East Africa University - Galkacyo Campus

East Africa University - Galkacyo Campus

Share

Welcome to East Africa University (EAU) Galkacyo. Home of Knowledge & innovation

East africa University Galkio Campus is a Public University in Galkacyo Puntland Somalia

04/08/2026

๐Ÿ“ข Comprehensive Maternal and Child Health (MCH) Training

๐Ÿฅ Enhance Your Knowledge & Skills in Maternal and Child Health!

Join our intensive 5-Day Comprehensive Maternal and Child Health (MCH) Training designed for healthcare professionals seeking to strengthen their clinical knowledge and practical skills in maternal, newborn, and child healthcare.

๐Ÿ“… Date: 08 August 2026
๐Ÿ•ค Time: 9:30 AM (Morning)
โณ Duration: 5 Days
๐Ÿ“ Venue: East Africa University โ€“ Amal Campus, Galkayo
๐Ÿ‘จโ€๐Ÿซ Instructor: Ahmed Gas
๐ŸŽ“ Certificate Awarded Upon Completion

๐Ÿ‘ฉโ€โš•๏ธ Target Participants:
Nurses
Midwives
MCH Nurses
Community Health Nurses
Primary Health Care Workers
Clinical Officers & Medical Assistants
Healthcare Students and Professionals

๐Ÿ“ž Register Now โ€“ Limited Seats Available!


Photos from East Africa University - Galkacyo Campus's post 03/08/2026

๐ŸŽ“ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ ๐ซ๐š๐ญ๐ž๐ ๐Œ๐š๐ง๐š๐ ๐ž๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐จ๐Ÿ ๐€๐œ๐ฎ๐ญ๐ž ๐Œ๐š๐ฅ๐ง๐ฎ๐ญ๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง (๐ˆ๐Œ๐€๐Œ) ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐ 

Waxaa si rasmi ah u soo dhammaaday Tababarka IMAM (Integrated Management of Acute Malnutrition) oo lagu xoojinayey aqoonta iyo xirfadaha ka qaybgalayaasha ee ku saabsan ka hortagga, ogaanshaha iyo maaraynta nafaqo-darada baโ€™an, iyadoo la raacayo hagayaasha ๐–๐‡๐Ž & ๐”๐๐ˆ๐‚๐„๐….

๐Ÿ™ Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa ๐”๐ฌ๐ญ๐š๐š๐ ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐†๐š๐ฌ, oo ahaa tabarihii bixiyey tababarka, dadaalka, aqoonta iyo waayo-aragnimada uu la wadaagay ka qaybgalayaasha.

๐Ÿ‘ Sidoo kale waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan ka qaybgalayaasha tababarka, sida wanaagsan ee ay uga qaybqaateen, dadaalka ay muujiyeen iyo sida ay uga goโ€™an tahay horumarinta adeegyada caafimaadka iyo nafaqada.





30/07/2026

๐Ÿฆ  ๐ˆ๐๐…๐„๐‚๐“๐ˆ๐Ž๐ ๐๐‘๐„๐•๐„๐๐“๐ˆ๐Ž๐ ๐€๐๐ƒ ๐‚๐Ž๐๐“๐‘๐Ž๐‹ (๐ˆ๐๐‚) ๐“๐‘๐€๐ˆ๐๐ˆ๐๐†

Ma rabtaa inaad kor u qaaddo aqoontaada iyo xirfadahaaga ku saabsan ka hortagga iyo xakamaynta caabuqyada? Fursaddan ha seegin!

Jaamacadda Bariga Afrika โ€“ Faraca Gaalkacyo waxay kuu soo bandhigaysaa Infection Prevention and Control (IPC) Training, oo si gaar ah loogu talagalay xirfadlayaasha caafimaadka, ardayda caafimaadka, shaqaalaha shaybaarrada, iyo qof kasta oo daneynaya badbaadada caafimaadka.

๐Ÿ“š Waxyaabaha lagu baranayo waxaa ka mid ah:
โœ… Infection Prevention & Control (IPC)
โœ… Hand Hygiene (HH)
โœ… Personal Protective Equipment (PPE)
โœ… Standard & Transmission-Based Precautions
โœ… Biomedical Waste Management
โœ… Sterilization & Disinfection
โœ… Prevention of Healthcare-Associated Infections (HAIs)
โœ… Occupational Safety & Exposure Management
โœ… Patient & Visitor Education
โœ… Monitoring, Audits & Compliance

๐Ÿ‘จโ€๐Ÿซ ๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐š๐ก๐š:
๐Œ๐ซ. ๐Œ๐š๐ก๐š๐ ๐€๐›๐๐ข๐ฌ๐ก๐š๐ค๐ฎ๐ซ ๐๐ฎ๐ซ๐ž๐ก
IPC Supervisor, Hospital Infection Prevention & Control Department

๐Ÿ“Goobta: Jaamacadda Bariga Afrika โ€“ Faraca Gaalkacyo-Amal Campus.
๐ŸŽ‰ Bilaabashada: Maalinta Isniinta,๐ŸŽ๐Ÿ‘/๐ŸŽ๐Ÿ–/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”
๐Ÿ•œ Waqtiga: ๐Ÿ:๐Ÿ‘๐ŸŽ ๐๐Œ (๐๐š๐œ๐๐š ๐ƒ๐ฎ๐ก๐ฎ๐ซ)

Photos from East Africa University - Galkacyo Campus's post 29/07/2026

๐ŸŽ“ Tababarro Aqooneed oo Si Guul Leh Loo Soo Gabagabeeyay

Jaamacadda Bariga Afrika โ€“ Faraca Gaalkacyo waxay si rasmi ah u soo gabagabaysay laba tababar oo muhiim ah oo kor u qaadaya aqoonta iyo xirfadaha bulshada:

๐Ÿ“˜ Gender Inclusion in Humanitarian Interventions
๐Ÿ‘จโ€๐Ÿซ Dr. Cabdullahi Cabdikaafi Xirsi (Fagare)

๐Ÿ“Š Data Analysis (SPSS & Excel)
๐Ÿ‘จโ€๐Ÿซ Ustaad Cabdinaasir Cabdullaahi Cali

Jaamacaddu waxay hambalyo u diraysaa dhammaan ka-qaybgalayaashii dhammaystay tababaradan, kuwaas oo helay aqoon iyo xirfado muhiim u ah horumarinta shaqada, cilmi-baarista iyo adeegyada bulshada.

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa tababarayaashii qiimaha lahaa ee kala ahaa ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ค๐š๐š๐Ÿ๐ข ๐—๐ข๐ซ๐ฌ๐ข (๐…๐š๐ ๐š๐ซ๐ž) ๐ข๐ฒ๐จ ๐”๐ฌ๐ญ๐š๐š๐ ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐ฌ๐ข๐ซ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐‚๐š๐ฅ๐ข,kuwaas oo muujiyay aqoon, khibrad iyo dadaal ay ku gudbinayaan xirfadaha muhiimka ah ee kobcinaya awoodda ka-qaybgalayaasha.

๐Ÿ‘ Mahadsanidiin dadaalka, dulqaadka iyo kaalinta aad ka qaadateen horumarinta aqoonta iyo xirfadaha bulshada.

๐ŸŽ‰ Hambalyo dhammaan ka-qaybgalayaasha!



21/07/2026

๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ ๐ซ๐š๐ญ๐ž๐ ๐Œ๐š๐ง๐š๐ ๐ž๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐จ๐Ÿ ๐€๐œ๐ฎ๐ญ๐ž ๐Œ๐š๐ฅ๐ง๐ฎ๐ญ๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง (๐ˆ๐Œ๐€๐Œ) ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐ 
Enhance your practical skills in preventing, identifying, treating, and monitoring acute malnutrition using guidelines from the ๐–๐‡๐Ž & ๐”๐๐ˆ๐‚๐„๐….

๐Ÿ“… Date: 26/07/2026
๐Ÿ•œ Time: 1:30 PM
โณ Duration: 5 Days
๐Ÿ“ Venue: East Africa University โ€“ Amal Campus, Galkayo

๐Ÿ‘จโ€๐Ÿซ Instructor: Ahmed Gas
๐ŸŽ“ Certificate Awarded Upon Completion




Photos from East Africa University - Galkacyo Campus's post 18/07/2026

ุฃุฌุฑุช ูƒู„ูŠุฉ ุงู„ุดุฑูŠุนุฉ ูˆุงู„ุฏุฑุงุณุงุช ุงู„ุฅุณู„ุงู…ูŠุฉ ุจุฌุงู…ุนุฉ ุดุฑู‚ ุฅูุฑูŠู‚ูŠุง โ€“ ุฌุงู„ูƒุนูŠูˆุŒ ุจุงู„ุชุนุงูˆู† ู…ุน ุงู„ู…ุฑูƒุฒ ุงู„ุนุงู„ูŠ ู„ู„ู‡ุฏู‰ ุงู„ู‚ุฑุขู†ูŠ ุจู…ูƒุฉ ุงู„ู…ูƒุฑู…ุฉุŒ ุงู„ุงู…ุชุญุงู†ุงุช ุงู„ู†ู‡ุงุฆูŠุฉ ู„ุจุฑู†ุงู…ุฌ ุงู„ุฏุจู„ูˆู… ุงู„ุนุงู„ูŠ ููŠ ุงู„ู‡ุฏุงูŠุงุช ุงู„ู‚ุฑุขู†ูŠุฉุŒ ูˆุฐู„ูƒ ููŠ ุฃุฌูˆุงุก ุนู„ู…ูŠุฉ ู…ู†ุธู…ุฉุŒ ูˆุณุท ู…ุชุงุจุนุฉ ูˆุฅุดุฑุงู ู…ู† ุฅุฏุงุฑุฉ ุงู„ุจุฑู†ุงู…ุฌ ูˆุงู„ุฌู‡ุงุช ุงู„ุฃูƒุงุฏูŠู…ูŠุฉ ุงู„ู…ุดุฑูุฉ.

ูˆูŠุฃุชูŠ ู‡ุฐุง ุงู„ุจุฑู†ุงู…ุฌ ููŠ ุฅุทุงุฑ ุชุนุฒูŠุฒ ุงู„ุดุฑุงูƒุฉ ุงู„ุนู„ู…ูŠุฉ ุจูŠู† ุงู„ู…ุคุณุณุชูŠู†ุŒ ูˆุฎุฏู…ุฉ ุงู„ุฏุฑุงุณุงุช ุงู„ู‚ุฑุขู†ูŠุฉุŒ ูˆุชุฃู‡ูŠู„ ุงู„ุจุงุญุซูŠู† ูˆุทู„ุจุฉ ุงู„ุนู„ู… ููŠ ู…ุฌุงู„ ุงู„ู‡ุฏุงูŠุงุช ุงู„ู‚ุฑุขู†ูŠุฉุŒ ุณุงุฆู„ูŠู† ุงู„ู„ู‡ ุชุนุงู„ู‰ ุงู„ุชูˆููŠู‚ ูˆุงู„ู†ุฌุงุญ ู„ุฌู…ูŠุน ุงู„ุฏุงุฑุณูŠู†ุŒ ูˆุฃู† ูŠุฌุนู„ ู‡ุฐุง ุงู„ุนู…ู„ ุฎุงู„ุตู‹ุง ู„ูˆุฌู‡ู‡ ุงู„ูƒุฑูŠู….





#ุฌุงู„ูƒุนูŠูˆ

Photos from East Africa University - Galkacyo Campus's post 15/07/2026

Maalintii shanaad, oo ahayd maalintii u dambaysay todobaadka bandhigga iyo doodaha buugga qalin-jabinta, waxaa mashaariicdooda cilmi-baarista jeediyay qayb kale oo ka mid ah ardayda Kulliyadda Culuumta Caafimaadka, kuwaas oo ka kala socday waaxyaha kala ah:

โ€ข Clinical Officer
โ€ข Public Health
โ€ข Midwifery

Alle ayaa ku mahadleh sida wanaagsan ee uu noogu soo dhammaaday barnaamijka bandhigga mashaariicda qalin-jabinta 2026.

Hambalyo dhammaan ardayda Dufcadda 18-aad ee toddobaadkan sida guusha leh u soo bandhigtay mashaariicdooda qalin-jabinta.




Photos from East Africa University - Galkacyo Campus's post 14/07/2026

Maalintii afaraad ee bandhigga iyo doodaha buugga qalinjabinta, waxaa jeediyay cilmibaaristii ay sameeyeen ardayda Kulliyadda Culuumta Caafimaadka, gaar ahaan waaxyaha kala ah:

1) Nursing
2) Medical Laboratory
3) Nutrition and Food Science

Hambalyo dhammaan ardaydii sida wanaagsan u difaacday buugga qalin-jabinta.




Photos from East Africa University - Galkacyo Campus's post 13/07/2026

Maanta oo ahayd maalintii saddexaad ee difaacshada buugga qalin-jebinta ayay ardayda kulliyadda Maamulka iyo Maaraynta Ganacsigu, waxay soojeediyeen mashaariicdooda qalin-jebinta.

Guul ayaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda difaacatay buugtooda iyo kuwa todobaadkan inta lagu jiro - haddii Rabbi idmo- difaacan doona mashaariicdooda qalinjabinta.

Hambalyo




Photos from East Africa University - Galkacyo Campus's post 12/07/2026

Maalintii labaad ee Bandhigga Buugga Qalin-jabinta (Thesis Defense), waxaa mashaariicdooda qalin-jabinta soo bandhigay ardayda Kulliyadda Culuumta Bulshada iyo Dhaqaalaha (Faculty of Social Science and Economics), gaar ahaan waaxyaha Public Administration iyo Social Work.
Hambalyo iyo guul ayaan u rajaynaynaa dhammaan ardaydii sida wanaagsan u difaacday buugga qalin-jabinta.




Want your school to be the top-listed School/college in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


East Africa University Galkacyo
Gaalkacyo
252