Kulmis zone primary and secondary school

Kulmis zone primary and secondary school

Share

"kulmis zone Waa Kobciyaha Bulshada"
"Kulmis Zone Waa Bulsho Kaabe"

12/05/2026
Photos from Kulmis zone primary and secondary school's post 26/03/2026

Tartankii Isboortiska dugsiyada Gobolka Banaadir sanaddugsiyeed 2025-2026 ayaan maanta si aqlabiyad leh unansixinay xeerka tartanka; waxaan rajeynayaa in NAADIGA Kulmis zone primary and secondary school uu kaalin 1aad galore inshaAllah.

19/03/2026

عيد مبارك كل عام وانتم بالخير

03/03/2026

Tartanka kubadda cagta school ka Kulmis zone primary and secondary school 7A VS 7C

Photos from Kulmis zone primary and secondary school's post 03/03/2026

Waxaa shalay ciyaaray Fasalada 7A VS 7C kulan ka mid ah kulamada tartanka kubadda cagta school ka Kulmis zone primary and secondary school . cayaarta waxa ay ku soo dhamaatay 7A 11-2 7C.
Halka waxa ay guusha ku raacday Fasalka 7A.
Hambalyo fasalka 7A

01/03/2026

Tartanka kubadda cagta school ka Kulmis zone primary and secondary school .

Photos from Kulmis zone primary and secondary school's post 01/03/2026

Waxaa shalay ciyaaray Fasalada F1B vs 8AADC. kulaan oo ka mid ah kulamada tartanka kubadda cagta school ka Kulmis zone primary and secondary school . tartanka oomaraya wareega 2aad ee heerka group -da
Cayaarta waxa ay ku dhamaatay F1B 8-5. 8aadC
Hambalyo fasalka F1B.

24/02/2026

Tartanka kubadda cagta school ka

24/02/2026

Waa cayaartii shalay dhexmartay F3 vs F2B.

Photos from Kulmis zone primary and secondary school's post 23/02/2026

Waxaa galabta kulan xiise leh dhexmaray Fasalada F3 vs F2B ee ka mid ah Fasalada school ka Kulmis zone primary and secondary school . cayaarta galabta waxa ay ku soo dhamaatay F3. 6-18 F2B.
Halka waxa ay guusha raacday Fasalka F2B.
Hambalyo Hambalyo.

Photos from Kulmis zone primary and secondary school's post 16/02/2026

Waxaa galabta la ciyaaray kulan ka mid ah kulamada tartanka kubadda cagta school Kulmis zone primary and secondary school .cayaarta waxa ay udhexeysay fasalada F2A vs 7aadA. Oo kawada tirsan fasalda SCHOOL KA.
Cayaarta waxa ay ku so idlaatay F2A 3-1 7aadA.
Waxa ayna guusha raacday Fasalka F2A.
Hambalyo Hambalyo.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu