Wuxuu Ahaa Kuwan Adag
Midowga Tartantamayaasha - Buloburte
Himiladeenu oo magac wanaagsan โ๐ฆ๐ค๐ฅ ๐ฎ๐ฒ๐๐ฉ๐ฆ๐ฑ๐ถ ๐๐ซ๐ก ๐๐ข๐ฐ๐ฑ ๐ก๐ข๐ฐ๐ฆ๐ค๐ซ
๐๐๐๐ฃ๐ฆ ๐๐ซ๐ฉ๐ฆ๐ซ๐ข ๐๐ข๐ฐ๐ฆ๐ค๐ซ ๏ฟฝ ๐ ๐ฌ๐ช๐ฆ๐ซ๐ค ๐ง๐ฒ๐ฐ๐ฑ
13/03/2026
Waa mahad Alle iyo Dadaalka macalimiinta Sharafta leh ee nafta garab dhigay degmada inan u gudubno wareega 4 dhamaaadka Tartanka. Guul ayaan raneyneynaa inshallah
27/02/2026
Guul
Degmada Shangaani oo caawa ka hartay Tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka.
Guul Inshallah
Habeen Dambe Waxan la tartami donaa Shankaani Inshallah Waxan Rajeyneyna Guul
19/02/2026
Guul Dabiici ah
Degmada Buulaburde oo tartankii caawa dhibcaha Forfait kaga qaadatay Degmada Tiyegloow.
19/02/2026
Inshallah Buloburte
Saadaali Tartanka degmooyinka ee caawa Warbaahinta Dalsan ku dhexmari doono degmada Tiyeeglow iyo degmada Buula Burde
18/02/2026
๐โจ Ramadan Kariim โจ๐
Midowga Tartamayaasha Degmada Bula-burte waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ummadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan shacabka degmada Bula-burte.
Bishan barakaysan ee Ramadaan ha noqoto bil nabad, midnimo, iscafis iyo cibaado suuban. Alle ha inaga aqbalo soonka, salaadda iyo camalka khayrka ah, hana inagu gaarsiiyo farxad iyo horumar.
๐คฒ๐พ๐ Ramadan Kariim dhamaantiin!
17/02/2026
Waxaan si rasmi ah u qeyb galeyno tartanka aqooneedka Bisha Barakeysan ee Ramadaan ay qabanayaan SNTV IYO DALSAN TV
Tartankani waa mid matalaya karaamada, aqoonta iyo kartida dhalinyarada degmada Bulaburte.
Waxaan idinka codsaneynaa:
โขDuco iyo taageero joogto ah
โขDhiirigelin iyo garab istaag
โขInaad nala wadaagtaan fariimaha dhiirrigelinta
Guul iyo gobannimo ayaan hiigsaneynaa, dadaalkana k**a hari doonno!
Tartan aqooneedka Bisha barakeysan ee ramadaan.
Dalsan TV
vs
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu