Al qudus primary and secondary school

Al qudus primary and secondary school

Share

Halkani waa page-ka rasmiga ee Al qudus primary and secondary school waxaadna kala socon doontaan wa

08/08/2026

Hambalyo 10ka ugu sarreeysa natiijada imtixaanka galableyda

๐Ÿฅ‡ Maaโ€™iddo Cali Isxaaq โ€“ 97.5%
๐Ÿฅ‡ Filsan Xasan Axmed โ€“ 97.5%
๐Ÿฅ‡ Axmad Cali Axmed โ€“ 97.5%
๐Ÿฅˆ Nawaal Rooble Shoobaaye โ€“ 95.8%
๐Ÿฅˆ Sihaam Cali Shoobaaye โ€“ 95.8%
๐Ÿฅˆ Saabiriin Aadan Maxamad โ€“ 95.8%
๐Ÿฅ‰ Tasniim Maxamad Cismaan โ€“ 88.6%
๐Ÿฅ‰ Sihaam Maxamad Cabdi โ€“ 88.6%
๐Ÿ… Xasan Maxamad Xasan โ€“ 86.8%
๐Ÿ… Maxamad Aweys Axmed โ€“ 86.8%

08/08/2026

Maamulka iyo Macallimiinta Al Qudus Primary and Secondary School waxay si weyn ugu hambalyeynayaan 10-ka arday ee ugu sarreeya dhammaan iskuulka

Guushiinnu waa mid ka dhalatay dadaal, adkaysi, anshax iyo juhdi joogto ah. ๐ŸŒŸ๐ŸŽ“

Waxaad tihiin tusaale wanaagsan oo ay ku daydaan ardayda kale. ๐Ÿ‘๐Ÿ“š
๐Ÿ’š๐Ÿ’™

Al qudus primary and secondary school

21/07/2026
18/07/2026


26/05/2026

๐ŸŒ™โœจ Eidul Adha Mubarak โœจ๐ŸŒ™

Maamulka Alqudus Primary and Secondary School wuxuu dhammaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan waalidiinta, ardayda iyo macallimiinta ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa. ๐Ÿค๐Ÿ

Alle ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, ciiddan ciideeda ha inagu gaarsiiyo bashbash iyo barwaaqo.

๐Ÿ“ Suuqaxoolaha

14/05/2026

primary & secondary school

22/03/2026

ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ ูˆุจุฑูƒุงุชู‡
Maamulka dugsiga hoose dhexe iyo sare ee ALQUDUS waxaa uu waalidiinta iyo ardayda ogaysiinayaa in dib loo furayo iskuulka ka dib markii aay inoo Soo dhammaadeen fasxyadii 10 kii dambe ee Ramadaan iyo ciidul fitrigii sidaa darteed waxay waxbarashada inoo bilaabanaysaa 23/03/2026

Wabillaahi tawfiiq
ูˆ ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ ูˆุจุฑูƒุงุชู‡

19/03/2026

Maamulka iyo macallimiinta Iskuulka Al-Qudus Primary & Secondary School waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaan dhammaan waalidiinta, ardayda, iyo ummadda Muslimiinta ah munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fitriga.

Ilaahay ha naga aqbalo soonkii, salaaddii, iyo camalkii wanaagsanaa.

Ciid Mubaarak! ๐ŸŒธ

Photos from Al qudus primary and secondary school's post 03/02/2026

Dadaal wacan



04/01/2026

๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ฐ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ ๐—”๐—น๐—น๐—ฒ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐˜†๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐Ÿคฒ

Guul iyo horumar ๐Ÿ“ˆ
Nabad iyo midnimo ๐Ÿค
Aqoon akhlaaq iyo guul ๐Ÿ“šโœจ



Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
252