28/09/2026
Saxiibayaal maantay waxaynu gaarnay 3kun oo saxiibayaal ah Mudo kooban iyo dadaal dheer ,
Dhinaca TikTok
Waxaa Mahad iska leh Allah ka dib saxiibada aaminay dadaalkeena, waalidka , iyo saxiibadeena rasmiga ah kuwaasoo ah ardaydeena.
Waxaad inoo tihiin wax walbe halkaan in aan gaarno qayb wayn iyo tayadiina ayaa sabab u ahayd.
MAHADSANIDIIN DHAMANTIIN.