29/04/2026
Dhammaan bulsho weynta ku nool deegaanka Ceelasha biyaha iyo nawaaxigiisa waxaa la ogeysiinayaa in Collegue-ka shabelle zoon uu qaadanayo dufcaddii labaad ee barashada Kombiyuutarka ( Computer-ka ).
Tirada la qaadanayo way xaddidan tahay ee h**e u gaar Xafiiska Collegue-ka yaan lagaa buuxininee.
Collegue- ka waxaa uu ku yaallaa waddada dheer Arabacow ee aadda Hormuud doorale, gaar ahaan agagaarka Masjidka Dhooqqeeye.
Wixii intaas dheer fadlan kala xiriir:- 617408282
23/01/2026
Guul iyo nasiib wacan ayaan idin rejeynaynaa dhammaantiin insha allaah.
15/01/2026
Sawirada Xafladda ee Mac-hadka Al-ikhlaas Qeybta 2-aad.
Haddiyadaha iyo shahaaddo bixinta.
14/01/2026
Qeybta 1aad sawirada xafladda.
12/11/2025
Waxaa maanta oo Arbaco ah Taariikhduna ay ku beegan tahay 12- 11- 2025 noo soo gaba gaboobay Imtixaan billedka 1aad ee dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Shabeelle zoon, sannad wax-barasheedka 2025 -2026.
Dhammaam ardayda waxaan u rajeynayna guul iyo natiijo wacan insha allaah.
.
25/06/2025
Marka h**e, Waxa ay mahad u sugnaatay Allah SW, marka xiga Maamulka, Macallimiinta, Waalidiinta iyo howl wadeennada Dugsiga Shabeelle zoon oo iska kaashaday in ardaydaan ay soo gaaraan heerkaan qurruxda badan oo farxadda leh.
Dhammaan ardayda waxaan leenahay hambalyo, waxaan idin rajeynaynaa guul iyo natiijo wacan insha Allaah.
05/06/2025
Waxaa shaleey oo Arbaco aheyd taariikhduna ku beegneyd 4-June -2025 noo soo gaba gaboobay Fiinaalaha Tartan aqooneedka Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Shabeelle Zoon sannad wax-barasheedka 2024- 2025 kaas oo ay ku tartamayeen Fasalka 7aad iyo Fasalka Form 3.
Ugu dambeyn waxay guushu raacday Form 3.
Form 3 waxaan idin leenahay Hambalyo guuleysta waad u qalanteen 7aad mar kale iyo nasiib wacan insha Allaha.
Hambalyo Form 3.