Abubakar Al-Sidik primary & Secondary School

Abubakar Al-Sidik primary & Secondary School Abubakar Alsidik Dabaqayn Hoyga Aqonta & Barbaarinta Ubadka

👏🎉Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa  . Muna Adam Hassan oo loo magacaabay Gudomiyadda Gudiyada Guud Sanad Dugsiyee...
15/09/2026

👏🎉Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa . Muna Adam Hassan oo loo magacaabay Gudomiyadda Gudiyada Guud Sanad Dugsiyeedka 2026-2027 ee Abubakar Al-Sidik primary & Secondary School(Part Time).

Waxaan u rajaynaynaa guul, waxaan ku kalsoonnahay in khibraddeeda iyo hoggaaminteeda ay door muhiim ah ka qaadan doonto horumarinta Shaqoyinka guud ee dugsiga.

Waxaan Alle ka baryeynaa inuu u fududeeyo hawshaas.

👏🎉Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa  . Nasteha Moktar Isak oo loo magacaabay Gudomiyadda Barnamijyada Xafladaha Sa...
15/09/2026

👏🎉Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa . Nasteha Moktar Isak oo loo magacaabay Gudomiyadda Barnamijyada Xafladaha Sanad Dugsiyeedka 2026-2027 ee Abubakar Al-Sidik primary & Secondary School(Part Time).

Waxaan u rajaynaynaa guul, waxaan ku kalsoonnahay in khibraddeeda iyo hoggaaminteeda ay door muhiim ah ka qaadan doonto horumarinta Xafladaha.

Waxaan Alle ka baryeynaa inuu u fududeeyo hawshaas.

👏🎉Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Ust. Abdiqafar Suleiman Ibrahim oo loo magacaabay Gudomiyaha Barnamijyada Tabu...
15/09/2026

👏🎉Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Ust. Abdiqafar Suleiman Ibrahim oo loo magacaabay Gudomiyaha Barnamijyada Taburka Sanad Dugsiyeedka 2026-2027 ee Abubakar Al-Sidik primary & Secondary School (Part Time).

Waxaan u rajaynaynaa guul, waxaan ku kalsoonnahay in khibraddiisa iyo hoggaamintiisu ay door muhiim ah ka qaadan doonaan horumarinta taburka.

Waxaan Alle ka baryeynaa inuu u fududeeyo hawshaas.

👏🎉Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Ust. Abdiaziz Isse Abukar oo loo magacaabay Gudomiyaha Imtixanadka Sanad Dugsi...
14/09/2026

👏🎉Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Ust. Abdiaziz Isse Abukar oo loo magacaabay Gudomiyaha Imtixanadka Sanad Dugsiyeedka 2026-2027 ee Abubakar Al-Sidik Primary & Secondary School (Part Time).

Waxaan u rajaynaynaa guul, waxaan ku kalsoonnahay in khibraddiisa iyo hoggaamintiisu ay door muhiim ah ka qaadan doonaan horumarinta Imtixanadka.

Waxaan Alle ka baryeynaa inuu u fududeeyo hawshaas.

👏🎉Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa  . Abdullahi Mohamed Sayidali oo loo magacaabay Gudomiyaha Tartanka iyo Waxbar...
14/09/2026

👏🎉Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa . Abdullahi Mohamed Sayidali oo loo magacaabay Gudomiyaha Tartanka iyo Waxbarashada Sanad Dugsiyeedka 2026-2027 ee Abubakar Al-Sidik primary & Secondary School (Part Time).

Waxaan u rajaynaynaa guul, waxaan ku kalsoonnahay in khibraddiisa iyo hoggaamintiisu ay door muhiim ah ka qaadan doonaan horumarinta Tartanka iyo Waxbarashada.

Waxaan Alle ka baryeynaa inuu u fududeeyo hawshaas.

14/09/2026

Xiritankii ayadaha quranka karimka ee Xaflada qalin jabinta fasalka 12aad sanad dugsiyeedka 2025-2026 dufcadii 26aad
Abubakar Al-Sidik primary & Secondary School
Ogaal Production

14/09/2026

Suugaan ay ka jedisay ardayad ka mid ah ardeyda qalin jabiyasha ee Xaflada qalin jabinta fasalka 12aad sanad Dugsiyeedka 2025-2026 dufcadii 26aad
Abubakar Al-Sidik primary & Secondary School
Ogaal Production

14/09/2026

Kalmadi Jamacadda Jobkey ay ka jedisay Xaflada qalin jabinta fasalka 12aad sanad Dugsiyeedka 2025-2026 dufcadii 26aad
Abubakar Al-Sidik primary & Secondary School
Ogaal Production

14/09/2026

Kalmadi Jamacadda Jamhuriya ay ka jedisay Xaflada qalin jabinta fasalka 12aad sanad Dugsiyeedka 2025-2026 dufcadii 26aad
Abubakar Al-Sidik primary & Secondary School
Ogaal Production

14/09/2026

Kalmadi Jamacadda Salam ay ka jedisay Xaflada qalin jabinta fasalka 12aad sanad Dugsiyeedka 2025-2026 dufcadii 26aad
Abubakar Al-Sidik primary & Secondary School
Ogaal Production

Address

JAALLE SIYAD Street
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abubakar Al-Sidik primary & Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category