28/08/2026
๐ WELCOME BACK TO SCHOOL ๐โจ
Waxa si rasmi ah inoogu furmi doona dugsiga maalinta berri, iyadoo uu bilaabanayo Sanad Dugsiyeedka Cusub 2026โ2027.
Waxaan dhammaan ardayda ku dhiirrigelinaynaa inay la yimaadaan diyaargarow wanaagsan, dadaal joogto ah iyo goโaan adag, si ay u gaaraan guulo waaweyn.
๐ Waxbarashadu waa furaha nolosha, adiguna waxaad tahay qofka gacanta ku haya furahaas. ๐