04/09/2026
Waa mid kamid ah haldoorka uu soo saaray Mac-hadka RPS Gaalkacyo Ustaad Cabdullahi Cawil oo soo noqday Maamulaha Dugsiyada sare ee Cumar Samatar iyo Bacaadwayn Secondary School, Xildhibaan gole deegaan, Qunsul safaaradeed iyo lataliye sare wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland.