Machadka dhaqaalaha bulshada ee SOMALI , Waxaad kubarankartaa xirfadaha kala duwan sida 1.Cunto karinta 2. Makeup ka 3. Cilaan saarka 4. Harqaanka 5. barashada korontada iyo cilad bixinta moobeelada
Hage Skills waa goob lagu barto xirfadaha casriga ee digitalka.