Waaya Arag Primary and Secondary School

Waaya Arag Primary and Secondary School

Share

This W/Arag Primary and Secondary School Is Formal Education Provider AWGB and WWHTS.

20/12/2025

Asc dhammaan waalidiinta iyo ardayda dhigata iskuulka WAAYA ARAG waxaa la ogeysiinayaa in uu fasax yahay ISKUULKA laga bilaabo berri oo ay taariikhdu tahay 21/12/2025 ilaa iyo 27/12/2025.
Waxaa la imaan doonaa ISKUULKA maalinta sebtiga ah ee soo socda oo ay taariikhdu tahay 27/12/2025.

Mahadsanidiin

26/11/2025

Ustaad Haaruun Macruuf waa legend 🦵 laacib ah waxuu qeeb ka ahaa macalimiintii mataleysay gobolka Banaadir

Hambalyo: Macallimiinta dugsiyada Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay kulankii xiisaha lahaa ee lagu maamuusayay Maalinta Macallinka Soomaaliyeed.

Photos from Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir's post 26/11/2025
20/11/2025

Waxaan si hordhac ah u billaabaynaa hambalyada Macallinka Soomaaliyeed.

In kasta oo Macalliintu shaqo wanaagsan wada hayaan qaar baa wax gaar ku suntan. Macallinkee xusuus gaar ah kuu leh oo maankaaga ku daabacan?

20/11/2025

Munaasabadda 21ka Nofeembar Maalinta Macallinka Soomaaliyeed awgeed waxaa berri galab oo Jimce ah ka dhici doona garoonka Macquul ciyaar lagu maamuusayo maalinta Macallinka Soomaaliyeed una dhexayso Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir iyo Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed.

Kulanka Isboorti waxaa soo agaasimay Madasha Horyaal oo ah madal dhallinyaro iyada oo uu taabbageliyey Isbitaalka Muqdisho.

20/11/2025

Hambayo ayaan leenahay wiilkeena guudhaada waa mid soomaali oo dhan aad usoo hoyday Bahda Tacliinta ayaa sidookale ku leh Hambayo

Proud To be Somalian & African

Maanta Waa Maalin Weyn Magaca iyo Sumcada Somaliyedna Hawadas Mareyso

Waxan u mahadcelinaya Cid walba oo Somali weyn Shegata oo Isoo duceysay Kuna Farxay Guushan Qiimaha badan ee Wadankena iyo Dadyowgeena Somaliyed usoo hoyatay

Dhalinyarada Somaliyed Waxan leeyahay Aduunka Lama tartami karnee Xitaa in aan Ka hormarno waan awoodna hadan Wax qabsano Qabiilka iyo Qurunkana ka dheerano Midna ahaano

Ugu Dambeyn Waxan u mahacelinaya Cid walba oo isoo hambalyeysay iiguma soo Hambalyeysay in aan ahay Wiilkoda Somaliyed oo Magac Dalka u keenay eena ugu Horeyan dhaman Madaxda Dalka dhaman iyo Shacabkeyga Qiimaha badan ee Cirkaas i geeyay Abalmarinteydana ka Dhigay Mida ugu Qiimaha badan abid ee CAF ay bixiso sida ay ugu Dabaldagen darted

WAAN IDIN JECLAHAY SOMALIWEYN 💙💙

20/11/2025

Hambalyo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed.

Fadlan bulshada la wadaag Macallinkii kuugu saameynta badnaa ee noloshaada kusoo mara.

20/11/2025

HAMBALYO MAALINTA MACALINKA SOOMAALIYEED 21November

Macalinkeen Allow kaal
Macalinkiis Allow kaal
Macalin muslin Allow kaal
Mudnaan badan Allow sii

Waalidkeen Allow kaal
Waalidkiis Allow kaal
Waalid muslim Allow kaal

Dembigeen Allow dhaaf
Ducadeen muqbal yeel
Manfaceen xariir yeel
Makaankeen janno yeel
Janadana waasic yeel
Sideed janno Allow geli

Dhammaan macalimiinta waaya arag
Waxaan leenahay Hambayo abaalkiina
Jano aduuna ku liibaana idamka illaahay 🤲🤲

Photos from Waaya Arag Primary and Secondary School's post 29/08/2025

WARGALIN MUHIIM AH.
Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan ardada waxkabada dugsiga waaya arag innuu furmidoono maalinta barito ah ee sabtiga taariikhduna tahay 30/08/2025.
Sidookale jadwalkii isku aadka xiisada kala soco oo kadagso hal haan. MAHADSANIDIN

24/08/2025

Waxaan hambalyo iyo bogaadin udireynaa dhamaan ardayda fasalka 12aad oo galabtay natijadii Imtixaamka helay gaarahaan ardayda dugsiga waaya Arag oo Natiijo fiican ka keenay imtixaamka. guuleysta In badan

14/08/2025

Waxan u hamabalyeynaynaa dhamaan ardayda fasalka 8aad ee gobolka banaadir oo maantay imtixaam kooda la shaaciyey gaara haan ardayda Waaya Arag Primary and Secondary School oo natiija fiican kakeenay intixaankkii qaranka.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Mogadishu