hiil academy waxaa la aas aasay 2012 wuxuuna ka shaqeyaa hormarka bulshadda dhinackasta sida waxbarashada iyp hormarinta shaqsiga
Ku soo Dhawaada Akadeemiyada SAHAL Welcome to Sahal Academy. مرحبًا بكم في أكاديمية سهل
Horyaal Medical College waa college soo saara xirfadlayaan caafimaad
ATLAS HOME SCHOOLING waxey kuu diyaarisay adeeg waxbarasho dhameystiran iyo macalimiin khibrad u leh
kusoo dhowaw gacmo furan TUSE ACADEMY
Ku soo dhawoow madarasada Al-Faaruuq ugu baraten barashasa quraanka kariimka & culiimtisa sharaceeda
Asc walaal ku soo dhawow Teacher Samiir Online school (TSOS) Tell:0615206462 252610776274 068271434
ku soo dhawaaw hoyga waxbarashada iyo barbaarinta ubadka ee Damal Primary and secondary school
Maida Academy helps students prepare for success in academic university and in general purpose.
KAABE is the leading professional schools in Somalia
Kusoo dhawaw Mu’asasada Mudug bile adeegyada waxbarasho ee aad xarunta ka helaysid waxaa ka mid ah 1- Barashada Quraanka Kariimka ah 2- Qaybta Xanaanada 3- Qaybta iskuulka 4- Qaybta khamiista iyo jimcaha Kala xiriir 0614413371/0610413371/0615710847
Somali Institute of Social Progress and Arts (SISPA) seeks to develop and empower the student's creativity and talents to turn into real career through training service.
Akadeemiyadda Shaaciye waxa ay diyaar ula tahay sidii ay ardayda uga hormarin lahed maadooyinka Scientific-ga & Luuqadaha
At Kaalib Tech, our vision is to create a world where anyone can build something meaningful through the power of technology. We believe that technology holds limitless potential, and everyone should have access to the tools, resources, and opportunities n
Somali Digital Knowledge Center is a hub for digital education and library services across Somalia.
Jazeera University Students Union JUSU waa Bogga rasmiga ah ee Midowga Ardayda Jaamacadda Jazeera.
machadalsuna waxaad ka helaysaa waxbarasho tayo leh si gaar waxuu machadku kuu barayaa culuumta sharciga sida fiqiga,xadiska ,tafsiirka,iyo waliba luuqada carabiga .
Waa hoyga waxbarashada dalka iyo horumarka jiilka cusub
KU SOO DHAWAW MACHADKA BARASHADA CULUUMTA SHARCIGAA IYO DIYAARINTA EE ALBAANI WAXAAN KUU HEYNAA DHANKA MAADIGA :- 1. FASALO BILAAW AH 2. FASALO DHEXDHEXAAD AH 3. FASALO KOORAS AH DHANKA SHAREECADANA HEERAR KEEDA KALA DUWAN GACMA FURAN KUSOO DHAWAAW.
"Hadafkeenu waa Han Iyo Himilo sare,Alle idinkii" "AL-HADAD Waa Hoyga Tacliinta Iyo Tarbiyada,Aqoonta Iyo Akhlaaqda Ubadka Soomaaliyeed" "Education For Mind And Soul"
Empowering minds through knowledge. We provide quality educational content, resources, and support to help students, teachers, and lifelong learners succeed. Join us on a journey of learning and growth!