Waa Kaalinta Ardayda oo ay soo jeedinayaan Nashiidooyin, iyo Heeso Waxbarasho
Tartan Aqooneedka Iskuulka 2025-2026
Darul-Nashad waa hoyga Aqoonta waana sare uqaadaha Ardayda Soomaaliyeed.
Darul-Nashad Instituate of languages and sceintific subjects
Darul-Nashad waa hoyga Aqoonta waana sare uqaadaha Ardayda Soomaaliyeed.
Mid ka mid ah Ardayda wax ka barata Iskuulka ayaa Xaflada ka jeedisay Amaan Arday.
Tartan Aqooneedka Iskuulka 2025-2026
Darul-Nashad waa hoyga Aqoonta waana sare uqaadaha Ardayda Soomaaliyeed.
Gudiga Su'aalaha daadinayey waa:.
Ustaad Cumar Xasan Maxamed
Gudiga Sax iyo qalad fadhiyey:.
Ustaad Sheekh Nuur Maaxi
Gudiga dhibco qorista Fadhiyey:.
Ustaad Ismaciil Maxamud Maxamed
Tartan Aqooneedka Iskuulka 2025-2026
Darul-Nashad waa hoyga Aqoonta waana sare uqaadaha Ardayda Soomaaliyeed.
Darul-Nashad waa hoyga Aqoonta waana sare uqaadaha Ardayda Soomaaliyeed.
Groupada Final-ka joogay hadana kala galay Kaalinta 1aad iyo Kaalinta 2aad ee Tartan Aqooneedka Iskuulka 2025-2026.
Darul-Nashad waa hoyga Aqoonta waana Sare uqaadaha Ardayda Soomaaliyeed.
09/08/2026
Hambalyo Guushiina! 🎉📚
Waxaan hambalyo diirran u diraynaa ardayda Fasalka 8aad meel walba ay joogaan oo si guul leh uga gudbay imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8aad. Guushani waa mid ka turjumaysa dadaalkiinii, dulqaadkiinii iyo juhdiga aad geliseen waxbarashadiina.
Waxaan idiin rajaynaynaa guulo ka sii waaweyn markaad u gudubtaan heerarka waxbarasho ee xiga. Guushiinu waa mid dhiirigelin u ah Naftiina,Waalidkiina,Macalimiinta,Maamulkiina iyo Asxaabta aad waxbarashada iskula jirtaan.
“Guushu waa midda qofku ku gaadho dadaal, rumayn iyo rabitaan joogto ah.” 🌟
Hambalyo Hambalyo mar kale! Libaaxyadeena bah Darul-Nashad
Darul-Nashad waa hoyga Aqoonta waana sare uqaadaha Ardayda Soomaaliyeed.
Aayaha Ubadkeena Waa Amaano Naloo dhiibay
Tartan Aqooneedka Iskuulka 2025-2026
Final-ka
Darul-Nashad waa hoyga Aqoonta waana sare uqaadaha Ardayda Soomaaliyeed.
Diyaar garowga bilaabashada Su'aalaha Tartanka
Darul-Nashad waa hoyga Aqoonta waana sare uqaadaha Ardayda Soomaaliyeed.
08/08/2026
Horseed groupka Kaalinta 2aad galay Tartan Aqooneedka Iskuulka.
Darul-Nashad waa hoyga Aqoonta waana sare uqaadaha Ardayda Soomaaliyeed.
08/08/2026
Groupka ku guulaystay Tartan Aqooneedka Iskuulka ee C/raxmaan Bin Cowf ayaa la gudoonsiinayaa Abaal Marinta.
Darul-Nashad waa hoyga Aqoonta waana sare uqaadaha Ardayda Soomaaliyeed.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
12345