08/07/2026
Qualified shampoo
PROVIDING CLEAR RESOURCES OF KNOWLEDGE AND Medicine so that to cure ones own hurdles healthycally PREVENTION is more easier than TREATMEN
08/07/2026
Qualified shampoo
Waxaan si kulul u cambaareynayaa go’aanka gurracan ee Dowladda Federaalku ay maanta ku joojisay dhammaan duullimaadyadii u safri lahaa gobollada dalka, kadib markii ay diyaaraduhu halis amni ka muujiyeen in ay ciidan u daadgureeyaan deegaanka Raaskambooni.
Waxaan ka xumahay in shacab Soomaaliyeed oo isugu jira haween, carruur, iyo waayeel ay maanta dhibbanayaal u yihiin go’aankan, oo ay garoonka Aadan Cadde ku xayiran yihiin kumanaan muwaadiniin ah oo u kala safri lahaa gobollada dalka.
Socdaalku waa xuquuq lamataabtaan ah oo muwaadinku leeyahay, waxaana ayaandarro ah in la siyaasadeeyo, si diyaaradaha loogu khasbo in ay ciidanka daabulaan. Waxaan madaxda Dowladda Federaalka ugu baaqayaa ah in ay si degdeg ah uga laabtaan go’aankan gurracan, si shuruud la’aan ahna u fasaxaan diyaaradaha iyo shacabka ku xanniban garoonka caasimadda.
Waa nasiib daro weyn
Allow sahal Amuuraha
Kuxidhnoow mabaahdaha
Loowada baahan yahay
Waa jumcee Aan badino SALIGA
SCW SCW
06/12/2024
Be sure you keep yourself smiling
06/12/2024
Disadvantages of Protein
Protein supplements can have several disadvantages, including:
Digestive issues: Protein supplements can cause bloating, gas, diarrhea, and stomach pains. The size of the protein molecule can affect how easily it's digested, and the source of the protein can also impact digestion. For example, whey protein is a byproduct of dairy and is highly processed, which can make it harder to digest.
Kidney problems: Consuming too much protein can increase the amount of urea in your body, which can overburden your kidneys and lead to kidney stones.
Weight gain: If you consume more protein than you use during your workouts, the extra calories can be converted into fat.
Allergic reactions: Some people are allergic to whey or soy, which are common ingredients in protein supplements.
Liver injury: Consuming too much protein can increase liver toxicity.
Lower blood pressure: Consuming too much whey protein can lower your blood pressure.
The average person needs 0.8-1.0 grams of protein per kilogram of body weight. You should consult your doctor before adding protein supplements to your regular diet.
Hhhhhhhhhh mission failed
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |