Daarul Qur,aan Online

Daarul  Qur,aan Online

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daarul Qur,aan Online, Education, Mogadishu.

Daarul Qur,aan Online
waxa lagu bartaa
xifdinta qur,aan & tafsiirka
iyo barasha hingaada
& qiimo ku raaligilnaayo
waxaad kala soo xiriiri kartaa
Teel +252905201013 MAHADSINIDIIN

16/12/2025

Barashada Qur,aanka online๐Ÿ“– xifdinta Qur,aanka ๐ŸŒŸ,tajwiid ๐Ÿ“ qoraalka carabiga ๐ŸŒ™ Axaadiista ๐Ÿ“ฒtafsiirka ๐Ÿ–ฅ๏ธ watssbka kala xiriir https://wa.me/+252905201013

08/12/2025

Daarul Qur,aan Online

07/12/2025

SUBAX WANAGSAN
ALL MY MUSLIM

06/12/2025

22/09/2025


Daarul Qur,aan Online

15/09/2025

โค๏ธโ€๐ŸฉนNaxriista noloshu waa Qur'aanka, xaqiiqada marka laga hadlayo Qur'aanka nolosheenu waxa uu nasiinaya isla markaana uu u yahay Xasilooni, daganaasho, iyo Raaxo. Markasta iyo xilli kastana Aayaatka Alle akhri oo ku tadabur.

{ุงู„ู„ู‘ูŽูฐู‡ูู…ูŽ ุฅูุฌู’ุนูŽู„ู’ู†ูŽุง ุฃูŽู‡ู’ู„ู ุงู„ู‚ูุฑู’ุขู†ู}
{Allahayow inaga yeel Qur'aanka ehelkiis}

๐ŸŒฟุชู„ุงูˆุฉ ุงู„ู‚ุฑุขู† ุงู„ูƒุฑูŠู… ูˆู‡ูˆ ุบุฏุงุก ู„ู„ุฑูˆุญ ู„ุง ูŠู…ูƒู† ุงู„ุฅ ุณุชุบู†ุงุก ุนู†ู‡
Akhrinta Qur'aanku waa Quudka Ruuxda Lagama Dhergo
ุงู„ู„ู‡ู… ุงุฌุนู„ ู„ู†ุง ุฃู‡ู„ ุงู„ู‚ุฑุขู† ุงู„ูƒุฑูŠู…
Rabi Hainaka Dhigo Ku Cibaadaysta Akhrinta Qur'aanka Dhagaysigiisa Fahamkiisa Dhuuxa oo Ku Dhaqma ๐Ÿฅบโค๏ธ

ุงู„ู„ู‡ู… ุขู…ูŠู† ูŠุงุฑุจ ุงู„ุนุงู„ู…ูŠู† ๐Ÿคฒ๐Ÿซถ๐Ÿฅบ
Daarul Qur,aan Online

14/09/2025

Qalbigaagu haddii uu Qur'aanku d**o, naftaada daganaan beyheleysaa.
Daarul Qur,aan Online

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu