Manbacu Al-culuum
ku soo dhawoow mu'asassada manbacu -Alculuum
10/06/2026
๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ข๐ง ๐๐๐๐ข๐ง ๐๐๐๐ ๐
Alxamdulillaah, waxaa si heer sare ah noogu qabsoontay Xarunta Weyn ee Muโasasada Manbacu Al-culuumum (KPP), Xafladd Qalin-jabinta arday dhammeysatay qeybaha kala duwan ee waxbarashada.
Ardaydan ayaa si guul leh u soo dhammeysatay qeybaha kala ah:
1. Aqriska iyo Qorrista
2. Xifdinta Qurโaanka Kariimka
3. Barashada Kutubta Cilmiga Shareecada,
Ardaydaan qaar ka mid ah waxa ay u diyaar-garoowayaan Imtixaanka Shahaadiga ah Fasallada 8aad, iyo 12aad, ee nagu soo fool leh.
Munaasabadda waxaa sidoo kale lagu guddoonsiiyay ardayda shahaadooyin caddeynaya heerka aqooneed oo ay gaareen iyo dadaalkii ay geliyeen waxbarashadooda.
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa dhammaan ardayda qalin-jabisay, waalidiintooda, macallimiintooda iyo maamulka muโasasadda. Waxaan Allaah uga baryeynaa inuu ku anfaco cilmigooda, kana yeelo kuwo dalkooda, dadkooda iyo diintooda waxtar u leh.
Inshaa Allaah.
๐น ๐๐๐ข๐๐๐ก๐ฎ๐ค ๐๐ช๐ช๐จ๐๐ ๐๐๐ฎ๐ฃ!
๐ ๐๐ชโ๐๐จ๐๐จ๐๐๐ ๐๐๐ฃ๐๐๐๐ช ๐ผ๐ก-๐๐ช๐ก๐ช๐ช๐ข
21/04/2026
ุฅููููุง ููููููู ููุฅููููุง ุฅููููููู ุฑูุงุฌูุนูููู
โุฅููู ููู ู
ุง ุฃุฎุฐุ ููู ู
ุง ุฃุนุทูุ ููููู ุดูุกู ุนูุฏู ุจุฃุฌูู ู
ุณู
ููโ
Waxaan murugada iyo tiiraanyada la qeybsaneynaa dhammaan ehelka, qoyska iyo qaraabada uu ka baxay ๐๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ ๐ฎ ๐ง๐๐ฑ๐๐ซ๐ข๐ข๐ฌ๐ญ๐๐ ๐๐ก๐ข๐ข๐ค๐ก ๐๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ฑ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐, oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Waxaan si gaar ah tacsi ugu diraynaa dhammaan qoyskiisa, ehelkiisa iyo asxaabtiisa, gaar ahaan Maamulaha Manbacu Al-Culuum, Shiikh Siciid Shiikh Cabdiraxmaan Maxamed.
Waxaan Alle uga baryeynaa marxuumka in uu ku mannaysto naxariistiisa ballaaran, qabrigana u waasiciyo, kana waraabiyo Jannatul Firdowsa. Sidoo kale waxaan Allaah uga baryeynaa ehelka iyo qaraabada uu ka baxay sabar iyo iimaan Eebe ka siiyo.
Aamiin Aamiin Aamiin.
26/03/2026
๐ข ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda iyo culimada ku taxan xalaqaadka kitaabada ka socday ๐๐๐ฌ๐ฃ๐ข๐๐ค๐ ๐๐ฅ-๐
๐๐๐ญ๐ข๐ฑ ๐๐ ๐๐๐ ๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐ฑ๐๐, in duruustii dib loo bilaabi doono dhawaan, Insha Allah.
Sidoo kale, waxaa la bilaabi doonaa laba kitaab oo cusub, kuwaas oo kala ah:
๐a๐ฑi๐ขx M๐ฎs๐ฅi๐ฆ ุตุญูุญ ู
ุณูููู
S๐ฎn๐n A๐ฅ-๐i๐ฌa๐โ๐ข ุณููู ุงููุณููุงููู
Inshaa Allaah halaga Faaideysto.
Hoyadu waa lama huran
Iyo deeq cabdi nuur
31/12/2025
๐ข๐๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐ก & ๐๐ข๐๐๐๐๐๐ก
Alxamdulillaah, waxa si guul iyo barako leh ku soo gabagaboobay ๐๐๐ญ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐ข๐ญ๐๐๐๐ค๐ ๐-๐๐๐, ee akhrinta ๐๐ฆ๐ฎ๐ก๐๐๐ญ๐ฎ ๐๐ข๐ญ๐ญ๐๐ก๐ (ุงูู
ูุงุช ุงูุณุชุฉ) ee Axaadiista Suubanaha Nabiga ๏ทบ, gaar ahaan ๐๐ข๐ญ๐๐๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐ง๐๐ง ๐๐๐ข๐ข ๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ (๐๐).
๐๐จ๐จ๐๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ฌ๐๐๐๐:Masjidka Al-Faatix
๐๐๐๐๐๐๐๐: Liiq liiqato โ Degmada Kaxda, Muqdisho
Waxaan hambalyo u diraynaa ardayda ka faaโiideysatay iyo culimada dadaalka ku bixisay, guud ahaan cid kasta oo ka qeyb qaadatay hirgelinta barnaamijkan kheyrka ah.
Ujeeddadu waa barashada Sunnada Nabiga ๏ทบ, fahamkeeda iyo ku camal falkeeda.
Dhawaan waxaa bilaaban doona akhrinta ๐๐ข๐ญ๐๐๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐ง๐๐ง ๐๐ฅ-๐๐ข๐ฌ๐๐๐ข (ุณูู ุงููุณุงููู), kaas oo ah kii ugu dambeeyey afarta Sunan ee waaweyn, waqtigiisana si gaar ah ayaa idinla wadaagi doonnaa Inshaa Allaah.
18/12/2025
Kulanka manta
12/12/2025
Kulanka galabta iyo.............
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 06:00 - 23:00 |
| Tuesday | 06:00 - 23:00 |
| Wednesday | 06:00 - 23:00 |
| Thursday | 06:00 - 23:00 |
| Friday | 06:00 - 23:00 |
| Saturday | 06:00 - 23:00 |
| Sunday | 06:00 - 23:00 |