Tusmo primary and secondary school

Tusmo primary and secondary school

Share

Tusmo school hooyiga Aqoonta

20/12/2025

Ogeeysiis Ogeeysiis dhamaan ardayda iyo walidiinta ee iskuulka Tusmo primary and secondary school
Iskuulka waa FASAX laga bilaabo beri oo AXAD ah 21-DEC-2025 ilaa Khamiis 25-DEC-2025

Waxaa Daruusta dib loogu soo laaban doonaa Sabti 27-DEC-2025 insha allah.

Fadlan waqtiga aad Fasaxa tahay kasi faaideyso inaad daruuusta ku ceshatid si uusan waqtiga kaaga dhumin

Mahadsanidiin.

Photos from Tusmo primary and secondary school's post 03/11/2025

Qabashada Doorashada Iskuulka Tusmo 2025.

Maanta waxay ahayd maalin taariikhi ah oo ka dhacday Iskuulka Tusmo iyadoo si habsami leh loo qabtay doorashada hoggaanka ardayda ee sanad dugsiyeedka 2025.
Ardayda ayaa si wacan uga qeyb-qaadatay codeynta, iyagoo muujiyay edeb, is-ixtiraam, iyo wacyi ku saabsan muhiimadda hoggaan wanaagsan.

✅ Cod-bixinta ayaa ku dhacday jawi nabdoon, hufan, iyo nidaam leh
🗳️ Musharrixiin heersare ah oo soo bandhigay qorshayaal wax ku ool ah
🤝 Ardaydii tartamaysay waxay muujiyeen ciyaar wanaag iyo is-qaddarin

Doorashadan waxay ahayd cashar dimuqraadiyadeed oo dhiirrigelin u noqday ardayda, si mustaqbalka ay u noqdaan hoggaamiyeyaal mas’uul ah.

Waxaan u mahadcelineynaa:
Maamulka Iskuulka
Macallimiinta hagista iyo kormeerka
Ardayda ka qeybgalka muujisay




06/07/2020

Xaruumaha imtixaanka fasalka 12 ee gobalka banadir
Insha Allah nasiib wacan

06/02/2020

Welcome to Tusmo school 🏫

03/01/2020

Jimco mubarak dhamaan muslimiinta meel kasta ay joogaan

08/07/2019

Isdiiwaan galintu weey socotaa fadlan yaan lagaa buuxin
Ee horay usoo gaaar
primary and secondary school

20/05/2019

Jadwalka imtixaanka ee cusub
Nasiib wanagsan

29/04/2019

Welcome Tusmo school

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:30 - 19:00
Tuesday 06:30 - 19:00
Wednesday 06:30 - 19:00
Thursday 00:00 - 23:59
Friday 00:00 - 23:59
Saturday 06:30 - 19:00
Sunday 06:30 - 19:00