25/09/2026
Ma doonaysaa inaad door muuqda ka qaadato horumarinta bulshada, maamulka dadweynaha iyo taageeridda dadka nugul?
๐๐ฎ๐ฐ๐๐น๐๐ ๐ผ๐ณ ๐ฆ๐ผ๐ฐ๐ถ๐ฎ๐น ๐ฆ๐ฐ๐ถ๐ฒ๐ป๐ฐ๐ฒ๐ ee Jaamacadda ๐ฃ๐ฆ๐จ ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ฐ๐๐ผ waxay kuu diyaarisay takhasus-yada kala ah:
Bachelor of Development Studies
Bachelor of Public Administration
Bachelor of Social Work
Dooro takhasuska ku habboon himiladaada, kuna bilow mustaqbalkaaga ๐ฃ๐ฆ๐จ ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ฐ๐๐ผ.
๐ Registration Office +252 90 7522569 / 90 7938700