Najmudin Primary and Secondary School

Najmudin Primary and Secondary School

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Najmudin Primary and Secondary School, School, Mogadishu.

Photos from Najmudin Primary and Secondary School's post 17/12/2025

Waxaa maanta oo ay taariikhda ku beegantahay 17December 2025 ka bilawday Schoolka talaalka oo ah cudur ku dhaca neef mareenka si dhaqso ahna ugu faafo bulshada dhaxdeeda.

Waalidiinta soomaliyeed waxaan ku war galinaynaa in ilmaha da’dooda udhaxayso 5-15sano siiyaan talaalka ka hortaga cudurka gawracatada.

14/12/2025

Najmudin Primary and Secondary School
Designer
Shuceyb Axmed XassanπŸ™πŸ™πŸ™πŸ™

Photos from Najmudin Primary and Secondary School's post 23/11/2025

Waxaa maanta xarunta schoolka lagu qabtay xaflad lagu maamuusayay maalinta macalinka soomaliyeed oo ku beegan 21November.

22/11/2025

Munaasabada maalinka macalinka soomaaliyeed iyo Mogadisho Stadium.β€πŸ‘πŸ‘πŸ‘

20/11/2025

iyo kalimadiisa ku aadan oo ku beegan .

Photos from Najmudin Primary and Secondary School's post 15/11/2025

Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 15/11/2025 waxaa noo bilawday imtixaan bileedka sanad daraasiga 2025-2026, si habsami leh ayuu noogu bilawday ilaahay waxaan ka rajaynaynaa in si qurux badan uu noogusoo gabagabeeyo.

29/10/2025

Schoolka Najmudin Primary and Secondary School isagoo ka jawaabaaya baahida loo qabo waxbarashada ardayda ku mashquulsan quraanka iyo duruufaha dhaqaale ee wadanka ka jira, waxuu bilaash( lacag la'aan ) ka dhigay waxbarashada maalmaha .

Maalmahaas waxuu ardayga isku qaadanayaa fasalada kala ah 1aad & 2aad oo kooris ah iyo 3aad &4aad oo iyana kooris ah.

Ardayga waxaan ufududeenay inuusan ka dib dhicin wax barashada iskuulka, isagoo quraankiisa dhiganaayo, iskuulkiisa dhiganaayo.

Ardayda schoolka kayaraha fog waxaan udiyaarinay gawaari kasoo qaado xaafadahooda.

Si aad uhesho macluumaad dheeri ah laxiriir xafiiska adoo kawacaya:
0613089111 ama 0615092229

19/09/2025

ayaa gabay kusaabsan xijaabka kasoo jeedisay xafladii furitaank schoolka sanad daraasiga 2025-2026

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
25