Dugsiga Hoose/Dhexe & Sare Ee Baabu-Rayaan. Xarunta Muqdisho

Dugsiga Hoose/Dhexe & Sare Ee Baabu-Rayaan. Xarunta Muqdisho

Share

Babu-Rayan School is a private non governmental Organisation that works Education field

05/12/2025

Gudoomiye ku xigeenka midowga ardayda Dugsiga.
- .
Madaxa Media-ha Dugsiga Omar Lucky

01/12/2025

TACSI TIIRAANYO LEH.

‎( إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ)
Dhammaan Maamulka, Macallimiinta iyo Ardayda Dugsiga BAABU-RAYAAN PRIMARY & SECONDARY SCHOOL waxa ay Tacsi u dirayaan Ustaad Aadan Cabdi Abuukar oo Galabta Hooyadiis ku dhimatay Magaalada Muqdisho waxaan Alle ooga baryeynaa inuu Hooyo Deeqo Saalax Axmed Ka waraabiyo Janatul Firdowsa. Alle Qabrigeeda ha u waasiciyo, marti la jecelyahayna Alle haka dhigo Aamiin.
Allow u naxariiso🤲🏿🤲🏿.

22/11/2025

Dhammaan Macallimiinta iyo Ardayda Dugsiga waxaa la ogeysiinayaa in Maalinta beri uu fasax yahay Dugsiga. Daraasadda waxa ay dib u bilaaban doonnaan maalinta Isniinta ah 24/11/2025. Milgo iyo Maamuus Mudnaan Macallin baa leh.

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxay ogeysiineysaa dhammaan bahda waxbarashada in berri oo Axad ah, 23-ka Nofeembar, ay goobaha waxbarashada fasaxyihiin, iyada oo lagu maamusayo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed.

Wasaaraddu waxay u rajeyneysaa macallimiinta Soomaaliyeed dhammaan wanaag, sharaf iyo guul, maadaama ay laf-dhabar u yihiin horumarka dalka iyo dadka.

DHAMMAAD
Wixii faahfaahin fadlan la xiriir
Agaasinka warfaafinta iyo xiriirka Bulshada
Abdiaziz Wali
Email: [email protected]

Photos from Dugsiga Hoose/Dhexe & Sare Ee Baabu-Rayaan. Xarunta Muqdisho's post 22/11/2025

Xaflad si heer saro loo soo qaban qaabiyey looguna talagalay Xuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Xarunta Dugsiga Hoose/Dhexe & Sare Ee Baabu-Rayaan. Xarunta Muqdisho Ardayda ayaa Mahad Celin iyo Amaan kala dul-dhacay Macallimiintooda.
Milgo iyo Maamuus Mansab iyo Sharaf Mudnaan Macallin baa leh.
- .
Madaxa Media-ha Dugsiga Omar Lucky

19/11/2025

Fasalka 4aad oo maanta qaab practical ku sameynaayey Maadada Sayniska ee barashada Cuntada kala duwan ee laga helo nafaqada.
By Ustaad Caanaboore.
- .
Madaxa Media-ha Dugsiga Omar Lucky

17/11/2025

Natiijada Imtixaan Bileed-ka 1aad waa diyaar.
Arday walba asigoo gurigooda jooga haka fiirsado App-ka Barbaariye.
- .
Madaxa Media-ha Dugsiga Omar Lucky

12/11/2025

Madaxa Imtixaanaadka Dugsiga Hoose/Dhexe & Sare Ee Baabu-Rayaan. Xarunta Muqdisho Ustaad Yacquub Aadan Maxamed iyo Kalmadiisa ku aadan Imtixaan Bileedka 1aad.
- .
Madaxa Media-ha Dugsiga Omar Lucky

Photos from Dugsiga Hoose/Dhexe & Sare Ee Baabu-Rayaan. Xarunta Muqdisho's post 12/11/2025

Waxaa maanta oo Arbaco ah Taariikhduna tahay 12/11/2025, si guul ah noogu soo idlaaday Imtixaan bileedka 1aad ee Sanad Dugsiyeedka 2025-2026 dhanmaan ardayda waxaan u rajeyneynaa natiijo ay ku farxaan.
- .
Madaxa Media-ha Dugsiga Omar Lucky

11/11/2025

Bahda Baabu-Rayaan oo maanta ku kulmay ee xaafadda Galmudug.
- .
Madaxa Media-ha Dugsiga Omar Lucky

10/11/2025

Qaar ka mid ah Taabuurka F2 iyo Fasalka 4aad.
- .
Madaxa Media-ha Dugsiga Omar Lucky

09/11/2025

Madaxa Imtixaanaadka Dugsiga Hoose/Dhexe & Sare Ee Baabu-Rayaan. Xarunta Muqdisho Ustaad Yacquub Adan Mohamed ..
- .
Madaxa Media-ha Dugsiga Omar Lucky

Photos from Dugsiga Hoose/Dhexe & Sare Ee Baabu-Rayaan. Xarunta Muqdisho's post 08/11/2025

Waxaa maanta si habsami leh u bilowday imtixaan bileedka 1aad ee Sanad Dugsiyeedka 2025-2026 dhammaan ardayda natiijo wanaagsan ayaan u rajeyneynaa.
- .
Madaxa Media-ha Dugsiga Omar Lucky

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
252