Ileys International School

Ileys International School

Share

Home of knowledge and innovation.

20/12/2025

Abdullahi Abdicaziiz

10/12/2025

Masha allah Hudayfi

10/12/2025

Fasalka 3aad ee iskuulka ileys

05/12/2025

Ileys

28/10/2025

‎( إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ)

Inaa lilaahu wa inalilahu Rajicuun.
Dhamaan maamulka, macalimiinta, ardada iyo waalidiinta Ileys International School Waxay Ka Tacsiyaynayaan geerida ABDIKHADIR YASIN AHMED TUMAY (GAAR YAASIN ) oo Ka mid ahaa waalidiinta Ileys international school ,Alle Swt ha u Naxariistiisto.
Dhamaan qoyskii iyo qaraabadii Samir iyo iman Allah ka siiyo.

Waxaan Allah u waydiinaynaa inuu u dambi dhaafo, qabrigana uga dhigo beer beeraha Janada Ka mid ah.
Amiin Amiin Amiin

12/09/2025

‎( إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ)

Inaa lilaahu wa inalilahu Rajicuun.
Dhamaan maamulka, macalimiinta, ardada iyo waalidiinta Ileys International School Waxay Ka Tacsiyaynaayn geerida XAAWO XASAN CIISE (Xaawo Taakilo) oo Ka mid ahayd waalidiinta Ileys international school ,Alle Swt ha u Naxariistiisto.
Dhamaan qoyskii iyo qaraabadii Samir iyo iman Allah ka siiyo.

Waxaan Allah u waydiinaynaa inuu u dambi dhaafo, qabrigana uga dhigo beer beeraha Janada Ka mid ah.
Amiin Amiin Amiin

06/09/2025

Alle ha u naxariisto Macallin Maxamuud Xuseen Sigad

Macallin Sigad waxa uu ka mid ahaa macallimiintii Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta ee Dawladdii Soomaaliya, sidoo kale waxa uu qayb ka ahaa xubnihii 1975 loo xulay ol’olihii Afka Soomaaliga.

Bur-burkii kadib, waxa uu ka mid noqday macallimiinta Wasaaradda Waxbarashada Puntland, gaar ahaan dugsiga sare ee Cumar Samatar ee magaalada Gaalkacyo oo uu macalin Ka ahaa 30kii sano ee ugu dambeeyey

Macallin Sigad taariikhdiisa iyo waxqabadkiisa laguma soo koobi karo qoraal kooban.
Illaahay ha u naxariisto, Jannatul Firdowsna ha ka waraabiyo. Samir iyo iimaan Alle ha ka siiyo qoyskii, ehelkii iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay.

Photos from Ileys International School's post 03/09/2025

Wargalin Muhiima
Ujeedo: Fasaxa maalinta Khamiista
Waxaa la ogeysinayaa Aradayda ,Macalimiinta iyo walidiinta in iskuulka Ileys International School uu fasax yahay tariikhduna ku beegantahy 04/09/2025
Waxaana loo fasaxay iskuulka qadarinta iyo weynenta subanaheena MAXAMED NNKH
ku salino nabigeena SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤

Photos from Ileys International School's post 01/08/2025

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiiis!!

Waxaa la ogeysinayaa bahda jecel waxbarashada ee kunool magaalada Galkacyo iyo nawaxigeeda in Dugsiga Ileys International School Galkaio oo aad horey ugu barateen waxbarasho tayaysan maalinta bari ah oo ku beegan sabti 02/08/2025 in iskuulka dib u farmayo waxbarashadii sanad dugsiyeedka

Mahadsanidiin.

Photos from Ileys International School's post 28/07/2025

Maamulka ileys International School oo soo dhaweeyay macaliminta ajaaniibta ahaa oo ka yimid dalka Kenya

Photos from Ileys International School's post 27/07/2025

Halkani waa iskuulka ileys oo is diwaangalinta socoto

19/07/2025

Ogaysiis ogaysiis
Dhammaan bulshada kunool gobolka Mudug gaar ahaan Magaalada Gaalkacyo in iskuulka Ileys uu bilaabay diwaan galinta ardada cusub sanada dugsiyeedka 2025-2026.

Want your school to be the top-listed School/college in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Israac
Gaalkacyo