Culuum College

Culuum College

Share

CULUUM college is a private non-profit leading higher education institution which is committed providing the excellent college education.

21/03/2026

OGEYSIIS
Waxaa la ogeysiinayaa ardayda sharafta leh in uu bilaaban doono Fasalka FORM-4
Taariikhdu waa: 23/03/2026
Fasalkani wuxuu socon doonaa 2 bil iyo bar
Waxbarashadiisuna waxay noqon doontaa mid aad u sarreysa, Insha-Allah.
Diiwaangelintu waa furan tahay
Fadlan ka faa’iidayso fursaddan qiimaha leh.

20/03/2026

Aniga oo ku hadlaya afka maamulka, macallimiinta iyo ardayda Culuum College,
waxaan idiin leeyahay: Ciid Mubaarak.
(Kullu caam wa antum bikhayr) → كل عام وأنتم بخير
Ciidan ciideeda kale, sami iyo barwaaqo Rabbi hanagu gaarsiiyo, Insha Allah.

19/03/2026

EID MUBARAK
Culuum College wishes you and your family a blessed and joyful Eid.

18/03/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH
Ardayda qiimaha badan ee ku jirta group-ka iyo sidoo kale kuwa aan weli ku jirin, waxaa la ogeysiinayaa in taariikhdu markay tahay 11/04/2026 aan si rasmi ah u bilaabi doono Course-ka EXAM BANK oo ah FREE.
Fursaddan waa mid aad muhiim u ah oo kaa caawin doonta diyaarinta imtixaankaaga iyo horumarinta aqoontaada.
Ha seegin, ka faa’iidayso waqtiga!

11/03/2026

Xaladaan waxaa loo yaqaanaa
Supernumerary Nostril ama Accessory nostril
Waa xalad qofka uu ku dhalanaayo dul dherad ah.
● Supernumerary nostril means a person is born with an extra nostril in addition to the normal two.
Key points:
•It is very rare.
•Usually present from birth.
•The extra opening may or may not connect to the nasal cavity.
•Doctors can treat it with surgery if needed.

By Ismail Buulle

10/03/2026

Waxaan galanay RAMADAN BREAK.
ARDAYEEY HALA CIBAADEYSTO ALLE BARIGA HALA BADIYO I.A GUUL AYAN IDIN RAJEYN

08/03/2026

Writing
📢 Ogeysiis Muhiim ah Ardayda
Ardayow, ma ogtahay in bisha Abriil aan bilaabi doono Course-ka EXAM BANK?
Course-kan waxaa lagu baran doonaa xallinta iyo falanqaynta imtixaannadii h**e, laga soo bilaabo 2020 ilaa 2025.
✅ Course-ku waa FREE
📘 Ardaygu wuxuu iibsanayaa buugga oo keliya
Marka la dhammeeyo course-ka, ardayda waxaa loo qaban doonaa imtixaan TEST ah oo u dhigma imtixaanka Wasaaradda, si loo qiimeeyo heerka aqoontooda.
📝 Haddaba is sii diiwaan geli si aad uga mid noqoto ardayda ka faa’iideysan doonta course-kan.

07/03/2026

Modal auxilary verbs

07/03/2026

BIOLOGY
Spinal cord

07/03/2026

Maths
Types of triangles

01/03/2026

■ EXAM BANK
Waa diyaarinta iyo Soo ururinta Imtixaannadii H**e ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare.
■ Maxay tahay Ujeeddooyinka aan ka leehahay?
■Si aad ugu diyaargarowdo imtixaanka dowladda,
EXAM BANK wuxuu kaa caawinayaa:
●​Tababar Joogto ah: Inaad ku celceliso su’aalihii h**e si aad u fahamto qaabka (pattern) imtixaanka soo socda u imaan karo.
●​Muraajico Toos ah: Inaad dib u eegis ku sameyso cutubyada ugu muhiimsan ee mar walba ku soo laablaabta imtixaanka.
●​Dhisidda Kalsoonida: Inaad ogaato in imtixaanku uusan ahayn caqabad aan laga gudbi karin, balse uu yahay mid aad si fudud u xallin karto haddii aad fahamto.
●​Barashada Farsamooyinka: Inaad barato xeeladaha iyo farsamooyinka loo madooxeeyo ama loo jawaabo su'aalaha kala duwan si aad waqtiga uga faa'iideysato.
■​Xusuusnow: Imtixaanku maaha cabsi, waa fursad aad ku muujinayso aqoontaada. Guushu waxay u baahan tahay diyaarsho iyo dhiirrigelin!

01/03/2026

● Simple Meaning
Physics is the branch of science that studies matter, energy, motion, and forces.
It explains how the universe works, from tiny atoms to large planets.
Main Areas of Physics
■Mechanics
Study of motion and forces.
Example, a car moving on a road.
■Light and Optics
Study of light, reflection, and refraction.
Example, how mirrors form images.
■Electricity and Magnetism
Study of electric current and magnetic fields.
Example, how a bulb lights up in a circuit.
■Heat and Thermodynamics
Study of temperature and heat energy.
Example, why metal expands when heated.
■Modern Physics
Study of atoms, electrons, and nuclear energy.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address

Dagmada Deynile (gutaale)
Mogadishu