13/05/2026
TAR-TANKA AQOON-KAAB.
Arbaco,13,05,2026 waxaa maantay oo Arbaco ah si rasmi ah ugu soo idlaaday Dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Wadajir. TAR-TANKA AQOON-KAAB ee sanad-dugsiyeedka 2025-2026.
Maalinta k**a dambaysta ah ee tartanka waxaa soo gaaray labada kooxood ee kala matalaysay Mudug iyo Hiiraan.
Waxaana guusho 12 iyo 6 ama (6 iyo 0) ku raacday kooxda matalaysay gobolka Mudug.
Ugu dambayn maamulka dugsiga iyo guddiga tartanka ayaa kooxaha guddoonsiiyey abbaal marinadii loohu tala galay.