Find schools & colleges in Mogadishu. Listings include Al-hudda primary and secondary school, مركز جيل الامل لدراسات الوحيين, Barayaasha Qaranka Soomaaliyeed -BQS, Mareeg Media, PA18C Uniso Family and Hada baro Academy. Click on each in the list below the map for more information.
Baruhu waa barbaariyaha iyo hagaha bulshada, aan siinno karaamada iyo sharafta uu naga mudanyahay Email:[email protected]
Ku soo dhawoow Xirfad Baro Academy 🚀 Waxaan bixinaa koorsooyin casri ah oo suuqa looga baahan yahay: 🎨 Graphic Design 🎬 Video Editing 🤖 AI (Artificial Intelligence) Koorsooyin fudud oo tayo sare leh Bilow xirfad kuu horseedda shaqo iyo dakhli 💼💰
Dugsiga Hoyga shabeelle waa dugsi bixiyo waxbarashada asaasiga maadi iyo diini intuba.
Ku soo dhawaada Dugsiga H/Dhaxe iyo Sare Ee Al-Amal, waxaa diyaar idin kugu ah maamul iyo mucalimiin u tababaran howsha wacan ee ay u hayaan dadkooda.