Adult commercial secondary school Galkaio branch

Adult commercial secondary school Galkaio branch

Share

Institution

19/06/2026

Waxaa guul u rajaynaynaa ardayda fasalka 12aad ee dugsiga sare ee berri imtixaanka u fariisanaysa.

Dhammaantii Allaha nigu guuleeyo imtixaank.

14/06/2026

Maanta waa maalinta uu bilaabanayo Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee Dowlad Gobaleedka Galmudug.
Adult primary and secondary school Branch Galkacyo waxa ugaleysa 144 ardey guul ayaan idiin rajeyneynaa dhammaantiin.

11/06/2026

Natiijadda Kulankii k**a Dambeysta ee Adult Cup 2025-2026

11/06/2026

Final

Waxaa Galabta Qabsoomi doono ama la soo gaba gabayndoonaa Adult Cup Sanad dugsigeedka 2025-2026 kaas oo Fanalkiisa ku kulmi doonaa Fasalada Kala ah Fasalka 12aad iyo Fasalka 10aad ee Dugsiga Sare Ama

FORM FOUR VS FORM TWO

Yaa Hanan doona ayaa isleedahay Koobka?

Photos from Adult commercial secondary school Galkaio branch's post 04/06/2026

🏆 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 🏆

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐨𝐨 𝐚𝐲 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐝𝐮 𝐤𝐮 𝐛𝐞𝐞𝐠𝐧𝐚𝐲𝐝 𝟎𝟑-𝟎𝟔-𝟐𝟎𝟐𝟔 𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐛𝐚-𝐠𝐚𝐛𝐞𝐞𝐲𝐞𝐲 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐞𝐞𝐝𝐤𝐢𝐢 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐡𝐚𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐮𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐇𝐨𝐨𝐬𝐞, 𝐃𝐡𝐞𝐱𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐀𝐝𝐮𝐥𝐭 𝐆𝐚𝐥𝐤𝐚𝐜𝐲𝐨, 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚𝐚𝐬 𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐥𝐛𝐚 𝐥𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐨 𝐬𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐪𝐭𝐢 𝐞𝐞 𝐢𝐬𝐤𝐮𝐮𝐥𝐤𝐮 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐞𝐞𝐲𝐨.

🥇 𝟏. 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐮𝐛𝐚𝐱𝐥𝐞𝐲𝐝𝐚
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚𝐲 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 𝟗-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞, 𝐤𝐚𝐚𝐬 𝐨𝐨 𝐚𝐲 𝐤𝐚𝐠𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐭𝐞𝐞𝐧 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 𝟏𝟎-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞.

🥇 𝟐. 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐥𝐚𝐛𝐥𝐞𝐲𝐝𝐚
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚𝐲 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 (𝐅𝐨𝐫𝐦 𝐅𝐨𝐮𝐫), 𝐤𝐚𝐚𝐬 𝐨𝐨 𝐚𝐲 𝐤𝐚𝐠𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐭𝐞𝐞𝐧 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 𝟗-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 (𝐅𝐨𝐫𝐦 𝐎𝐧𝐞).

🥇 𝟑. 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐢𝐢 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐡𝐞𝐱𝐞
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚𝐲 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 𝟔-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐡𝐞𝐱𝐞, 𝐨𝐨 𝐚𝐲 𝐤𝐚𝐠𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐭𝐞𝐞𝐧 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 𝟖𝐀 𝐆𝐚𝐥𝐚𝐛𝐥𝐞𝐲.

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐟𝐚𝐬𝐚𝐥𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚𝐲 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐲𝐛-𝐠𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚. 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐫𝐚𝐣𝐚𝐲𝐧𝐚𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐡𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫 𝐬𝐢𝐢 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚.

27/05/2026

Tacsi

Dhammaan Maamulka, Macalimiiinta &Ardayda iskuulka Adult waxay halkaan ugu tacsiyeynayaan ardayda Kala ah:-
1. Ayaan Mohamed Abdi
2. Kowsar Ali

1. Ayaan waxaa Maanta magalada Galkacyo kaga geeriyooday Abe Mohamed Abdi sido kale

2. Kowsar Ali waxa ayadana ka geeriyooday walaasheed Safiyo Ali

Waxaana uga tacsiyeynaa dhammaan ehelkii ay ka baxeen labada marxuum waxana ilahay uga baryaynaa in uu ku irsaaqo janadda.

16/05/2026

Qado Sharaf

Fasalka form four habeenley ayaa waxay qado Sharaf maamuuskeeda aad u sareeyo u sameeyeen macalimiintoda

15/05/2026

Natiijada Kulankii aadka u xamaasada badnaa ee u dhexeyey F3 iyo F2

15/05/2026

𝐍𝐚𝐭𝐢𝐢𝐣𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐢𝐢 2aad 𝐞𝐞 𝐬𝐞𝐦𝐢-𝐟𝐢𝐧𝐚𝐥 𝐞𝐞 𝐠𝐚𝐥𝐚𝐛𝐭𝐞𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐚𝐫𝐤𝐚𝐲 𝐟𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 10𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐫𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 11𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐫𝐞 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐟𝐢𝐧𝐚𝐥-𝐤𝐚 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐛𝐚𝐲 𝐟𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 𝟏0𝐚𝐚𝐝.

15/05/2026

Balamin

Kulanka Galabta waxa ku balansan fasalka 11aad ee Dugsiga sare iyo Fasalka 10aad isla Dugsiga Sare Wana kulanka 4 dhamaadka

Want your school to be the top-listed School/college in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Jidka 30
Gaalkacyo
252