Kasmo Primary & Secondary School

Kasmo Primary & Secondary School Kasmo shcool waa xarun waxbarasho oo loogu talagalay in lagu bixiyo waxbarashada Ubadka qeybaheeda kala duwan.

15/09/2026

War bixin ku saabsan Booqashada Midowga Qalin-Jabiyayaasha Dugsiga Kasmo

Sawiro qaybtii 3aad ๐ŸŽ“ Booqasho Xusuus iyo Dhiirrigelin LehQaar ka mid ahMidowga Qalin-Jabiyayaasha Dugsiga Kasmo, oo ka ...
15/09/2026

Sawiro qaybtii 3aad

๐ŸŽ“ Booqasho Xusuus iyo Dhiirrigelin Leh

Qaar ka mid ahMidowga Qalin-Jabiyayaasha Dugsiga Kasmo, oo ka kala socday Dufcadihii 1aad, 2aad, 3aad, 4aad iyo 5aad, ayaa booqasho ku yimid hoygoodii ay ka qalin-jabiyeen ee Kasmo Primary & Secondary School.

Intii ay booqashada ku jireen, qalin-jabiyayaashu waxay la hadleen ardayda xilligii taabuurka, sidoo kale waxay kulan iyo is-xogwareysi la yeesheen Maamulka iyo Macallimiinta Dugsiga.

Waxay si gaar ah ula hadleen fasallada shahaadiga ah ee 8aad iyo F4, iyagoo ardayda la wadaagay talooyin, dhiirrigelin iyo waayo-aragnimo ku saabsan muhiimadda waxbarashada, dadaalka iyo diyaar-garowga imtixaannada shahaadiga ah ee soo socda.

Kasmo waa hoygii aqoonta ee ay ka qalin-jabiyeen, xiriirkooduna ma dhammaanayo qalin-jabinta kadib.

Sawiro qaybtii labaad ๐ŸŽ“ Booqasho Xusuus iyo Dhiirrigelin LehQaar ka mid ahMidowga Qalin-Jabiyayaasha Dugsiga Kasmo, oo k...
15/09/2026

Sawiro qaybtii labaad

๐ŸŽ“ Booqasho Xusuus iyo Dhiirrigelin Leh

Qaar ka mid ahMidowga Qalin-Jabiyayaasha Dugsiga Kasmo, oo ka kala socday Dufcadihii 1aad, 2aad, 3aad, 4aad iyo 5aad, ayaa booqasho ku yimid hoygoodii ay ka qalin-jabiyeen ee Kasmo Primary & Secondary School.

Intii ay booqashada ku jireen, qalin-jabiyayaashu waxay la hadleen ardayda xilligii taabuurka, sidoo kale waxay kulan iyo is-xogwareysi la yeesheen Maamulka iyo Macallimiinta Dugsiga.

Waxay si gaar ah ula hadleen fasallada shahaadiga ah ee 8aad iyo F4, iyagoo ardayda la wadaagay talooyin, dhiirrigelin iyo waayo-aragnimo ku saabsan muhiimadda waxbarashada, dadaalka iyo diyaar-garowga imtixaannada shahaadiga ah ee soo socda.

Kasmo waa hoygii aqoonta ee ay ka qalin-jabiyeen, xiriirkooduna ma dhammaanayo qalin-jabinta kadib.

Sawiro qaybti 1aad ๐ŸŽ“ Booqasho Xusuus iyo Dhiirrigelin LehQaar ka mid ahMidowga Qalin-Jabiyayaasha Dugsiga Kasmo, oo ka k...
15/09/2026

Sawiro qaybti 1aad ๐ŸŽ“ Booqasho Xusuus iyo Dhiirrigelin Leh

Qaar ka mid ahMidowga Qalin-Jabiyayaasha Dugsiga Kasmo, oo ka kala socday Dufcadihii 1aad, 2aad, 3aad, 4aad iyo 5aad, ayaa booqasho ku yimid hoygoodii ay ka qalin-jabiyeen ee Kasmo Primary & Secondary School.

Intii ay booqashada ku jireen, qalin-jabiyayaashu waxay la hadleen ardayda xilligii taabuurka, sidoo kale waxay kulan iyo is-xogwareysi la yeesheen Maamulka iyo Macallimiinta Dugsiga.

Waxay si gaar ah ula hadleen fasallada shahaadiga ah ee 8aad iyo F4, iyagoo ardayda la wadaagay talooyin, dhiirrigelin iyo waayo-aragnimo ku saabsan muhiimadda waxbarashada, dadaalka iyo diyaar-garowga imtixaannada shahaadiga ah ee soo socda.

Kasmo waa hoygii aqoonta ee ay ka qalin-jabiyeen, xiriirkooduna ma dhammaanayo qalin-jabinta kadib.

31/08/2026

แด‹แดœ ๊œฑแดแด แด…สœแด€แดกแดแดก แด…แดœษข๊œฑษชษขแด€ แด‹แด€๊œฑแดแด

Ma rabtaa in ilmahaagu helo aqoon, akhlaaq, waddaniyad iyo mustaqbal wanaagsan?
Ku soo dhawoow Kasmo Primary & Secondary School, halka ardayda lagu barbaariyo aqoon, tarbiya, dal-jacayl iyo masuuliyad.

๐Ÿ“š Diyaarin โ€ข Dugsi Hoose โ€ข Dugsi Dhexe โ€ข Dugsi Sare
Waxaan dhiseynaa jiil aqoon leh, akhlaaq leh, dalkiisa jecel, una diyaar ah hoggaanka berri.

๐Ÿ“ Warta-nabadda, Furayaasha โ€“ Masjid Tawasal
๐Ÿ“ž +252 61 998 80092
๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Sabti 29 August, 2026Maamulka dugsiga Kasmo ayaa soo qabanqaabiyay Siminaarka Sannadlaha ah ee loogu talagalay Qeybaha K...
29/08/2026

Sabti 29 August, 2026

Maamulka dugsiga Kasmo ayaa soo qabanqaabiyay Siminaarka Sannadlaha ah ee loogu talagalay Qeybaha Kala duwan ee Barayaasha Dugsiga Kasmo.

Ujeedka Siminaarka ayaa salka ku haya isku diyaarinta Sannad-Dugsiyeedka bilaabanaya ee 2026-2027.

Khamiis 20-Agu-2026 Waxaa ardayda khamiis iyo jimacaha u bilowday imtixaanka finalka ee 2026.
21/08/2026

Khamiis 20-Agu-2026 Waxaa ardayda khamiis iyo jimacaha u bilowday imtixaanka finalka ee 2026.

19/08/2026

๐™„๐™จ ๐™™๐™ž๐™ž๐™ฌ๐™–๐™–๐™ฃ ๐™œ๐™–๐™ก๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™ช ๐™ฌ๐™š๐™ฎ ๐™›๐™ช๐™ง๐™–๐™ฃ๐™ฉ๐™๐™–๐™ฎ.

Xaruunta Dugsiga Kasmo furayaasha_Warta nabada_Mogdisho_Somalia.

Kasmo shcool waa xarun waxbarasho oo loogu talagalay in lagu bixiyo waxbarashada Ubadka qeybaheeda kala duwan.

Hambalyo Qalin-jaabiyaasha Fasalka 12aad ee Kasmo! Waxaan idin ku hambalyaynaynaa guusha aad ka gaadheen imtixaanka Fasa...
15/08/2026

Hambalyo Qalin-jaabiyaasha Fasalka 12aad ee Kasmo!

Waxaan idin ku hambalyaynaynaa guusha aad ka gaadheen imtixaanka Fasalka 12aad. Guushani waa mid ka dhalatay dadaal, dulqaad iyo hawlkarnimo.

Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, aqoon iyo guulo waaweyn oo idin sugaya.

Guushu ha idiin noqoto bilowga mustaqbal wanaagsan. โœจ

๐ŸŽ“๐Ÿ†

09/08/2026

Fariinta Maamulka Dugsiga kasmo
Ee Imtixaanka 8aadka.

Address

Xamar Jadiid
Mogadishu

Telephone

+252619980092

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kasmo Primary & Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Kasmo Primary & Secondary School:

Shortcuts

Share

Category