25/08/2025
𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼
Dhammaan Bahda 𝗗𝘂𝗴𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗛𝗼𝗼𝘀𝗲 𝗗𝗵𝗲𝘅𝗲 𝗜𝘆𝗼 𝗦𝗮𝗿𝗲 𝗘𝗲 𝗜𝗳𝘁𝗶𝗶𝗻 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗪𝗮𝗿𝘁𝗮-𝗡𝗮𝗯𝗮𝗱𝗮, Waxa ay Halkaan Hambalyo iyo Boggaadin Uga Marinayaan Ardayda Fasalka 12.aad ee Dugsiga Iftiin 2 ee ku baasay Imtixaanka Qaranka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare
Waa 𝗗𝘂𝗳𝗰𝗮𝗱𝗶𝗶 𝟭𝟱.𝗔𝗮𝗱 ee Ka qalin jebiyo 𝗗𝘂𝗴𝘀𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗜𝗳𝘁𝗶𝗶𝗻, Dhamaan Bahda Iftiin Warta-Nabada oo isku Duuban waa ay idiin Hambalyeynayaan.
Guuleysta, Dadaalkiina Halkaas Kasii wada.
Nagu Soo Biir
Iftiin Waa Iftiimiyaha Aqoonta
𝗜𝗦𝗗𝗜𝗪𝗔𝗔𝗡𝗚𝗘𝗟𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗔𝗥𝗗𝗔𝗬𝗗𝗔 𝗖𝗨𝗦𝗨𝗕 𝗪𝗔𝗔 𝗔𝗬 𝗡𝗢𝗢 𝗙𝗨𝗥𝗔𝗡 𝗧𝗔𝗛𝗔𝗬.
𝟮𝟬𝟮𝟱 - 𝟮𝟬𝟮𝟲
.aad
21/08/2025
𝗤𝗮𝗯𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯
𝗗𝘂𝗴𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗛𝗼𝗼𝘀𝗲 𝗗𝗵𝗲𝘅𝗲 𝗜𝘆𝗼 𝗦𝗮𝗿𝗲 𝗘𝗲 𝗜𝗳𝘁𝗶𝗶𝗻 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗪𝗮𝗿𝘁𝗮 - 𝗡𝗮𝗯𝗮𝗱𝗮, oo aad uga Barateen Waxbarasho Tayo leh waxaa ka socdo 𝗤𝗮𝗯𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯 ee Sannad Dugsiyeedkaan 𝟮𝟬𝟮𝟱 - 𝟮𝟬𝟮𝟲.
𝗗𝘂𝗴𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗛𝗼𝗼𝘀𝗲 𝗗𝗵𝗲𝘅𝗲 𝗜𝘆𝗼 𝗦𝗮𝗿𝗲 𝗘𝗲 𝗜𝗳𝘁𝗶𝗶𝗻 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗪𝗮𝗿𝘁𝗮 - 𝗡𝗮𝗯𝗮𝗱𝗮, oo ay Arday badan ka Afalxeen Waxa uu kugu Soo Dhoweynayaa 𝗚𝗮𝗰𝗺𝗼 𝗙𝘂𝗿𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗪𝗮𝘅𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗼 𝗧𝗮𝘆𝗼 𝗹𝗲𝗵.
𝗗𝘂𝗴𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗛𝗼𝗼𝘀𝗲 𝗗𝗵𝗲𝘅𝗲 𝗜𝘆𝗼 𝗦𝗮𝗿𝗲 𝗘𝗲 𝗜𝗳𝘁𝗶𝗶𝗻 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗪𝗮𝗿𝘁𝗮 - 𝗡𝗮𝗯𝗮𝗱𝗮, Waxa uu Shaqeeyaa:
👉 Labada Gelin Subax iyo Galab iyo
👉 Qeybta Diyaarinta Ardayda ee Khamiista iyo Jimcaha.
𝗤𝗮𝗯𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯 waa ay noo Furan Tahay.
𝗡𝗮𝗴𝘂 𝗦𝗼𝗼 𝗕𝗶𝗶𝗿.
WhatsApp Group Dugsiga:
https://chat.whatsapp.com/Cv7rXRtoDG98xwB1Z3wZtj
page-ka Dugsiga:
https://www.facebook.com/IftiinWartaNabada?mibextid=ZbWKwL
Tiktok-ga Dugsiga:
https://www.tiktok.com/?_t=8itZrCibtos&_r=1
05/09/2024
𝗤𝗮𝗯𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯
𝗗𝘂𝗴𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗛𝗼𝗼𝘀𝗲 𝗗𝗵𝗲𝘅𝗲 𝗜𝘆𝗼 𝗦𝗮𝗿𝗲 𝗘𝗲 𝗜𝗳𝘁𝗶𝗶𝗻 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗪𝗮𝗿𝘁𝗮 - 𝗡𝗮𝗯𝗮𝗱𝗮, oo aad uga Barateen Waxbarasho Tayo leh waxaa ka socdo 𝗤𝗮𝗯𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯 ee Sannad Dugsiyeedkaan 𝟮𝟬𝟮𝟰 - 𝟮𝟬𝟮𝟱.
𝗗𝘂𝗴𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗛𝗼𝗼𝘀𝗲 𝗗𝗵𝗲𝘅𝗲 𝗜𝘆𝗼 𝗦𝗮𝗿𝗲 𝗘𝗲 𝗜𝗳𝘁𝗶𝗶𝗻 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗪𝗮𝗿𝘁𝗮 - 𝗡𝗮𝗯𝗮𝗱𝗮, oo ay Arday badan ka Afalxeen Waxa uu kugu Soo Dhoweynayaa 𝗚𝗮𝗰𝗺𝗼 𝗙𝘂𝗿𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗪𝗮𝘅𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗼 𝗧𝗮𝘆𝗼 𝗹𝗲𝗵.
𝗗𝘂𝗴𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗛𝗼𝗼𝘀𝗲 𝗗𝗵𝗲𝘅𝗲 𝗜𝘆𝗼 𝗦𝗮𝗿𝗲 𝗘𝗲 𝗜𝗳𝘁𝗶𝗶𝗻 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗪𝗮𝗿𝘁𝗮 - 𝗡𝗮𝗯𝗮𝗱𝗮, Waxa uu Shaqeeyaa:
👉 Labada Gelin Subax iyo Galab iyo
👉 Qeybta Diyaarinta Ardayda ee Khamiista iyo Jimcaha.
𝗤𝗮𝗯𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯 waa ay noo Furan Tahay.
𝗡𝗮𝗴𝘂 𝗦𝗼𝗼 𝗕𝗶𝗶𝗿.
WhatsApp Group Dugsiga:
https://chat.whatsapp.com/Cv7rXRtoDG98xwB1Z3wZtj
page-ka Dugsiga:
https://www.facebook.com/IftiinWartaNabada?mibextid=ZbWKwL
Tiktok-ga Dugsiga:
https://www.tiktok.com/?_t=8itZrCibtos&_r=1
02/09/2024
𝗤𝗮𝗯𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯
Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare Ee Iftiin Xarunta Warta - Nabada, oo aad uga Barateen Waxbarasho Tayo leh waxaa ka socdo 𝗤𝗮𝗯𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯 ee Sannad Dugsiyeedkaan 𝟮𝟬𝟮𝟰 - 𝟮𝟬𝟮𝟱.
𝗗𝘂𝗴𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗛𝗼𝗼𝘀𝗲 𝗗𝗵𝗲𝘅𝗲 𝗜𝘆𝗼 𝗦𝗮𝗿𝗲 𝗘𝗲 𝗜𝗳𝘁𝗶𝗶𝗻 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗪𝗮𝗿𝘁𝗮 - 𝗡𝗮𝗯𝗮𝗱𝗮, oo ay Arday badan ka Afalxeen Waxa uu kugu Soo Dhoweynayaa 𝗚𝗮𝗰𝗺𝗼 𝗙𝘂𝗿𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗪𝗮𝘅𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗼 𝗧𝗮𝘆𝗼 𝗹𝗲𝗵.
𝗤𝗮𝗯𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯 waa ay noo Furan Tahay.
𝗡𝗮𝗴𝘂 𝗦𝗼𝗼 𝗕𝗶𝗶𝗿.
WhatsApp Group Dugsiga:
https://chat.whatsapp.com/Cv7rXRtoDG98xwB1Z3wZtj
page-ka Dugsiga:
https://www.facebook.com/IftiinWartaNabada?mibextid=ZbWKwL
Tiktok-ga Dugsiga:
https://www.tiktok.com/?_t=8itZrCibtos&_r=1
27/08/2024
𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼
Dhammaan Bahda Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare Ee Iftiin Xarunta Warta - Nabada Waxa ay Halkaan uga Hambalyeynayaan 𝗨𝘀𝘁𝗮𝗮𝗱 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗔𝘅𝗺𝗲𝗱𝗻𝘂𝘂𝗿 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱, oo ay Maanta u Soo Idlaatay Waxbarashada Heerka 1.aad ee Jaamacada.
𝗨𝘀𝘁𝗮𝗮𝗱, Dhamaan Bahda 𝗗𝘂𝗴𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗛𝗼𝗼𝘀𝗲 𝗗𝗵𝗲𝘅𝗲 𝗜𝘆𝗼 𝗦𝗮𝗿𝗲 𝗘𝗲 𝗜𝗳𝘁𝗶𝗶𝗻 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗪𝗮𝗿𝘁𝗮-𝗡𝗮𝗯𝗮𝗱𝗮, waa ay kuu Hambalyeynayaan Waxa ay kuu rajaynayaan Mustaqbal ifaya.
Guuleyso.
#𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧𝐖𝐚𝐫𝐭𝐚𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚
27/08/2024
𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨
𝐃𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐁𝐚𝐡𝐝𝐚 Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare Ee Iftiin Xarunta Warta - Nabada, 𝐖𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐇𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐮𝐠𝐚 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐞𝐲𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 12.Aad 𝐞𝐞 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐞𝐞 𝐊𝐮 𝐆𝐮𝐝𝐛𝐚𝐲 𝐈𝐦𝐭𝐢𝐱𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 12.aad oo ay Maanta Shaacisay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare.
𝐃𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐁𝐚𝐡𝐝𝐚 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐖𝐚𝐚 𝐚𝐲 𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐞𝐲𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐖𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲𝐧𝐚 𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐫𝐚𝐣𝐞𝐲𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐆𝐮𝐮𝐥.
𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼, 𝗪𝗮𝗮𝗱 𝗦𝗼𝗼 𝗗𝗮𝗱𝗮𝗮𝘀𝗵𝗲𝗲𝗻; 𝗗𝗮𝗱𝗮𝗮𝗹𝗸𝗶𝗶𝗻𝗮 𝗠𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗮𝘆𝘂𝘂 𝗠𝗶𝗿𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗮𝘆.
𝐆𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚
#𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧𝐖𝐚𝐫𝐭𝐚𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚
26/08/2024
𝗢𝗚𝗘𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗠𝗨𝗛𝗜𝗜𝗠 𝗔𝗛
Dhammaan Bulshada Soomaaliyeed ee Ku Nool 𝗗𝗲𝗴𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗪𝗮𝗿𝘁𝗮-𝗡𝗮𝗯𝗮𝗱𝗮 iyo Degmooyinka u dhow waxaa la ogeysiinayaa in Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare Ee Iftiin Xarunta Warta - Nabada uu bilaabayo Qabashada Ardayda Cusub Sannad Dugsiyeedkaan 𝟮𝟬𝟮𝟰 - 𝟮𝟬𝟮𝟱.
𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐇𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐃𝐡𝐞𝐱𝐞 𝐈𝐲𝐨 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐄𝐞 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐭𝐚-𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚, oo aad uga Barateen Waxbarasho Tayo, iyo ka Warqabka Waxbarashada Ardayda, Waxa uu Bulshada Soomaaliyeed ku Wargelinayaa in ay Bilaabeen Diwaangelinta Ardayda.
𝗗𝘂𝗴𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗛𝗼𝗼𝘀𝗲 𝗗𝗵𝗲𝘅𝗲 𝗜𝘆𝗼 𝗦𝗮𝗿𝗲 𝗘𝗲 𝗜𝗳𝘁𝗶𝗶𝗻 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗪𝗮𝗿𝘁𝗮-𝗡𝗮𝗯𝗮𝗱𝗮, Waxa uu ku yaal Degmada Warta-Nabada Xaafada Xararyaale Agagaarka Masjidka Weyn ee Xararyaale ama 𝗪𝗮𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗜𝗻𝘁𝗲𝗿𝗹𝗼𝗰𝗸-𝗴𝗮 𝗲𝗲 𝗦𝘂𝘂𝗾𝗮 𝗫𝗮𝗿𝗮𝗿𝘆𝗮𝗮𝗹𝗲.
Faafaahin Intaas ka Dheer Kaga bogo Ciwaanadaan hoose:
👇
Nagu Soo Biir.
𝗟𝗮𝗺𝗯𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗗𝘂𝗴𝘀𝗶𝗴𝗮:
+ (𝟮𝟱𝟮) 𝟲𝟭 𝟵 𝟵𝟳 𝟵𝟵 𝟰𝟲
WhatsApp Group Dugsiga:
https://chat.whatsapp.com/Cv7rXRtoDG98xwB1Z3wZtj
Tiktok-ga Dugsiga:
https://www.tiktok.com/?_t=8itZrCibtos&_r=1
page-ka Dugsiga:
https://www.facebook.com/IftiinWartaNabada?mibextid=ZbWKwL
" Iftiin Waa Iftiimiyaha Aqoonta "
20/08/2024
𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼
Dhamaan Bahda Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare Ee Iftiin Xarunta Warta - Nabada, Waxa ay Halkaan Hambalyo Aroos iyo Duco Uga Dirayaan 𝗨𝘀𝘁𝗮𝗮𝗱 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗖𝗮𝗹𝗶 𝗗𝗶𝗯𝗮𝗱 (https://www.facebook.com/maxamed.calidibad) iyo Marwadiisa Safiyo Cabdinaasir Kulmiye oo uu Maanta Arooskoodu Ka Dhacay 𝗠𝗮𝗴𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝗠𝘂𝗾𝗱𝗶𝘀𝗵𝗼.
Waxa aan Ugu Duceyneynaa Ducadii Nebiga
با رك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
Wadajiree Nabad Gala Allahayow Idinka Yeel.
18/08/2024
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Dhammaan Bahda Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare Ee Iftiin Xarunta Warta - Nabada Waxa ay Halkaan uga Hambalyeynayaan Ardayda Fasalka 8.aad ee Dugsiga ee Ku Gudbay Imtixaanka Fasalka 8.aad.
Dhammaan Bahda Dugsiga Waa ay idiin Hambalyeynayaan Waxa ayna idiin rajeynayaan Guul.
Guuleysta
14/08/2024
إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
Dhamaan Maamulka, Macalimiinta, Ardayda iyo Waalidiinta Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare Ee Iftiin Xarunta Warta - Nabada, Waxa ay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qaraabadii iyo Qoyskii uu ka geeriyooday (AUN) Ciise Axmed Ciise.
Waxa aan Allaah uga baryeynaa in uu Janatul-Firdows ka Waraabiyo (Aamiin).
Qaraabadii iyo Qoyskii ay ka Geeriyoodayna Sabir iyo iimaan Allaha ka siiyo.
اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناتك مع الدين أنعم الله عليهم من النبيين والصديقين والشهداء والصالحين وحسن أولئك رفيقا.
Allaha u Naxariisto
~ Maamulaha Dugsiga
Maxamed Cali Maxamed
29/05/2024
Maanta oo ay Taariikhdu ku Beegan tahay 29 May 2024, Ardayda Fasalka 7.aad ee Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare Ee Iftiin Xarunta Warta - Nabada ayaa Soo agaasimaya Xaflad Sagootin ah oo ay ku Sagootinayaan Sannad Dugsiyeedkaan 2023 - 2024.
Xaflada oo ay si heer sare ah u Soo diyaariyeen Waxa ay Ku Soo Jeediyeen Hadalo ay u riyaaqeen Ardayda Dugsiga, Iyaga oo Ruwaayad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka hadlaysay Waxbarashada ayey soo bandhigeen.
Gabagabadii, Waxa ay Macalimiinta Gudoonsiiyeen Hadiyado, iyaga oo Dhamaadkiina si Fiican u Sooray Macalimiinta.
Mahadsanidiin.