Waxaan ku faraxsanahay in aan ubadkaaga barto tarbiyada islmaalka iyo shareecada suuban
Hada waanagu soo biiri kartaan carruurtiina
Macallinku waa hage,
Ardayguna waa rajada berri.
waxaan carruurta barnaa aqoon, akhlaaq iyo mustaqbal wanaagsan.
Machadka Umul-Qura wuxuu ardayda siinayaa waxbarasho tayo leh iyo daryeel dhameystiran.
FOLLOW TIKTOK: https://www.tiktok.com/
FOLLOW FCB https://www.facebook.com/Machadkaumulqura2024SUBSCRIBE TELEGRAM: https://t.me/MACHADKAUMULQURA𝐖𝐈𝐗𝐈𝐈 𝐅𝐀𝐀𝐇𝐅𝐀𝐀𝐇𝐈𝐍 𝐀𝐇 𝐊𝐀𝐋𝐀 𝐗𝐈𝐑𝐈𝐈𝐑 𝟎𝟔𝟏2223538//𝟎𝟔𝟏𝟓𝟓𝟕𝟒𝟖𝟔
Machadka Kuleejka Umulqura - معهد أم القري الداخلي
Machadka UMUL-QURA waa kuleej diini ah kaasoo xoogga saarayo barashada taxfiidka qur’aanka kariimka iyo shareecada islaamka.
kala xiriir 615574866/618848400/612022223
16/12/2025
Maan feejigan iyo jir caafimaad qaba waa furaha waxbarashada guusha leh
Machadka Umul-Qura wuxuu ardayda siinayaa waxbarasho tayo leh iyo daryeel dhameystiran.
FOLLOW TIKTOK: https://www.tiktok.com/
FOLLOW FCB https://www.facebook.com/Machadkaumulqura2024SUBSCRIBE TELEGRAM: https://t.me/MACHADKAUMULQURA𝐖𝐈𝐗𝐈𝐈 𝐅𝐀𝐀𝐇𝐅𝐀𝐀𝐇𝐈𝐍 𝐀𝐇 𝐊𝐀𝐋𝐀 𝐗𝐈𝐑𝐈𝐈𝐑 𝟎𝟔𝟏2223538//𝟎𝟔𝟏𝟓𝟓𝟕𝟒𝟖𝟔
05/12/2025
جمعه مباركه
FOLLOW TIKTOK: https://www.tiktok.com/
FOLLOW FCB https://www.facebook.com/Machadkaumulqura2024SUBSCRIBE TELEGRAM: https://t.me/MACHADKAUMULQURA𝐖𝐈𝐗𝐈𝐈 𝐅𝐀𝐀𝐇𝐅𝐀𝐀𝐇𝐈𝐍 𝐀𝐇 𝐊𝐀𝐋𝐀 𝐗𝐈𝐑𝐈𝐈𝐑 𝟎𝟔𝟏2223538//𝟎𝟔𝟏𝟓𝟓𝟕𝟒𝟖𝟔
Waxaan u rajaynaynaa ardaydeenna guul imtixaanka iyo in ay kuwada baasaan darajooyin fiican idinka alle
نرجو لطلابنا النجاح في الامتحان وأن يجتازوه جميعًا ويحققوا درجات ممتازة
maamulaha machadka kuleejka umulqura
DR CALI AXMED
FOLLOW TIKTOK: https://www.tiktok.com/
FOLLOW FCB https://www.facebook.com/Machadkaumulqura2024SUBSCRIBE TELEGRAM: https://t.me/MACHADKAUMULQURA𝐖𝐈𝐗𝐈𝐈 𝐅𝐀𝐀𝐇𝐅𝐀𝐀𝐇𝐈𝐍 𝐀𝐇 𝐊𝐀𝐋𝐀 𝐗𝐈𝐑𝐈𝐈𝐑 𝟎𝟔𝟏2223538//𝟎𝟔𝟏𝟓𝟓𝟕𝟒𝟖𝟔
Waxaan allaah oga baryeenaa ardaydeenna in imtixaanka ufududeeyo, waxaana u rajaynaynaa guul iyo in ay an facaan diinta, dalka iyo dadka in sha allah
FOLLOW TIKTOK: https://www.tiktok.com/
FOLLOW FCB https://www.facebook.com/Machadkaumulqura2024SUBSCRIBE TELEGRAM: https://t.me/MACHADKAUMULQURA𝐖𝐈𝐗𝐈𝐈 𝐅𝐀𝐀𝐇𝐅𝐀𝐀𝐇𝐈𝐍 𝐀𝐇 𝐊𝐀𝐋𝐀 𝐗𝐈𝐑𝐈𝐈𝐑 𝟎𝟔𝟏2223538//𝟎𝟔𝟏𝟓𝟓𝟕𝟒𝟖𝟔
30/11/2025
Waxaa si rasmi ah uga socda machadka imtixaankii billaha kaasoo ujeedkiisu yahay in lagu qiimeeyo heerka aqooneed ee ardaydu joogan, laguna dhiirrigeliyo dadaalka iyo juhdiga ay la imaadeen ardayda inta ay socotay diraasada.
Maamulka iyo macallimiinta machadku waxay u rajaynayaan ardayda guul, nabad, iyo in ay imtixaanka
Waxaan u rajaynaynaa ardayda guul iyo in Eebbe u fududeeyo imtixaannada Adduun iyo Aakhiraba.
Ugu dambayn, Waxaan u mahadcelinaynaa waalidiinta udadaalaya ubadkooda lana jecel waxbarashada.
FOLLOW TIKTOK: https://www.tiktok.com/
FOLLOW FCB https://www.facebook.com/Machadkaumulqura2024SUBSCRIBE TELEGRAM: https://t.me/MACHADKAUMULQURA𝐖𝐈𝐗𝐈𝐈 𝐅𝐀𝐀𝐇𝐅𝐀𝐀𝐇𝐈𝐍 𝐀𝐇 𝐊𝐀𝐋𝐀 𝐗𝐈𝐑𝐈𝐈𝐑 𝟎𝟔𝟏2223538//𝟎𝟔𝟏𝟓𝟓𝟕𝟒𝟖𝟔
29/11/2025
سيبدأ لنا هذا المساء الامتحان الشهري الذي سيتم من خلاله تقييم مستويات الطلاب، ونتمنى لجميع طلابنا التوفيق والنجاح والسلامة.
FOLLOW TIKTOK: https://www.tiktok.com/
FOLLOW FCB https://www.facebook.com/Machadkaumulqura2024SUBSCRIBE TELEGRAM: https://t.me/MACHADKAUMULQURA𝐖𝐈𝐗𝐈𝐈 𝐅𝐀𝐀𝐇𝐅𝐀𝐀𝐇𝐈𝐍 𝐀𝐇 𝐊𝐀𝐋𝐀 𝐗𝐈𝐑𝐈𝐈𝐑 𝟎𝟔𝟏2223538//𝟎𝟔𝟏𝟓𝟓𝟕𝟒𝟖𝟔𝟔
18/11/2025
𝐔𝐌𝐀 𝐁𝐀𝐀𝐇𝐍𝐈𝐃 𝐈𝐍 𝐀𝐀𝐃 𝐂𝐀𝐑𝐑𝐔𝐔𝐑𝐓𝐀𝐀𝐃𝐀 𝐖𝐀𝐃𝐀N 𝐊𝐀𝐋𝐄 𝐖𝐀𝐗𝐁𝐀𝐑𝐀𝐒𝐇𝐎 𝐔𝐆𝐄𝐘𝐒𝐎
HALKAAN AYAAD KAHEYLEYSAA 𝐖𝐀𝐗𝐁𝐀𝐑𝐀𝐒𝐇𝐎 𝐃𝐈𝐈𝐈𝐍𝐈𝐘𝐀, 𝐂𝐀𝐀𝐅𝐈𝐌𝐀𝐀𝐃, 𝐂𝐔𝐍𝐓𝐎 IYO 𝐉𝐈𝐈𝐅 WADA JIRA.
FOLLOW TIKTOK: https://www.tiktok.com/
FOLLOW FCB https://www.facebook.com/Machadkaumulqura2024SUBSCRIBE TELEGRAM: https://t.me/MACHADKAUMULQURA𝐖𝐈𝐗𝐈𝐈 𝐅𝐀𝐀𝐇𝐅𝐀𝐀𝐇𝐈𝐍 𝐀𝐇 𝐊𝐀𝐋𝐀 𝐗𝐈𝐑𝐈𝐈𝐑 𝟎𝟔𝟏2223538//𝟎𝟔𝟏𝟓𝟓𝟕𝟒𝟖𝟔𝟔
14/11/2025
جمعه مباركه
𝐔𝐬𝐚𝐚𝐦𝐚 𝐬𝐚𝐚𝐥𝐚𝐱 𝐜𝐚𝐛𝐝𝐢 waxuu kamid yahay ardayda waxkabarata machadka umulqura waxuuna cod macaan noogu akhrinaya qaar kamid ah ayaadaha qur'aanka kariimka ah ee suuratu najmi
machadka waxaa lagu bartaa taxfiidka quraanka iyo shareecada islaamka, wuxuu bixiyaa Shahaadada Dugsiga Sare oo kuu suurtagelinaysa inaad ku biirto jaamacadaha gudaha iyo dibadda.
𝐔𝐌𝐀 𝐁𝐀𝐀𝐇𝐍𝐈𝐃 𝐈𝐍 𝐀𝐀𝐃 𝐂𝐀𝐑𝐑𝐔𝐔𝐑𝐓𝐀𝐀𝐃𝐀 𝐍𝐀𝐈𝐑𝐎𝐁𝐈 𝐈𝐘𝐎 𝐐𝐀𝐀𝐇𝐈𝐑𝐀 𝐊𝐀 𝐆𝐄𝐘𝐒𝐎 𝐌𝐀𝐑𝐊𝐀𝐒 𝐀𝐌𝐀 𝐊𝐔𝐋𝐄𝐄𝐉 𝐍𝐀𝐒𝐎𝐎 𝐁𝐎𝐎𝐐𝐎 𝐎𝐎 𝐀𝐑𝐀𝐆 𝐌𝐀𝐂𝐇𝐀𝐃𝐊𝐄𝐄𝐍𝐍𝐀.
FOLLOW TIKTOK: https://www.tiktok.com/
FOLLOW FCB https://www.facebook.com/Machadkaumulqura2024SUBSCRIBE TELEGRAM: https://t.me/MACHADKAUMULQURA𝐖𝐈𝐗𝐈𝐈 𝐅𝐀𝐀𝐇𝐅𝐀𝐀𝐇𝐈𝐍 𝐀𝐇 𝐊𝐀𝐋𝐀 𝐗𝐈𝐑𝐈𝐈𝐑 𝟎𝟔𝟏2223538//𝟎𝟔𝟏𝟓𝟓𝟕𝟒𝟖𝟔𝟔
QuraanAkhris
02/11/2025
Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno horumarka muuqda ee ardayda Machadka Umul-Qura taasoo lafdhabar u ah waxbarashada ubadkiinna
𝐒𝐚𝐚𝐝𝐚𝐪 waxuu kamid yahay ardayda dhawaan kusoo biiray machadka waxeyna Sawirrada hoose muujinayaan isbeddel weyn oo ka dhashay dadaalka macallimiinta iyo maamulka ay kubixiyaan ardayda.
اللهم زدهم علماً ونوراً
Waxaan si weyn ugu taagannahay in aan dhisno aqoonta diiniga iyo qiyamka ubadkaaga.
Waxaan utaaganahay waxbarashada & tarbiyeynta carruurtaada! 🌟
Adeegyadeenna:
📖 Barashada Qur’aanka
🕌 Machad Diini ah
🍽️ Cunto 3 waqti ah
🏡 Hoy ardaydu seexdaan
🚌 Basas ardayda qaada
➡️ Nagala soo xiriir: 615577866 / 618484800
Waxbarasho tayo leh & tarbiyad wanaagsan—ka qayb qaado mustaqbal ifaya! ✨
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Ceelasha Biyaha, Siink Dheer, Wadada Afgooye
Mogadishu
SO.BN.MO
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 16:00 |
| Tuesday | 08:00 - 16:00 |
| Wednesday | 08:00 - 16:00 |
| Saturday | 08:00 - 16:00 |
| Sunday | 08:00 - 16:00 |