Nurul- Islam Quran Online

Nurul- Islam Quran Online

Share

Nurul-Islam Academy Online
hoyga aqoonta iyo hormarinta nafta
Ugu imaw waxbarasho tayo leh .

09/12/2025

قَالَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ: "الدِّينُ النَّصِيحَةُ"
Waxa yiri Rasuulkii Alle ﷺ: "Diintu waa naseexo."

08/12/2025

🌟 Safarka cilmigu waa safar iftiin—hal talaabo oo aad qaaddo waxay kuu furaysaa albaab weyn.

07/12/2025

✨ "Cabsida Alle waa iftiinka qalbiga—waana bilowga kheyr walba."

06/12/2025

📖 Bilow safarka Quranka—waxbarasho fudud, jadwal dabacsan, iyo barako joogto ah!

🌿 Quranka gurigaaga ka baro, hana ka harin fursadda noloshaada beddeli karta.

👩‍🏫 Ku biir koorsooyinka Quranka ee dumarka

28/11/2025

Aqoon diini ah la’aanteed, hanuunka waa adkaan. Baro diintaada maanta. 🌟

68 6045577

27/11/2025

Sual?
Waa maxay muhiimada tafsiirka Quraanka

68 6045577

27/11/2025

Qofka cilmiga diinta yeeshaa, noloshiisu waxay yeelataa xasillooni iyo hanuun. Ku soo biir barashada Qur’aanka. 📘🤲
68 6045577

26/11/2025

Nuurul Islaam Quran Online — goob lagu kobciyo mustaqbalka dumarka iyo caruurta, lana baro Qur’aanka iyo akhlaaqda Islaamka si habaysan oo hufan. 📖✨

68 6045577

26/11/2025

Qof kasta oo Qur’aan barta, kheyr badan ayuu ka dhaxlaa—adna maanta ka mid noqo dadka la baraaya Kitaabka Alle. 🌙💚

68 6045577

25/11/2025

Cilmiga diintu waa mid aan xad lahayn—qof walba wuu baran karaa, waqti kasta, meel kasta. 🌙💚

68 6045577

25/11/2025

Ku soo biir Nuurul Islaam Quran Online, una soo gudub safar qurux badan oo Qur’aan barasho ah. ✨📖
Ragester Now !
68 6045577

31/10/2025

✨ Juma Mubarak! 🌙
اللهم بارك لنا في يوم الجمعة واغفر ذنوبنا 🤍
Ha noqoto Jimce barako iyo kheyr badan. Akhriska Qur’aanka ha noqdo nuur iyo hanuun noloshaada iftiimiya. 📖💚

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Al Baraka Street
Mogadishu