26/05/2026
Maamulka, Macalimiinta iyo Shaqaalaha RAMADAN PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL waxay dhammaan ardayda, waalidiinta iyo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.
Waxaan idiin rajeynaynaa Ciid farxad leh, caafimaad, nabad iyo barwaaqo.
Fasaxa Ciidda wuxuu bilaabanayaa 26 May 2026,
ardayduna waxay dib ugu soo laabanayaan 31 May 2026.
Ciid wanaagsan