Kulliyadda Qaanuunka JUS

Kulliyadda Qaanuunka JUS

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kulliyadda Qaanuunka JUS, Education, Afgoie Road, Dharkeynley District, Mogadishu.

Somali National University, Faculty of law aspires to be a center of quality in higher learning and research with scholars devoted to producing well-trained, competent, and responsible legal professionals

Photos from Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS's post 17/08/2026
Photos from Kulliyadda Qaanuunka JUS's post 17/08/2026

Muqdisho, 17/8/ 2026
Booqasho iyo Mahadnaq

Guddi uu hoggaaminayo Hormuudka Kulliyadda Qaanuunka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Wasaaradda Caddaalada iyo Arimaha Dastuurka XFS.

Booqashadan ayaa ujeeddadeedu ahayd xoojinta iskaashiga labada hay'adood, gaar ahaan dhinacyada tababarrada, cilmi-baarista, iyo isdhaafsiga khibradaha si loo horumariyo aqoonta iyo tayada shaqooyinka la xiriira caddaaladda iyo sharciga.

Hormuudka Kulliyadda Qaanuunka waxa uu uga mahadcelinayaa Agaasimaha Guud ,mudane Abdinor Hassan Mohamed ,soo dhoweyntii diirranayd iyo doorka muuqda ee uu ka qaatay dhiirrigelinta iyo taageeridda iskaashiga ay la leedahay Kulliyadda Qaanuunka.

Photos from Kulliyadda Qaanuunka JUS's post 15/08/2026

Muqdisho, 15 /8/ 2026
Booqasho iyo Mahadnaq

Guddi uu hoggaaminayo Hormuudka Kulliyadda Qaanuunka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Macahadka Garsoorka.

Booqashadan ayaa ujeeddadeedu ahayd xoojinta iskaashiga labada hay'adood, gaar ahaan dhinacyada tababarrada, cilmi-baarista, iyo isdhaafsiga khibradaha si loo horumariyo aqoonta iyo tayada shaqooyinka la xiriira caddaaladda iyo sharciga.

Hormuudka Kulliyadda Qaanuunka waxa uu uga mahadcelinayaa Agaasimaha Guud ,mudane Axmed Heeraab ,oo ay wehliyaan La-taliyaha Sare Maxkamada Sare Fahad Arte iyo Xubin ka tirsan JTI , soo dhoweyntii diirranayd iyo doorka muuqda ee uu ka qaatay dhiirrigelinta iyo taageeridda iskaashiga ay la leedahay Kulliyadda Qaanuunka.

Photos from Machadka Tababbarka Garsoorka Soomaaliya's post 15/08/2026
12/08/2026

HADDA CODSO–ABUUR INITIATIVE 2026 WUU FURAN YAHAY…

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay shaacinaysaa furitaanka codsiyada Barnaamijka ABUUR Initiative 2026 Wejigiisa 1aad.

ABUUR Initiative waa barnaamij soconaya 12 bilood, kaas oo loogu talagalay kobcinta hal-abuurka iyo ganacsiga ardayda, laguna taageerayo inay fikradaha hal-abuurka leh ee ardayda u beddelaan fursado ganacsi oo la hirgelin karo.

Codsigu wuxuu xirmayaa: 25 Agoosto 2026.
Codso hadda oo kuji link-ga hoose:

https://forms.cloud.microsoft/r/GFD5gyDVCz

ABUUR Initiative 2026-Fikraddaada u Beddel Fursad Ganacsi!

30/07/2026
Photos from Kulliyadda Qaanuunka JUS's post 25/07/2026

Booqasho iyo Mahadnaq

Guddi uu hoggaaminayo Hormuudka Kulliyadda Qaanuunka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Hoggaanka Baarista Dambiyada (CID).

Booqashadan ayaa ujeeddadeedu ahayd xoojinta iskaashiga labada hay'adood, gaar ahaan dhinacyada tababarrada, cilmi-baarista, iyo isdhaafsiga khibradaha si loo horumariyo aqoonta iyo tayada shaqooyinka la xiriira Caddaaladda iyo sharciga.

Hormuudka Kulliyadda Qaanuunka waxa uu uga mahadcelinayaa Taliyaha Hoggaanka Baarista Dambiyada, Mudane G/dhexe Ibraahim Aadan Dhayow, soo dhoweyntii diirranayd iyo doorka muuqda ee uu ka qaatay dhiirrigelinta iyo taageeridda iskaashiga ay la leedahay Kulliyadda Qaanuunka.

16/07/2026

Champions of Cartan Cup 🏆 2026

15/07/2026

Champions🏆

15/07/2026

Muqaal Kooban
*Avv Ali Halane*. Ka mid ahaay Alumni Kulliyadda Qaanuunka bari samaadkii. Dhiirigalintii uu siiyay Ciyaartoyda Xulka Kulliyadda Qaanuunka.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Afgoie Road, Dharkeynley District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 16:00
Tuesday 02:00 - 16:00
Wednesday 02:00 - 16:00
Thursday 02:00 - 16:00
Saturday 02:00 - 16:00
Sunday 02:00 - 16:00