Yamays International School

Yamays International School Waa bogga rasmiga ah ee dugsiga Yamayska Gaalkacyo.

01/01/2026

Ogeysiis... Ogeysiis... Ogeysiis...

Dhamaan ardada iyo waalidka Iskuulka Caalamiga ah Yamays International School la ogeysiinayaa in maalinta Sabtida 3da January 2026 ay tahay maalinta natiijada imtixaanka Term 1aad la shaacin doono.
Waa maalinta loo yaqaano "Open Day House" oo maalin muhiim ah lagu kala qaadanayo dhamaan warbixinta khuseysa ardayga; Waa maalin ay isla falgalaan macalimiinta iyo waalidiinta si loo xoojiyo xiriirka tolmoon ee ka dhexeeya macalimiinta iyo waalidiinta.

Ardadeena waxaan u rajaynaynaa guul inshaa Allaah.

Mahadsanidiin

_________________________________

Notice… Notice… Notice…

All students and parents of Yamays International School are hereby informed that Saturday, 3rd January 2026 is the day when the Term 1 examination results will be released.
This day, known as “Open Day House”, is an important occasion during which all student-related reports will be issued. It is a day where teachers and parents interact and engage together in order to strengthen the harmonious relationship between parents and teachers.

We wish all our students great success.
Thank you.

12/12/2025
12/12/2025

Waa ardayadii oraday

Arooryo Suuban 🌄Waa Ardayda Iskuulka Yamays International School   khaasatan Primary Morning Shift oo Yeeshay Tartan Aqo...
20/11/2025

Arooryo Suuban 🌄

Waa Ardayda Iskuulka Yamays International School khaasatan Primary Morning Shift oo Yeeshay Tartan Aqooneed.

Waxaana Saaka Tartanka Is Arkay Labada Class ee SPA IYO SPB.

📚🎒📝🎇💥

Arooryo Suuban 🌄Waa Ardayda Iskuulka Yamays International School   khaasatan Primary Morning Shift oo Yeeshay Tartan Aqo...
17/11/2025

Arooryo Suuban 🌄

Waa Ardayda Iskuulka Yamays International School khaasatan Primary Morning Shift oo Yeeshay Tartan Aqooneed.

Waxaana Saaka Tartanka Is Arkay Labada Class ee 4B IYO 4C.

📚🎒📝🎇💥

Waa Ardayda Iskuulka Yamays International School  khaasatan Primary Morning Shift oo Yeeshay Tartan Aqooneed.Waxaana Saa...
13/11/2025

Waa Ardayda Iskuulka Yamays International School khaasatan Primary Morning Shift oo Yeeshay Tartan Aqooneed.

Waxaana Saaka Tartanka Is Arkay Labada Class ee 4A IYO 4B .

📚🎒📝🎇💥

Waa Ardayda Iskuulka Yamays International School  khaasatan Primary Morning Shift oo Yeeshay Tartan Aqooneed.Waxaana Saa...
10/11/2025

Waa Ardayda Iskuulka Yamays International School khaasatan Primary Morning Shift oo Yeeshay Tartan Aqooneed.

Waxaana Saaka Tartanka Is Arkay Labada Class ee 3A IYO 3B .

📚🎒📝🎇💥

Waxaa Meel wanaagsan Maraya Tartanka  Cup ka Ciyaaraha ee da yarta .🎇⚽️🏟💡
08/11/2025

Waxaa Meel wanaagsan Maraya Tartanka Cup ka Ciyaaraha ee da yarta .

🎇⚽️🏟💡

Waa Ardayda Iskuulka Yamays International School  khaasatan Primary Morning Shift oo Yeeshay Tartan Aqooneed.📚🎒📝🎇💥ALLAH ...
06/11/2025

Waa Ardayda Iskuulka Yamays International School khaasatan Primary Morning Shift oo Yeeshay Tartan Aqooneed.📚🎒📝🎇💥

ALLAH AYAA MAHADSAN ☝️

Tijaabadda badqabka caafimaadka indhaha oo ka socota dugsiga Yamays, waxaa loo sameeyay dhammaan ardayda iskoolka.Waxan ...
05/11/2025

Tijaabadda badqabka caafimaadka indhaha oo ka socota dugsiga Yamays, waxaa loo sameeyay dhammaan ardayda iskoolka.
Waxan u mahadnaqaynaa Dr. Shine Optical Center iyo Dr. Zakaria oo sanad walba ardayda noo tijaabiyo❤️

Waa Ardayda Iskuulka Yamays International School khaasatan Primary Section oo Galabta Yeeshay Assambly_gooda  isbuuclaha...
13/10/2025

Waa Ardayda Iskuulka Yamays International School khaasatan Primary Section oo Galabta Yeeshay Assambly_gooda isbuuclaha ahaa.

Masha Allaah Waa Ardayda Yamays International School  💡🎉🎇🎆✨️🎖🏅🎒🚸🏫
07/10/2025

Masha Allaah Waa Ardayda Yamays International School 💡🎉🎇🎆✨️🎖🏅🎒🚸🏫

Address

New Garsoor
Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yamays International School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Yamays International School:

Shortcuts

Share

Category