Al-wadan Schools

Al-wadan Schools

Share

Education Al-wadan hoyga aqoonta iyo iswaafajinta da'da ardayda iyo aqoontooda

02/09/2025

10 ka arday ugu sareysa Iskuulka sanad dugsiyeedka 2024-2025

Photos from Al-wadan Schools's post 27/08/2025

5 ta arday ugu sareyso imtixaanka Naqliga ah fasal kasta sanad dugsiyeedka 2024-2025

Photos from Al-wadan Schools's post 14/08/2025

Qaar kamid ah Ardayda ugu sareysa Imtixaanka 8aadka iskuulka Al-wadan branch 3
1) Sacdiyo cusmaan maxamed A
2)Ikraan muuse xasan A
3) Nafiso cabdiraxman xasan A-
4) Nasteexo yuusuf xasan A-
5)Nadiifo maxamed yuusuf A-
6) Iqro isxaaq warsame A-
7) Nimco yuusuf xasan A-
8) Nasro aadan cabdi A-
9) Iqro cabduqaadir xuseen A-
10) Ilhaan muuse xasan A-
11) Cadni cabdishakuur maxamuud A-
12) Fardowao xasan yuusuf A-
13) Suheyb cabduqaadir xuseen A-

14/08/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Dhammaan ardayda Iskuulka Al-wadan oo ku wada gudbay imtixaanka 8aad ee AWGB waana sanadkii 5aad oo xiriir ah waxaana umahad celinaynaa waalidiinta iyo macaliminta oo qeyb weyn ka qaatay inay ardaydu heerkaan gaaran waxana urajeynaynaa inay dadaalkooda sii wadi doonaan

Photos from Al-wadan Schools's post 19/06/2025

Hambalyo dhammaan ardayda Fasalka 12-aad gaar ahaan Ardayda Iskuulka Al-wadan ee maanta u soo gabegaboobay Imtixaanka Shahaadiga ee Sannad dugsiyeedka 2024/2025.
waxaan urajeyneynaa natiijo ay kuwada farxaan dhammaantood

12/06/2025

Qaar kamid ah ardayda Al-wadan oo dareenkooda cabiraa kadib imtixaanki maanta udhamaaday

Photos from Al-wadan Schools's post 12/06/2025

Hambalyo dhammaan ardayda Fasalka 8-aad gaar ahaan Ardayda Iskuulka Al-wadan ee maanta u soo gabegaboobay Imtixaanka Shahaadiga ee Sannad dugsiyeedka 2024/2025.
waxaan urajeyneynaa natiijo ay kuwada farxaan dhammaantood

30/05/2025

jadwalka f4

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, waxa ay halkan ku shaacineysaa jadwalka lagu gali doono Imtixaanka Qaranka, Sannad dugsiyeedka 2024/25.

Abdiaziz Wali

Photos from Al-wadan Schools's post 29/05/2025

Iskuulada Al-wadan imtixaanka 8aadka waxay ku kala gali doonaan xarumahaan soosocda
1) Jaamacadda soomalia bar Ubax
2) muuse galaal ( SIU)
3) SYL gubta
waxaan urajeyneynaa inay kala imaan doonaan natiijo ay ku wada farxaan insha alh

Photos from Al-wadan Schools's post 28/05/2025

Xaflad isugu jirto sagootin iyo duco ardayda f4 dufcadii 11 aad ayaa si qurux badan uga dhacday xarunta iskuulka waxaana urajeyneynaa inay guul kaso hooyaan imtixaanka qaranka ee ku soo food leh insha alh

04/04/2025

Maamulka sare Iskuulka iyo qaar kamid ah macalimiinta oo si Qurux badan ugu soo dhaweeyey ardaydii guusha usoo hoysay iskuulka kadibna uduceeyey in ilaahey guulo intaan kasii waaweyn gaarsiiyo

Send a message to learn more

02/04/2025

Guuleystayaasha Kaalinta 1aad Tartan Cilmiyeedka Dugsiyada Dhexe ee Gobalka Banaadir ee Radio Simba Bisha Ramadan.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Tusbahle/ciise Cabdi/xariiryaale
Mogadishu
612103064

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:00
Tuesday 06:00 - 17:00
Wednesday 06:00 - 17:00
Thursday 06:00 - 17:00
Friday 06:00 - 12:00
Saturday 06:00 - 17:00
Sunday 06:00 - 17:00