAAAAADโ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡

XAFIISKA NASHAADKA IYO WARBAAHINTA DUGSIGA.

ใ€Šใ€Š๐™๐™๐™๐™„๐™๐˜ผ๐˜ผ๐™‰๐™†๐˜ผ ๐™Ž๐˜พ๐™ƒ๐™Š๐™Š๐™‡๐™†๐˜ผ ๐™„๐™”๐™Š ๐˜ฝ๐™„๐™‡๐˜ผ๐˜ผ๐˜ฝ๐˜ผ๐™Ž๐™ƒ๐˜ผ๐˜ฟ๐˜ผ ๐˜พ๐˜ผ๐™Ž๐™ƒ๐˜ผ๐™๐˜ผ๐˜ฟ๐˜ผ  ใ€‹ใ€‹  Ku soo dhawaada gacmo furan dhamaan ardayda cusub iyo ardaydeenii ...
02/08/2026

ใ€Šใ€Š๐™๐™๐™๐™„๐™๐˜ผ๐˜ผ๐™‰๐™†๐˜ผ ๐™Ž๐˜พ๐™ƒ๐™Š๐™Š๐™‡๐™†๐˜ผ ๐™„๐™”๐™Š ๐˜ฝ๐™„๐™‡๐˜ผ๐˜ผ๐˜ฝ๐˜ผ๐™Ž๐™ƒ๐˜ผ๐˜ฟ๐˜ผ ๐˜พ๐˜ผ๐™Ž๐™ƒ๐˜ผ๐™๐˜ผ๐˜ฟ๐˜ผ ใ€‹ใ€‹

Ku soo dhawaada gacmo furan dhamaan ardayda cusub iyo ardaydeenii qaaliga ahaa ee h**e u dhiganayey Haji Ali Bihi Schools -Gaalkacyo.

Schoolku wuxuu inoo furmi doonaa xiisaduhuna inoo bilaaban doonaan Beri oo ah 3-8-2026.

: Ardayda fasalka Form 1 casharadu waxay u bilaaban doonaan maalinka Isniinta ah 03-08-2026.

๐™†๐™ช ๐™จ๐™ค๐™ค ๐™™๐™๐™–๐™ฌ๐™–๐™–๐™™๐™– ๐™œ๐™–๐™˜๐™ข๐™ค ๐™›๐™ช๐™ง๐™–๐™ฃ

Haji Ali Bihi Schools โ€“ Gaalkacyo
โ–ˆโ–“โ–’โ–’โ–‘โ–‘โ–‘2026-2027โ–‘โ–‘โ–‘โ–’โ–’โ–“โ–ˆ

โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡DHAMAAAAADโ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡

XAFIISKA NASHAADKA IYO WARBAAHINTA DUGSIGA.

ใ€Šใ€Š HAMBLYO 1'da August Sanad guuradii 28aad ใ€‹ใ€‹ Hamblyo hamblyo dhamaan Umadda Puntland Haji Ali Bihi Schools โ€“ Gaalkacyo...
01/08/2026

ใ€Šใ€Š HAMBLYO 1'da August Sanad guuradii 28aad ใ€‹ใ€‹

Hamblyo hamblyo dhamaan Umadda Puntland

Haji Ali Bihi Schools โ€“ Gaalkacyo
โ–ˆโ–“โ–’โ–’โ–‘โ–‘โ–‘2026-2027โ–‘โ–‘โ–‘โ–’โ–’โ–“โ–ˆ

โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡DHAMAAAAADโ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡

XAFIISKA NASHAADKA IYO WARBAAHINTA DUGSIGA.

ใ€Šใ€Š ๐™„๐™Ž๐™ ๐™Ž๐™Š๐™Š ๐™‰๐™Š๐™Œ๐™Š๐˜ฟ ๐™’๐˜ผ๐™‰๐˜ผ๐˜ผ๐™‚๐™Ž๐˜ผ๐™‰- ๐™Ž๐˜ผ๐™‰๐˜ผ๐˜ฟ ๐˜ฟ๐™๐™‚๐™Ž๐™„๐™”๐™€๐™€๐˜ฟ ๐˜พ๐™๐™Ž๐™๐˜ฝ 2026-2027    ใ€‹ใ€‹Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan ๐˜ผ๐™ง๐™™๐™–๐™ฎ๐™™๐™– iyo     ๐™’๐™–๐™–๐™ก๐™ž๐™™๐™ž๐™ž...
29/07/2026

ใ€Šใ€Š ๐™„๐™Ž๐™ ๐™Ž๐™Š๐™Š ๐™‰๐™Š๐™Œ๐™Š๐˜ฟ ๐™’๐˜ผ๐™‰๐˜ผ๐˜ผ๐™‚๐™Ž๐˜ผ๐™‰- ๐™Ž๐˜ผ๐™‰๐˜ผ๐˜ฟ ๐˜ฟ๐™๐™‚๐™Ž๐™„๐™”๐™€๐™€๐˜ฟ ๐˜พ๐™๐™Ž๐™๐˜ฝ 2026-2027 ใ€‹ใ€‹

Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan ๐˜ผ๐™ง๐™™๐™–๐™ฎ๐™™๐™– iyo ๐™’๐™–๐™–๐™ก๐™ž๐™™๐™ž๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– sharafta leh in ๐™’๐™–๐™ญ๐™—๐™–๐™ง๐™–๐™จ๐™๐™–๐™™๐™ž๐™ž ๐™–๐™ฎ ๐™™๐™ž๐™— ๐™ž๐™ฃ๐™ค๐™ค ๐™ ๐™ช๐™œ๐™ช ๐™—๐™ž๐™ก๐™–๐™–๐™—๐™–๐™ฃ ๐™™๐™ค๐™ค๐™ฃ๐™ฉ๐™ค Maalinta Isniinta ๐™–๐™ ๐™๐™–๐™™๐™ž๐™ž ๐™–๐™ก๐™ก๐™š ๐™ž๐™™๐™ข๐™ค.

๐™Ž๐™ค๐™ค ๐™ฃ๐™ค๐™ฆ๐™ค๐™™ ๐™ฌ๐™–๐™ฃ๐™–๐™–๐™œ๐™จ๐™–๐™ฃ, ๐™ž๐™จ๐™ช ๐™จ๐™ค๐™ค ๐™ก๐™–๐™–๐™—๐™–๐™จ๐™๐™ค ๐™ฌ๐™–๐™ฃ๐™–๐™–๐™œ๐™จ๐™–๐™ฃ, ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™จ๐™–๐™ฃ๐™–๐™™ ๐™™๐™ช๐™œ๐™จ๐™ž๐™ฎ๐™š๐™š๐™™ ๐™˜๐™ช๐™จ๐™ช๐™—, ๐™ ๐™ช ๐™จ๐™ค๐™ค ๐™™๐™๐™–๐™ฌ๐™–๐™–๐™™๐™– ๐™œ๐™–๐™˜๐™ข๐™ค ๐™›๐™ช๐™ง๐™–๐™ฃ.

๐™†๐™ช ๐™จ๐™ค๐™ค ๐™™๐™๐™–๐™ฌ๐™–๐™–๐™™๐™– ๐™œ๐™–๐™˜๐™ข๐™ค ๐™›๐™ช๐™ง๐™–๐™ฃ

Haji Ali Bihi Schools โ€“ Gaalkacyo
โ–ˆโ–“โ–’โ–’โ–‘โ–‘โ–‘2026-2027โ–‘โ–‘โ–‘โ–’โ–’โ–“โ–ˆ

โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡DHAMAAAAADโ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡

XAFIISKA NASHAADKA IYO WARBAAHINTA DUGSIGA.

ใ€Šใ€Š ๐˜ฟ๐™„๐™„๐™’๐˜ผ๐˜ผ๐™‰ ๐™‚๐˜ผ๐™‡๐™„๐™‰๐™๐˜ผ ๐™„๐™”๐™Š ๐™Ž๐™Š๐™Š ๐˜ฟ๐™ƒ๐˜ผ๐™’๐˜ผ๐™”๐™‰๐™๐˜ผ ๐˜ผ๐™๐˜ฟ๐˜ผ๐™”๐˜ฟ๐˜ผ ๐˜พ๐™๐™Ž๐™๐˜ฝ   2026โ€“2027 ใ€‹ใ€‹Sanad dugsiyeed cusub dhammaan bahda waxbarashada, ๐™†๐™ช ๐™จ...
25/07/2026

ใ€Šใ€Š ๐˜ฟ๐™„๐™„๐™’๐˜ผ๐˜ผ๐™‰ ๐™‚๐˜ผ๐™‡๐™„๐™‰๐™๐˜ผ ๐™„๐™”๐™Š ๐™Ž๐™Š๐™Š ๐˜ฟ๐™ƒ๐˜ผ๐™’๐˜ผ๐™”๐™‰๐™๐˜ผ ๐˜ผ๐™๐˜ฟ๐˜ผ๐™”๐˜ฟ๐˜ผ ๐˜พ๐™๐™Ž๐™๐˜ฝ 2026โ€“2027 ใ€‹ใ€‹

Sanad dugsiyeed cusub dhammaan bahda waxbarashada, ๐™†๐™ช ๐™จ๐™ค๐™ค ๐™™๐™๐™–๐™ฌ๐™–๐™–๐™™๐™– ๐™ƒ๐™–๐™Ÿ๐™ž ๐˜ผ๐™ก๐™ž ๐˜ฝ๐™ž๐™๐™ž ๐™จ๐™˜๐™๐™ค๐™ค๐™ก๐™จ. ๐™‚๐™–๐™–๐™ก๐™ ๐™–๐™˜๐™ฎ๐™ค.

Waxaa inoo bilowday ๐˜ฟ๐™ž๐™ž๐™ฌ๐™–๐™–๐™ฃ ๐™œ๐™–๐™ก๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™จ๐™ค๐™ค ๐™™๐™๐™–๐™ฌ๐™–๐™ฎ๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™–๐™ง๐™™๐™–๐™ฎ๐™™๐™– ๐™˜๐™ช๐™จ๐™ช๐™— ee sanad dugsiyeedka 2026-2027.

Waxaa si diiran laguugu soo dhawaynaa dhamaan xarumaha iskoolka, waxaana lagaa haqab tiri doonaa dhamaan shaqada iyo xogaha aad u baahantahay.

๐™†๐™ช ๐™จ๐™ค๐™ค ๐™™๐™๐™–๐™ฌ๐™–๐™–๐™™๐™– ๐™œ๐™–๐™˜๐™ข๐™ค ๐™›๐™ช๐™ง๐™–๐™ฃ

Haji Ali Bihi Schools โ€“ Gaalkacyo
โ–ˆโ–“โ–’โ–’โ–‘โ–‘โ–‘ 2026-2027 โ–‘โ–‘โ–‘โ–’โ–’โ–“โ–ˆ

โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡DHAMAAAAADโ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡

XAFIISKA NASHAADKA IYO WARBAAHINTA DUGSIGA.

> Ogaysiis Muhiim ahWaxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda Dugsiga Sare ee Haji Ali Bihi Schools in ay isticmaalaan unif...
24/07/2026

>

Ogaysiis Muhiim ah

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda Dugsiga Sare ee Haji Ali Bihi Schools in ay isticmaalaan uniformka rasmiga ah ee dugsiga, kaas oo ka tarjumaya nidaamka, anshaxa iyo sumcadda dugsiga.

๐™†๐™ช ๐™จ๐™ค๐™ค ๐™™๐™๐™–๐™ฌ๐™–๐™–๐™™๐™– ๐™œ๐™–๐™˜๐™ข๐™ค ๐™›๐™ช๐™ง๐™–๐™ฃ

Haji Ali Bihi Schools โ€“ Gaalkacyo
โ–ˆโ–“โ–’โ–’โ–‘โ–‘โ–‘ 2026-2027 โ–‘โ–‘โ–‘โ–’โ–’โ–“โ–ˆ

โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡DHAMAAAAADโ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡

XAFIISKA NASHAADKA IYO WARBAAHINTA DUGSIGA.

> Maamulka, Macallimiinta iyo Ardayda Dugsiga Xaaji Cali Biixi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Avv Mohamed Abdi A...
22/07/2026

>

Maamulka, Macallimiinta iyo Ardayda Dugsiga Xaaji Cali Biixi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Avv Mohamed Abdi Aziz oo ka mid noqday bahda Qareennada Soomaaliyeed.

Waxaan ku faanaynaa inuu ka mid ahaa qalin-jabiyeyaashii dugsiga ee sanad-dugsiyeedka 2014 - 2015.

Guushaadu waa mid ka tarjumaysa dadaal, adkaysi iyo himilo sare. Waxaan kuu rajaynaynaa guulo ka sii waaweyn, horumar joogto ah iyo inaad bulshada ugu adeegto caddaalad, daacadnimo iyo hufnaan.

Hambalyo Guushaada! Waxaan kuu rajaynaynaa mustaqbal ifaya. ๐ŸŒŸ

Haji Ali Bihi Schools โ€“ Gaalkacyo
โ–ˆโ–“โ–’โ–’โ–‘โ–‘โ–‘ 2026-2027 โ–‘โ–‘โ–‘โ–’โ–’โ–“โ–ˆ

โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡DHAMAAAAADโ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡

XAFIISKA NASHAADKA IYO WARBAAHINTA DUGSIGA.

ใ€Šใ€Š ๐™„๐™Ž๐™ ๐™Ž๐™Š๐™Š ๐™‡๐˜ผ๐˜ผ๐˜ฝ๐˜ผ๐™Ž๐™ƒ๐™Š ๐™’๐˜ผ๐˜พ๐˜ผ๐™‰ - ๐™’๐™€๐™‡๐˜พ๐™Š๐™ˆ๐™€ ๐˜ฝ๐˜ผ๐˜พ๐™† ๐™๐™Š ๐™Ž๐˜พ๐™ƒ๐™Š๐™Š๐™‡ ใ€‹ใ€‹๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐๐ž๐ซ๐ข ๐จ๐จ ๐•€๐•Šโ„•๐•€๐•€โ„• ๐”ธโ„ 23-๐Œ๐€๐‘๐‚๐‡ - 2026  ๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐๐ข๐› ๐ฎ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐ฒ๐š ๐๐ก๐š๐ฆ๐š๐š...
22/03/2026

ใ€Šใ€Š ๐™„๐™Ž๐™ ๐™Ž๐™Š๐™Š ๐™‡๐˜ผ๐˜ผ๐˜ฝ๐˜ผ๐™Ž๐™ƒ๐™Š ๐™’๐˜ผ๐˜พ๐˜ผ๐™‰ - ๐™’๐™€๐™‡๐˜พ๐™Š๐™ˆ๐™€ ๐˜ฝ๐˜ผ๐˜พ๐™† ๐™๐™Š ๐™Ž๐˜พ๐™ƒ๐™Š๐™Š๐™‡ ใ€‹ใ€‹

๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐๐ž๐ซ๐ข ๐จ๐จ ๐•€๐•Šโ„•๐•€๐•€โ„• ๐”ธโ„ 23-๐Œ๐€๐‘๐‚๐‡ - 2026 ๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐๐ข๐› ๐ฎ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐ฒ๐š ๐๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐ง ๐ฑ๐š๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐—›๐—”๐—๐—œ ๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—•๐—œ๐—›๐—œ ๐—ฆ๐—–๐—›๐—ข๐—ข๐—Ÿ๐—ฆ ๐ค๐š๐๐ข๐› ๐ค๐š ๐ฌ๐จ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ฌ๐ก๐š๐๐ข ๐Ÿ๐š๐ฌ๐š๐ฑ๐š ๐„๐ข๐๐š ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ง ๐ฐ๐š๐œ๐š๐ง ๐๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐ž๐ž๐ง

Waxaa guud ahaan bahda schoolka gaar ahaanna ardayda iyo waalidiinta la ogaysiinayaa in casharadu ay si dhamaystiran u bixi doonaan.

Soo dhawaada dhamaan, shaqo wacan iyo bilow wacan, alle ha inoo fududeeyo hawlaheena waxbarasho.

Haji Ali Bihi Schools โ€“ Gaalkacyo
โ–ˆโ–“โ–’โ–’โ–‘โ–‘โ–‘2025-2026โ–‘โ–‘โ–‘โ–’โ–’โ–“โ–ˆ

โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡DHAMAAAAADโ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡โ—‡

XAFIISKA NASHAADKA IYO WARBAAHINTA DUGSIGA.

Address

Jama Bihi-Road, Galkacyo
Gaalkacyo
ISRAAC

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252907784494

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haji Ali Bihi Schools -Gaalkacyo. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Haji Ali Bihi Schools -Gaalkacyo.:

Shortcuts

Share

Category