Machadka Shaykhayn

Machadka Shaykhayn

Share

Page-ka rasmiga ah ee Machadka Shaykhayn

Photos from Machadka Shaykhayn 's post 23/12/2025

باسم معهد الشيخين، إدارةً ومعلمين وطلبةً، نتقدّم بأحرّ التهاني وأصدق المباركات إلى معهد نور البيان لعلوم القرءان والعلوم الشرعية – أحد معاهد مؤسسة نور البيـان للتعليم والدعوة والتنمية –
بمناسبة نيل ثلّة من طلابه وطالباته إجازة القرآن الكريم.
وإنّنا إذ نبارك هذا الإنجاز الجليل، لنُشيد بالجهود المباركة المبذولة في تعليم كتاب الله تعالى، وتخريج نخبة من حملة كتاب الله تعالى المجازين المتقنين من طلابه وطالباته، سائلين المولى عزّ وجلّ أن يجعل ذلك في ميزان حسنات القائمين على هذا الصرح المبارك، وأن ينفع بهم الإسلام والمسلمين، ويجعلهم من أهل القرآن الذين هم أهله وخاصته.
-جالكعيو

11/12/2025

تلاوة خاشعة للطالب : جابر عبد الله أحمد
نسأل الله له التوفيق والسداد .

Photos from Machadka Shaykhayn 's post 10/12/2025

Barnaamijka wacyigelinta ardayda ee billaha ah ayaa si guul leh nooga qabsoomay galabtay Machadka Shaykhayn.
Sheikh Mohamed Moallim Abshir ayaa ardayda machadka ujeediyay kalimad talooyin iyo waano isugu jirta.

-Gaalkacyo.

09/12/2025

Dhismaha cusub ee Machadka Shaykhayn ayaa maraya meel fiican, Sheikh Mohamed Moallim Abshir oo saakay kormeer kuyimid halka uu kasocdo dhismaha ayaa kubaaqay in laga qayb qaato dhismaha machadka.

Wixii aad awoodid ku dir

EVC PLUS 0619720072

Salaam Bank *799*37916055*$ #

E DAHAB 623632200

Amal Bank 440104565337

14/11/2025

آيات من سورة آل عمران تتلوها الطالبة : رملة بنت السلطان عبد الله
نسأل الله لها التوفيق والسداد .
Machadka Shaykhayn

14/11/2025

تلاوة هادئة للطالبة : عائشة عبد العزيز
حفظها الله .
Machadka Shaykhayn

Photos from Machadka Shaykhayn 's post 12/11/2025

Barnaamijka wacyigelinta ardayda ee billaha ah ayaa si guul leh nooga qabsoomay galabtay Machadka Shaykhayn.
Sheikh qasim xasan ayaa ardayda machadka ujeediyay kalimad talooyin iyo waano isugu jirta.

-gaalkacyo .

11/10/2025

"Saakay waxaan lasoo kawsanay iyadoo ay socoto hawlihii asaaska Machadka Shaykhayn — Dr. Dalmar.”

Kudir waxaad awoodo:
EVC PLUS: 0619720072
Salaam Bank: *79937916055*$ #
E dahab: 623632200
Amal Bank: 440104565337

Photos from Machadka Shaykhayn 's post 11/10/2025

Halka uu ka socdo dhismaha cusub ee Machadka Shakhayn, waxaa saakay kormeer iyo booqasho ku yimid wafdi sare oo ka tirsan Dalladda Aasaasayaasha Jaamacadda Gaalkacyo GU ee MUFED.
Wafdiga oo uu hoggaaminayay Prof. Abdulqaadir Shirwac, ayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka qayb qaataan dhismaha machadka oo baahi adag deegaanku u qabo.

Kudir waxaad awoodo:
EVC PLUS: 0619720072
Salaam Bank: *79937916055*$ #
E dahab: 623632200
Amal Bank: 440104565337

Photos from Machadka Shaykhayn 's post 07/10/2025

Sheikh Mohamed Moallim Abshir iyo Sheekh Cabdullaahi Suusi ayaa booqasho ku tagay goobta uu ka socdo dhismaha cusub ee Machadka Shaykhayn .
Culimada ayaa bulshada ugu baaqay in ay ka qayb qaataan dhismaha machadkan oo baahidiisu taagan tahay.

Ka qayb qaado dhismaha Machadka :
EVC Plus: 0619720072
Salaam Bank: *799*37916055*$ #
E-dahad: 623632200
Amal Bank: 440104565337

Want your school to be the top-listed School/college in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Gaalkacyo