معهد بحر العلوم لتعليم اللغات

معهد بحر العلوم لتعليم اللغات Ku soo dhawow machadka baxrul-culuum. machadku waxa uu ku yaal magaalada gaalkacyo. تعالوا إلى مدسة بحر العلوم بتعليم ذي جودة عالية ورسوم مرضية

‏مراسلة معهد بحر العلوم لتعليم اللغات عبر واتساب. https://wa.me/252618286360
31/07/2025

‏مراسلة معهد بحر العلوم لتعليم اللغات عبر واتساب. https://wa.me/252618286360

كتاب لتحسين خط النسخ مناسب للصغار والكبار  #جــاهـــز.61 8286360
15/07/2025

كتاب لتحسين خط النسخ مناسب للصغار والكبار
#جــاهـــز.

61 8286360

61 8286360
12/07/2025

61 8286360

10/07/2025

Koorso cusub oo bilaash ah ayuu idiin bilaabay macallin c/risaaq oo ah macallinka dhiga koorsooyinkeenna luuqadda carabiga ee (online) ku baxa iyo fasallada arddayda machadka soo xaadidha
Iyo English-ka qaybihiisa qaarkood
Link-ga hoose raac oo la soco koorsada bilaash-ka ah.
https://www.youtube.com/
Haddii aad dooneysid in lugu diiwaan-galiyo oo buugaag pdf ah luguu soo diro layliyadana luguu saxo imtixaannadana aad ka qayb gashid whats app-ka naga la soo xidhiidh
61 8286360

05/07/2025

Ku baro luuqadda carabiga(online) oo ka qaado shahaado diploma ah
61 8286360

🎓 Ma dooneysaa in aad u barati luqadda Carabiga si qoto dheer adiga oo jooga gudhigaaga ama goobtaada shaqada?Haddii ay ...
03/07/2025

🎓 Ma dooneysaa in aad u barati luqadda Carabiga si qoto dheer adiga oo jooga gudhigaaga ama goobtaada shaqada?
Haddii ay jawaabtaadu tahay haa ku soo biir koorsooyin tayo leh oo ku saabsan:
📖ku hadalka luuqadda
📖luqadda saxaafadda
📘 Naxwaha
📗 Sarfiga
📙Balaaqada
🖋️ Qawaa’idduI-imlaa (Qorista saxda ah)
✅ Casharro si fudud loo fahmi karo
✅ Tusaalooyin iyo layliyo badan
✅ Ku habboon aradayda bilowga ah iyo dadka doonaya horumarin luuqaddooda
✅ Waxaa bixinaya casharrada macallin(c/risaaq bashiir maxamuud) oo khibrad dheer u leh barista luuqadda carabbiga

📲 Isdiiwaangeliiminka oo bilow safarkaaga ku wajahan luqadda Qur’aanka!
✉️ Wixii faahfaahin ah ama isdiiwaangelin ah lambadhka hoose riix oo whats app na gala soo xidhiidh.
Mahadsanid.
[ 61 8286360 ]

07/05/2025

Ka baro luuqadda carabiga dhanka saxaafadda adiga oo jooga gudhigaaga ama goobtaada shaqada.
"تعلّم العربية من الأخبار!"
تعليم مباشر وتفاعلي – سجّل الآن!
61 8286360

Ka baro luuqadda carabiga dhanka saxaafadda adiga oo jooga gudhigaaga ama goobtaada shaqada."تعلّم العربية من الأخبار!" ...
05/05/2025

Ka baro luuqadda carabiga dhanka saxaafadda adiga oo jooga gudhigaaga ama goobtaada shaqada.
"تعلّم العربية من الأخبار!"
تعليم مباشر وتفاعلي – سجّل الآن!
61 8286360

24/04/2025

ku baro af-carabiga habka ( -ka)
Oo qaado ah. ama xarunta machadka noogu kaalay oo baro af-soomaaliga,carabiga,english-ka,iyo xisaabta.
Xararunta machadku waxa ay ku taal .

61 8286360

13/04/2025

baro luuqadda carabiga adiga oo jooga gudhigaaga ama goobtaada shaqada.
Casharrada waxa lugu qaataa (zoom iyo Telegram)
Si luguu diiwaan-galiyo whats app naga la soo xidhiidh.
تعلّم العربية وأنت في بيتك أو في مكان عملك.
تعليم مباشر وتفاعلي – سجّل الآن!
61 8286360

Address

Gaalkacyo
GARSOOR

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when معهد بحر العلوم لتعليم اللغات posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category