Dugsiga Imam-malik Oodweyne

Dugsiga Imam-malik Oodweyne Ugu Soo Hagaag Aqoon Iyo Akhlaaq

๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐“๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฆ๐ค๐š ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”Maanta oo sabti ah waxaa xarunta Dugsiga Imam-malik Oodweyne ka bilowday ...
10/01/2026

๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐“๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฆ๐ค๐š ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

Maanta oo sabti ah waxaa xarunta Dugsiga Imam-malik Oodweyne ka bilowday Imtixaanka teeramka .
Dhammaan ardeyda ayaa u soo xaadiray sidii loogu talagalay .

Guul ayaaan u rajeynaynaa dhammaan ardeyda .

Dugsiyada Imam-Malik

๐ŸŒน๐— ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐—ช๐—”๐—ก๐—”๐—”๐—š๐—ฆ๐—”๐—ก๐ŸŒนXiddidada Waxbarashadu Waa Kharaar๐Ÿ“–๐Ÿ–‹, Laakin Waxay Leedahay Miro Macaan ๐Ÿ’๐Ÿ"The roots of education are ...
28/12/2025

๐ŸŒน๐— ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐—ช๐—”๐—ก๐—”๐—”๐—š๐—ฆ๐—”๐—ก๐ŸŒน

Xiddidada Waxbarashadu Waa Kharaar๐Ÿ“–๐Ÿ–‹, Laakin Waxay Leedahay Miro Macaan ๐Ÿ’๐Ÿ

"The roots of education are bitter, but the fruit is sweet."

Dugsiyada Imam-Malik๐ŸŒฑ๐ŸŒน

23/12/2025

Allaha uu naxariisto Ahmed nor

Dhammaan ehelkiisa sabar allaha ka siiyo

ุฅู†ุงู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุงุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†

20/12/2025

๐–๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง ๐Ÿ“ข

Laga Bilaabo Berri oo axad ah illaa Isbuuca Inta Ka Dhiman iskuulka Waa
Fasax

22/11/2025

๐–๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง ๐Ÿ“ข๐ŸŽ‰

Berri oo axad ah iskuulku Waa Fasax .

Mahadsanid macalinka soomaaliyeed . Dugsiga Imam-malik Oodweyne
22/11/2025

Mahadsanid macalinka soomaaliyeed .

Dugsiga Imam-malik Oodweyne

22/11/2025
21/11/2025

๐–๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง ๐Ÿ“ข๐ŸŽ‰

Berri oo Sabti ah iskuulku Waa Fasax munaasabadda
Maalinta macalinka owgeed .

Ardayda galableyda maanta waxaa u soo dhamaaday imtixaanka koobaad sanad dugsiyeedka 2025/2026.Muddo afar maalmood ah uu...
11/11/2025

Ardayda galableyda maanta waxaa u soo dhamaaday imtixaanka koobaad sanad dugsiyeedka 2025/2026.

Muddo afar maalmood ah uu imtixaanka socday ardayda ayaa u soo xaadirayay sidii loogu talagalay .

Dugsiyada Imam-Malik
Dugsiga Imam-malik Oodweyne

Hambalyo ardayda ku guuleysatay deeqda waxbarasho
15/10/2025

Hambalyo ardayda ku guuleysatay deeqda waxbarasho

๐Ÿ“š๐ŸŒน๐Ÿ‘‘๐Ÿ–Š๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
15/10/2025

๐Ÿ“š๐ŸŒน๐Ÿ‘‘๐Ÿ–Š๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

๐€๐ฑ๐š๐ ๐Ÿ๐Ÿ/๐Ž๐œ๐ญ/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“Ardayda Fasalka Form4-A ayaa saaka barxadda daabuurka ku xusay maalinta calanka soomaaliyeed . Dhammaan ...
12/10/2025

๐€๐ฑ๐š๐ ๐Ÿ๐Ÿ/๐Ž๐œ๐ญ/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“

Ardayda Fasalka Form4-A ayaa saaka barxadda daabuurka ku xusay maalinta calanka soomaaliyeed .

Dhammaan ardayda kale ayay ku booriyeen inay dalkooda iyo calankooda ay jeclaadaan .

Dugsiga Imam-malik Oodweyne
Dugsiyada Imam-Malik
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Address

Mogadishu

Telephone

+252614277775

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Imam-malik Oodweyne posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category